Webmaster

    XALLINTA KHILAAFKA

    Nolosha aadanuhu waxay soo martay marxalado kala duwan oo leh duruufo kala geddisan. Waxaa mar walba aadanuhu uu ku hawlanaa sidii uu uga bedbaadi lahaa waxyeellada dabeecadda, uuna u haqabtiri lahaa baahiyihiisa kala duwan. Dadku waxay leeyihiin baahiyo, dhaqanno, caqiidooyin, iwm kala nooc ah. Tanina waxay keenaysaa in dadku u kala fakaro, una kala dhaqmo…

    Read More

      Golaha Wasiirada oo Galabta Isugu Yimid Shir Looga Hadlayo Amniga

      Muqdisho, Jun. 18.2012(SDN)-Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn iyadoo shirkani uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana shirkan looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu horeysay xoojinta amniga Muqdisho, sidii looga hortagi lahaa bar-koontoroolada kusoo badanaya magaalada muqdisho Road Map-ka, iyo halka ay…

      Read More

        Nin Soomaali ah oo Yemen nin Sarkaala isku Qaxiyay

        Cadan June 18,2012(SDN)-Wasaarada arrimaha Guddaha ee dalka Yemen ayaa sheegtay in ruux maanta isku qarxiyay magaalada Cadan ee dalkaa uu ahaa ruux Soomaali ah. Ruuxan Soomaaliga aha ayaa qaraxan la beegsaday Sarkaal sare oo u dhashay dalka Yemen sida ay wasaaradu warkeeda ku sheegtay. Sarkaalkan ayaa warka lagu sheegay in uu ku sii jeeday xero…

        Read More

          Hargeysa: Ururka SOHACSO oo 60 Dhallinyaro ah u furay Tababar Farsamada Gacanta ah

          Hargeysa 18, June 2012 (Qurbejoog.com)- Ururka SOHACSO ayaa 60 dhallinyaro ah oo wiilal iyo gabdho isugu jira, tababar lagu baranaayo xirfadaha dawaarka iyo nijaarnimada uga furay magaalada Hargeysa. Munaasibadda furitaanka tababarkan oo ka dhacday xarunta ururka SOCSA ee magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mustafe Maxamed Qodax, Maxamed Axmed…

          Read More

            UN: World refugee population skyrockets in 2011, highest this century

            The United Nations’ High Commissioner for Refugees (UNHCR) today said last year produced the highest number of new refugees this century, with 800,000 people having to flee their countries due to conflicts around the world, according to the agency’s new annual “Global Trends 2011” report. Afghanistan tops the list, with 2.7 million refugees, followed by Iraq, Somalia, Sudan,…

            Read More

              Guddoomiye ku-xigeen cusub oo loo magacaabay gobolka Sanaag ee bariga Somaliland

              Hargeysa 18, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa guddoomiye ku-xigeen cusub u magacaabay gobolka Sanaag, ka dib markii uu dhowaan geeriyooday guddoomiye ku-xigeenkii gobolkaasi. Sida lagu sheegay qoraal galabta ka soo baxay Madaxtooyada, Madaxweynuhu waxa uu guddoomiye ku-xigeenka gobolka Sanaag u magacaabay Ismaaciil Cabdi Xasan Maxamed, wuxuuna qoraalka magacaabistaa lagu shaaciyay…

              Read More

                Digreeto magacaabis, bedel iyo xil-ka-qaadis xambaarsan oo Madaxweynaha Somaliland soosaaray, halkan ka akhri

                Hargeysa 18, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa digreeto uu soosaaray ku magacaabay Agaasimeyaal guud, iyadoo midna uu bedelay, xilkiina ka qaaday Maareeyihii xidhiidhka mucaawinada hay’adda WFP. Sida lagu sheegay qoraal uu galabta soosaaray afhayeenka Madaxtooyada Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Madaxweyne Siilaanyo, waxa uu magacaabay Agaasimeyaasha guud ee wasaaraddaha Khaarajiga, Daakhiliga,…

                Read More

                  Wefdi ka socda Xukuumada Puntland oo Booqanaya Degaano dhawaan uu Booqday wasiirka Gaashaandhiga Somaliland

                  Laasqoray Jan 18,2012(SDN)-Wefdi uu hogaaminayo wasiirka Dekedaha iyo la dagaalnka burcad-badeeda Md Siciid Maxamed Raage ayaa booqasho ku jooga degaanka Laas qoray oo dhawaan uu booqday wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami. Safarkan ayaa ku soo beegmaya xili hadal heyn badani ay ka taagneynd tilaabo ay ciidamada Somaliland ugu wareejiyeen degaanka Tuka Raq ciidamada…

