Webmaster

    Wasiirka Daakhiliga oo ka hadlay dilkii ka dhacay gawso-wayne

    Hargeysa, 23, June 2012 (Qurbejoog)- Wasiirka wasaaradda arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa maanta ka hadlay dilkii ka dhacay tuuladda Gawso-weyne. Wasiirku wuxuu sheegay inuu soo dhawaynayaan waxgaradka u guntaday daminta xiisadaasi. Waxaanu ugu baaqay bulshadda ku dhaqan deegaamadaasi inay si wada jir ah u ilaashadaan nabadgelyadooda. Wasiirku waxuu ugu baaqay warbaahinta dalka…

    Read More

      Draft Constitution Reached for Somalia

      Somalia has taken a big step along its so-called roadmap for ending a period of political transition toward a new government. On Friday, in Nairobi, Somali officials signed an agreement on a proposed constitution. Augustine Mahiga, the United Nations special representative for Somalia, welcomed the signing of several important measures on the roadmap. AUGUSTINE MAHIGA:…

      Read More

        Suxufiga Farshaxanta ah ee Amiin Caamir oo Sawir-gacmeed xiiso badan ku cabiray wada-hadaladii Somalia-Somaliland

        Hargeysa 23, June 2012 (Qurbejoog.com)- Suxufiga dhinaca farshaxanimada sheekooyinka ee Amiin Caamir, ayaa sawir-gacmeed xiiso badan ku cabiray wada-hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya oo Khamiistii lagu soo gebogabeeyay duleedka magaalada London. Wada-hadalkan oo ahaa kii u horeeyay ee muddo 21 sannadood ah ay is toos ah labada dhinac isku soo horfadhiistaan, waxa wejigiisa koowaad oo duleedka…

        Read More

          Hambalyo Ku socota Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxmed Maxmud Silanyo; by Xamse Muxumed Nuur

          Aslama Calaykum Waraxmatulahi Wabarakaatuhu Dhaman waxan salamaya bahwaynta Saxafada Somaliland  Oo si Hagar laan ah u soo tabisa Hormarka Dalka . Dulucda Qoraalka hadan u dhadhaco waxan  Hamabalyo  iyo Boogaadin U dirayaa  Shacabka reer Somaliland  Gudo  Iyo Dibada Jooga  Sida Fiiacan  ee ay uga Soo Gudbeen  marxaladaha Qalafsanaa ee dalku soo maray  iyo sida ay…

          Read More

            Mareykanka oo ka Digay Falal Argegixiso oo ku Wejahan Mombasa

            Nairobi June 23,2012(SDN)-Safaarada Mareykanku ku leeyahay Kiinya ayaa qoraal ay maanta shaacisay ugu digtay dhamaan shaqaalaha Safaarada iyo muwaadiniintooda booqashada magaalada Mombasa mudo laba todobaad ah. Qoraalkan ayaa lagu xusay in Safaradu heshay xog cadeyneysa in Mombasa ay ku soo wejahan yihiin weeraro ay maleegayaan kooxo Argegixiso ahi. Qoraalkan Digniinta ah ayaa farya in shaqaalaha…

            Read More

              Rag Al Shabaab in ay ka mid yihiin lagu tuhunsan yahay oo Gaari Shacab siday ku Dhacay Kenya

              Liboi June 23,2012(SDN)-Koox dableya oo wejiyada soo qarsatay ayaa weecsaday mid ka mida gawaari Aroos galbineysay magaalada Liboi ee woqooyi bari Kenya,sida ay daabacday barta Internetka ee Xinhua. Ragan h ubeysan ayaa wadada u galay kolonyo gawaari ah oo Buska ay afduubteena uu hogaaminayay. Dableydan Shabaabka in ay taabacsan yihiin la tuhmayo ayaa gebi xoog…

              Read More

                Young Somalis struggle to find peace in Canada

                They are called the ciyaal baraf, or the children of the snow. The kids of a generation who fled blood-stained Somalia two decades ago. Their parents sought refuge across the world in a mass exodus from civil war. Many settled in Canada, mostly in Toronto, where they raised their children, often in poverty. And, as…

                Read More

                  Madaxda ugu sareyso dowladda oo maanta si heer saro ah loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho

                  Muqdisho, June, 23, 2012—— Waxaa maanta Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho si gooni gooni ah ugu soo dagay madaxda ugu sareyso dowladda, Iyagoona si heer saro ah loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho. Waxaana soo dhaweynta Madaxda ka soo qeybgalay Wasiiro,Xildhibaano, Saraakiil, gudoomiyayaasha degmooyinka Banaadir, Haween,iyo dad kale oo aad u fara badan….

