Guddiga Somaliland u metelaya wejiga hore ee wada-hadalada Soomaaliya oo beri dalka ka dhoofaya, yaase ka qaybgalaya wejiga labaad?
Hargeysa 16, June 2012 (Qurbejoog.com)- Guddiga Somaliland u metelaya wada-hadalada Soomaaliya, ayaa lagu wadaa inay Axadda beri ka dhoofaan dalka, si ay uga qayb-galaan wada-hadalada labada dhinac. Wada-hadalkan oo ah kii u horeeyay noociisa ee 21 sannadood ay isku-hor fadhiistaan Somaliland iyo Somalia, waxa sida la qorsheeyay uu 21-ka bishan aynu ku jiro ee June…
