Webmaster

    Reer Buuhoodle oo ka hoos baxay kooxda Khaatumo

    Buuhoodle 14, June 2012 (Qurbejoog.com)- Odayaasha dhaqanka, wax garadka, culimada iyo maamulka degmada Buhodle, ayaa isla qaatay inay ka hoos baxaan kooxda Khaatumo islamarkaana ay qaataan nabadgelyada ay dawladda Somaliland mudada ku baaqaysay. Maayarkii kooxda Khatumo u qaabilsanaa magaalada Buhodle Mr. Kayse Maxamed Xaaji Cali, ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay…

    Read More

      Eritrean national admits aiding Somalia’s Al Shabaab

      An Eritrean man has pleaded guilty in a federal court in the US to receiving military training from the Somali militant group Al Shabaab. Mohammed Ibrahim, a 38-year-old Eritrean national and permanent resident of Sweden, was arrested in Nigeria in November 2009 and transferred to US custody four months later to face terrorism charges, Reuters…

      Read More

        Jidka isku-xidha Hargeysa iyo Sallaxlay oo dhismaheeda la bilaabay iyo xaddiga lacagta lagu gudoomay madashii wanqasha wadada (Daawo)

        Hargeysa 14, June 2012 (Qurbejoog.com)- Jidka xidhiidhiya caasimadda Somaliland ee Hargeysa iyo degmada Sallaxley oo 63 Km dhinaca Koonfureed kaga beegan, ayaa maanta si rasmi ah loo bilaabay, si laami cusub looga bineeyo. Munaasibad loo sameeyay bilaabista dhismaha wadadaas oo lagu qabtay meel dhawr Km dhinaca Koonfurta ka xigta madaarka Hargeysa, waxa ka qaybgalay Maayarka…

        Read More

          CPJ calls on Somaliland president to end press crackdown

          June 13, 2012 President Ahmed Mohamoud Silyano Office of the President Hargeisa, Somaliland (transmitted via email) Dear President Ahmed Mohamoud Silyano, We are writing to express our alarm over deteriorating conditions for independent journalists in Somaliland. The Committee to Protect Journalists has monitored 58 cases of journalist detentions by authorities since the beginning of the…

          Read More

            Washington: Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo ka qaybgalaya Shir lagaga hadlayo yaraynta dhimashada Carruurta

            Washington, 14 June 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog), ayaa booqasho ku tagay caasimada dalka Maraykanka ee Washington DC. Wasiirku wuxuu ku joogi doonaa Washington safar gaaban oo saddex casho qaadan doona waddanka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qayb gelayo shir ay ku soo casuuntay Hay’adda Madaxa banaan ee dawlada…

            Read More

              Somaliland oo magacawday 5 xubnood oo ay ka muuqdaan goleyaasha iyo mucaaradku oo uga qaybgalaya Shirka wada-hadalka Soomaaliya

              Hargeysa, 14 June 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa shan xubnood u magacowday shirka gogol xaadhka ah ee wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya. War-saxaafadeed uu soo saaray Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Boobe Yuusuf Ducaale, isla markaana u muuqday mid hafeef dhigasho badani ka muuqato ayaa lagu sheegay in Xukuumaddu u magacawday shan xubnood oo gogol xaadh…

              Read More

                Waxa Shaleyto Subax lagu waaberiistay war ku saabsan in toogasho gaadmo ah loogu gaystay Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Hargeysa

                Waxa Shaleyto Subax lagu waaberiistay war ku saabsan in toogasho gaadmo ah loogu  gaystay Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Hargeysa C/rashiid Maxamed Duraan, ka dib markii isagoo masaajidka ka soo baxaya lala beegsaday Toogashadaasi. Waxa ay hadaba is waydiin tu tahay Ayaa ka danbeeya yaa Toogtay maxay ku timi maxay ku danbeyn : Inkastoo qofka toogtay uu…

                Read More

                  SSUK oo Xaflad 26 june ku saabsan soo qabanqaabisay iyo London

                  Ascw, Waxaan dhamaan marwooyin iyo mudanayaal idin ogaysiinaynaa oo aanu idinku soo dhawaynaynaa munaasabada 26ka June, 2012 oo lagu qaban doono: London Marriott Hotel Kensington 147 Cromwell Road, Kensington · London, SW5 0TH England   Xafladan oo aqoonyahan, madax dhaqameed, dhalinyaro, rag iyo dumar iskugu iman doonaan ayaa lagu xusi doonaa maalintan qiimaha iyo qaayaha…

                  Read More

                    Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibedda Somaliland oo xaalad caafimaad ka dib dalka ku soo laabtay: War-saxaafadeed