                  Read More

                    Jigjiga: Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo cafis u fidiyay 43 nin oo muddo 8 bilood xidhnaa

                    Jigjiga 23, June 2012 (SDN)- Madaxweynaha Dawlad-deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa maanta cafis u fidiyay 43 nin oo muddo 8 bilood ah ku xidhnaa Jeelka magaalada Jigjiga ka dib markii maxkamaddi ku riday xukuno isugu jiray 15 sano, 25 sano iyo xabsi daa’in. Dadkaas waxa lagu eedeeyay inay dhinaca Somaliland uga gurmanayeen…

                    Read More

                      Wafdigii Somaliland Ee Wada-hadalada Ka Qaybgalay Oo Warbixin Siiyay Baaralamanka Britain

                      London June 23,2012(SDN)-Wafdigii ka socday Jamhuuriyada Somaliland ee wada hadalada la yeeshay Soomaaliya ayaa shalay galabtii lagu soo dhaweeyay xarunta Baarlamaanka Britain iyaga oo warbixin buuxda ka siiyay wada hadaladii taariikhiga ahaa ee dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya iyo qodobadii  ay ku heshiiyeen labada dhinac. Xubnaha Baarlamaanka dalkan UK ee shirkan soo abaabulay oo ay hormuud…

                      Read More

                        Xildhibaan Qabile oo Beesha Caalamka u diray Fariin ku wejahan Gooni isu taaga Somaliland

                        Caalamku wuxuu ka war hayaa Soomaaliland inay ahayd dal xilligii isticmaarka hoos yimaada boqortooyadii ingiriiska oo xuduuda cadcad la lahaa Soomaalidii Faransiisku gumaysanayay Soomaalidii Talyaanigu gumaysanaya, Reserv Area oo iyana gacantii boqortooyadii Etheopia ku wareejiyay Ingiriisku sanadii 1954kii. Soomaaliland waxa cad dhamaadkii dagaalkii labaad ee dunida inay ka mid ahayd meelihii ugu horeeyay ee ay…

                        Read More

                          Burcad-badeeda Soomaalida oo la Tirakoobay dadka ay Laayeen

                          Washington June 23,2012(SDN)-Hayad ka diiwan gashan dalka Mareykanka oo baaritaan ku sameysay dhibaatada Burcad badeedu ku heyso Maraakiibta isaga gooshta xeebaha Soomaalida. One Earth Future foundation ayaa warbixintan ay daabacday ku xustay in ay korortay dilalka iyo dhaaca ay Burcadu u geysato dadka gacanta u gala. Warbixtu waxa ay sheegtay in Sanadii 2011kii ay burcada…

                          Read More

                          Germany oo 4-2 Ku Dhirbaaxdey Greece Euro Quarter Final.

                          Ukerain-June-22-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu8 ku eegeynaa horyaalka kubadda cagta ee qaaradda yurub oo si habsami ah u socda laguna gudajiro quarter finalkii. Akhyaartay ciyaartii labaad ee quarter finalka waxaa maanta oo jimaco ah foodda islagaley Germany iyo Greece,ciyaartan oo runtii la wada sugayey waxaa ka soo qeybgalay dadweyne aad u tiro badan dabcan waxaan ka maqneyn…

                          Read More

                          Miami Heat oo Ku Guuleysata NBA Championship

                          Miami-Fl-June-21-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa kubaddii koleyga ee NBA ayaa xaley lagu kala baxay markii aay ku guuleysatey kooxda Miami Heat kana guuleysatey Oklohoma City Thander-121-106. Haddaba kooxdan Miami Heat oo koobkan ku guueysatey sannadkii 2006 kana dhex muuqdey laacibkii weynaa ee Shaquille O’Neal,ayaa ka bacdi waxaa sannadkii 2010 ku soo biirey kooxdan…

                          Read More