Doon siday 67 Soomaali ah oo ku Qaraqantay Malawi
Malawi June 22,2012(SDN)-Dooni siday dad Soomaali ah oo megengelyo doona ayaa ku qaraqantay harada Malawi ee dalka Malawi,sida ay shaaciyeen wakaaladaha wararka. Doontan oo siday 67 ruux ayaa la sheegay in ay la rogantay Soomaalida Tahriibeysay. Sida ay shaaciyeen Ciidamada Amaanka ee dalka Malawi waxa ilaa iyo haatan la helay meydadka 47 ka mida Soomaalidii…