                    Hargeysa June 14,2012 Waxa dalka dib ugu soo noqday wasiirul Dawlaha Arrimaha dibeedda ee Jamhuuriyada SomalilandMd Maxamed Rashiid oo dalka in mudo ahba uga maqnaa arrimo Caafimaad,sidaana waxa lagu sheegay war saxaafadeed uu saxaafada u qeybiyay oo nuqul ka mid ahina ina soo gaadhay. “Waxaan maanta oo bishu tahay 13-kii Juun, 2012 halkan idin ogeysiinaya…

                    Read More

                      Ururka Waddani Waa Xoriyatal Qawl By Mukhtar Cilmi‏

                      Fikirka Ururka Waddani salkeesu wuxu yahay in loo adeego danta guud ee shacabka iyo in shacabka Somaliland ay lahadaan awood dowladnimo, waddankana laga hirgeliyo nidaam dimuqraadeyeed sida doorashhoyin madaxbanaan oo u dhacdo si caddaalad ah. Fikirka Ururka Waddani wuxuu taagersan yahay oo hirgalin doona mamuul dawlad iyo shacab is rumeysan oo ka dhexayso wada tashi…

                      Read More

                        Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha & Ra’iisul Wasaaraha Kenya

                        Nairobi 14 June 2011(SDN) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Professor Cabdiweli Maxamed Cali oo booqasho rasmi ah ku jooga Kenya ayaa maanta kulamo la kala qaatay Madaxweynaha Dalka Kenya Mudane Mwai Kibaki iyo Ra’iisul Wasaaraha Kenya Raila Odenga. Kulanka Madaxweynaha Kibaki ayaa ahaa kii ugu horreeyey ee dhex mara Ra’iisul Wasaare Cabdiweli iyo Madaxweyne Kibaki. Ra’iisul Wasaaraha…

                        Read More

                          Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Nairobi ku geeriyooday iyo Xukuumada KMG ah oo Aas Qaran u Sameyneysa

                          Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Geeridu waa xaq Waxaa shalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya Gudoomiyihii hore ee baarlaamanka Soomaaliya marxum Sheekh  Mukhtaar Maxamed Xuseen oo ahaa ruug cadaa siyaasi soomaliyeed. Waxaa manata shir deg deg ah isugu yeeray golaha wasiirada Ku xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Xuseen Carab Ciise oo…

                          Read More

                            Somalia PM thanks Kenya for solid support

                            NAIROBI, Kenya, Jun 13 – Somalia Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali has thanked Kenya for its unwavering support to the war-torn nation. Acknowledging the role Kenya has continued to play towards the restoration of peace in Somalia, the prime minister expressed optimism that his country was on the right path towards stability. Ali particularly welcomed…

                            Read More

                              Hargeysa: Madaxweyne Siilaanyo iyo Maayarada todoba magaalo oo kulan yeeshay, maxay ka wadahadleen?

                              Hargeysa 13, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa kulan la yeeshay maayarada todoba magaalo oo dalka ah, kuwaasoo ah magaalooyinka ku midoobay urur ay dawladdaha Hoose leeyihiin. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray afhayeenka Madaxtooyada Mr. Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse), kulankani waxa uu daba socday kulan uu hore Madaxweynuhu ula yeeshay…

                              Read More

                                Somaliland oo jawaab ka bixisay hadalo ay Madaxda DKMG ahi ku sheegeen in laga wada hadlayo midawga labada dhinac

                                  Hargeysa, 13, June 2012 (SDN)- Somaliland oo jawaab ka bixisay haddalo ay madaxda DKMG ah ee Soomaaliya ku sheegeen in wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya uu salka ku hayo inay labada dawladood midoobayaan. Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada Somaliland Cali Yuusuf oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in wada hadalka Somaliland iyo…

                                Read More

                                  Kenya Plans Assault on Militant Port-City in Somalia

                                  NAIROBI—Kenya’s prime minister said his country’s forces are planning a “final onslaught” against the Somali port city of Kismayo, al-Shabab’s main supply center and funding source, before Somalia’s planned Aug. 20 presidential elections. “Without controlling Kismayo, it’s very difficult to completely neutralize al-Shabab,” said Prime Minister Raila Odinga at a news briefing in Nairobi Tuesday….

                                  Read More

                                    Wasiirka Caddaalada Somaliland oo ka hadlay Maxaabiis Budhcad-badeednimo ugu jira Xabsiga Hargeysa oo Cuntada joojiyay

                                    Hargeysa 12, June 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Caddaalada Somaliland Mr. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa xaqiijiyay in qaar ka mid ah Budhcad-badeed dhowaan laga soo wareejiyay dalka Seychelles ay cuntada joojiyeen. Maxaabiistan oo loo soo wareejiyay si ay xukunadooda ugu dhamaystaan Xabsiga Hargeysa oo ay hadda ku jiraan, waxay warbaahinta maxaliga ah qaarkeed faafiyeen in qaar ka…

                                    Read More