                  Read More

                    Madaxweyne DDS oo casho sharaf ku qaabilay dhigiisa Puntland

                    Jigjiga, 18, June (Qurbejoog)- Madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Casho Sharaf u Sameeyay dhigiisa maamul gobolleedka Puntland oo maalmihii u dambeeyay booqasho ku joogay halkaas. Weftigan casho sharafta lo sameeyay oo ka koobnaa Madaxweynaha Puntland iyo wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa. Ujeedada weftgan weftiga Madaxweyne Faroole ayaa la xidhiidhay sii xoojin labada dhinac marki horeba…

                    Read More

                      Shir lagu dejinayo qorshaha Caafimaadka ee shanta sanno oo Hargeysa ka furmay

                      Hargeysa, 18, June 2012 (Qurbejoog)- Shir lagaga hadlayo Qorshaha Horuumarinta Caafimaadka ee shanta sanadood ee soo socda, ayaa maanta looga furay huteel maansoor ee magaaladda Hargeysa waxaana ka soo qeyb galay dhakhaatiir ka kala socota Goboladda dalka iyo khubaro caalamiya oo dhinaca caafimaadka ah. Agaasimaha guud ee wasaaada caafimaadka Cabdi Axmed Nuur,oo furitaanka kulankan oo…

                      Read More

                        Cali Waran-cadde oo ka dayriyay natiijada Shirka Somaliland iyo Soomaaliya

                        Hargeysa, 17, June 2012 (Qurbejoog)- Cali Maxamed Waran-cadde oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga mucaaradka ah ee UDUB ayaa ka dayriyay natiijada ka soo bixi doonta shirka dhawaan Somaliland iyo Soomaaliya uga furmaya magaalada London ee cariga Ingiriiska. Cali Maxamed Waran-cadde oo maanta warbaahinta qaarkeed kula hadlay Hargeysa ayaa sheegay in madaxda dawladda TFG-du aanay…

                        Read More

                          Guddiga Somaliland uga qaybgalaya wada-hadalada Soomaaliya oo dalka ka dhoofay, kana hadlay qorshaha wada-hadalka iyo cida soo qabanqaabisay

                          Hargeysa 17, June 2012 (Qurbejoog.com)- Guddiga dhinaca Somaliland uga qaybgalaya wada-hadalada Soomaaliya, ayaa maanta dalka ka dhoofay, iyagoo sii jeeda magaalada London ee dalka Ingiriiska. Guddigan oo shan xubnood ka kooban, waxay 21 bishan aynu ku jiro magaalada London kaga qaybgalayaan wejiga koowaad ee wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Cabdillaahi Cumar…

                          Read More

                            Somaliland oo Degaano ay Shalay Qabsatay ku Wareejisay Puntland

                            Tuka Raq June 17,2012-(SDN)-Ciidamada Somaliland ee shalay gacanta ku dhigay degaanada Tuka Raq ayaa maanta ku wareejiyay ciidamada Puntland oo dhankooda ka soo ruqaansaday. Arrintan oo soo shaacbaxday gelinkii hore ee maanta ayaa waxa ka hadlay wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo shegay in ay sababo dhanka ciidanka ah uga soo baxeen. Wasiirka…

                            Read More

                              Jaaliyada reer Jabuuti ee Ottawa oo Abaabulaya Xaflada 27 June oo Mucaaridku ku keliyeystay

                              Ottawa June 17,2012(SDN)-Jaaliyada reer Jabuuti ee ku nool caasimada dalka Canada ayaa ku gudo jira abaabulka xaflad lagu weyneynayo xuska sanadguuladii ka soo wareegtay maalintii dalkaasi uu ka xoroobay gumeystihii Faransiiska. Xafladan oo abaabulkeedu si weyn uga socdo Ottawa ayaa waxa sanadkan ummada u soo bandhigaya ashqaas taageero mug leh u haya axsaabta mucaaridka Jabuuti….

                              Read More

                                FIDNOOYINKA KA SOO BAXA ALBAABADA MADAXDA WAY KA KHATAR BADAN YIHIIN FIDNOOYINKA KALE

                                XASUUSO IN ALLE DANBI DHAAF BADAN YAHAY MAR WALBA JECEL YAHAYNA KUWA TOOBAD KEENKA BADAN ALLE AYAA MAHAD ISKA LEH DHAMAANTEED .INTAASI KA DIB DHamaantiinba waad salaaman tihiin wariyayaasha iyo akhristayaashuba Soomaalidu waxay tiraa arrin deg deg u baahan lagama daaho .waxaan leeyahay waxii dhacyba dhaca alle ayuunbaana xaal og Dawladu maskaxdeeda iyo siyaasadeeda iyo…

                                Read More