Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la qaatay Wefdi ka socda dowladda Faransiiska
Muqdisho June, 20, 2012(SDN)- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Xuseen Carab Ciise ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Mrs, Elisbeth Barbier oo ah Agaasimaha Waaxda Afrika u qaabilsan dowaldda Faransiiska,islamarkaana uu ka soo qeybgalay Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen, C/qaadir Cali Diini, Iyagoona ka wada hadlay Amniga hormarinta Siyaasadda Soomaaliya iyo xiriirka labada dal. Shir…
