Webmaster

    Shababaka oo Jawaab ka Bixiyay $33 million ee Mareykanku dul dhigay Madaxdooda

    Muqdisho June 08,2012(SDN)-Kooxda Al Shabaab ee Mareykanku madaxdooda dul dhigay $33 million ayaa jawaab ka bixiyay sida ay tilaabadaa u arkaan. Shebekeda somalimidnimo oo xidhiidh dhaw la leh kooxda Al Shabaab ayaa daabacday in qorshaha Mareykanka ee lagu ugaarsanayo madaxda Shabaabku aanu shaqeyn doonin. “Gaaladu waa ay garanayaan cida ah hogaamiyeyaasha dhabta ah ee Muslimiinta,waana…

    Read More

      Somaliland iyo khalad ka fahamka nidaamka Dimuqraadiyada

      Hargeysa June 08,2012(SDN)-Somalinad ayaa intii ay ka hano qaaday nidaamka dimuqraadiyadeed ee axsaabta faraha badan ku saleysan waxa soo ifbaxayay sida reer Somaliland ay khaladka uga fahmeen Dimuqraadiyada. Waxa Somaliland mudo toban sanadooda ka jiray haatan nidaamka axsaabta faraha badan oo ay laheyd sadex xisbi qaran,xumad siyaasadeed awgeed  ayaa nidaamkaa loo burburiyay si cidwaliba shantii…

      Read More

        Somali Islamists scorn $33 million arrest bounty

        NAIROBI — Somalia’s Al-Qaeda allied Shebab insurgents dismissed a United States offer of up to $33 million for tip-offs for the arrest of top leaders, vowing to continue their extremist fight. “The non-believers know who are the good Muslim leaders — and that is why the money is offered for their whereabouts,” said website Somalimidnimo.com,…

        Read More

          British Somalis going back for a future

          Parents of some British Somalis are sending their children back to Africa because they fear what might happen to them in the UK, writes reporter Jamal Osman. Hassan, a 20-year-old man from Sheffield, is enjoying life in Hargeisa, Somaliland. Back in the UK he faced so many challenges. His family was always worried about him…

          Read More

            FGM is halting female rights advancements in Somaliland

            The practice of female genital mutilation (FGM) is not only abhorrent but it is a denial of rights. This is the opinion of Somaliland’s Minister of Religion and Endowments Hon Sheikh Khalil Abdilahi, who voiced his concerns at an FGM awareness-raising workshop held by the National Organization of Women, reports the Somaliland Sun. He stressed…

            Read More

              Addis Ababa: Madaxweyne kuxigeenka Somaliland oo ka qaybgalay munaasibad lagu xusayay maalinta Qaranimada Sweden

              Addis Ababa 07, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraaxmaan Cabdulaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa Addis Ababa, ayaa ka qaybgalay munaasibad loogu dabaal-degayay maalinta qaranimadda dalka Sweden. Munaasibaddan oo lagu qabtay safaaradda Sweden ee caasimadda Itoobiya, waxa ka qaybgalay wasiirka Khaarajiga Itoobiya, ahna Raysul-wasaare kuxigeenka dalkaas Mr….

              Read More

                Puntland oo Duqeyn Cirka ah u geysatay Xarun Burcad Badeed

                Bali Dhidid June 07,2012(SDN)-Sarkaal ka mid ah Maamul Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa Jariirada Washington Post u sheegay in ciidamadoodu duqeyn dhanka cirka ah u geysteen goob uu ku dhuumaaleysanayay mid ka mida madaxda Burcad badeeda Soomaalida. Sarkaalkan oo diiday in uu magaciisa shaciyo bacdamaa oo aan loo ogoleyn in uu arinkan ka hadlo…

                Read More

                  Wariye Jamaal Cusmaan oo Barnaamij ka diyaariyay Dhalin Britain laga Kexeeyay oo Hargeysa la geeyay(DAAWO)

                  London June 07,2012(SDN)-Televitionka Channel4 ayaa barnaamij ka diyaariay dhalin dhaqan celis dalkii loogu celiyay. Halkan Guji oo daawo Barnaamij uu ka diyaariyay weriye Jamal Cusmaan Dhalinyaro reer Somaliland ah oo dalkoodii lagu celiyay. Barnaamijkan ayaa ka baxay Televitionka Channel 4 ee dalka Britain. Fiiro gaara bal u fiirso sida wariyuhu Somaliland ugu dirqinayo Soomaaliya.

                  Read More

                    SHIRKII ISTAMBUUL QAYBTII 2AAD

                    Maqaalkaygii hore ee taariikhdiisu ahay 50/06/12 waxaan uga hadlay ujeedadii shirka loo qabtay iyo saddex ka mid ah qodobadii ka soo baxay shirka. In kasta oo la wada ogsoon yahay taladii ay dadkii Soomaalida ahaa soo jeediyeen in la diiday, haddana waxaa muuqata in dadka Soomaalida ahi si qaldan ugu taageereen qodobadii gaaladu ka soo…

                    Read More

                      KA QAYB GALKA SHIRKA (SOMALIA SYNDROME SOLUTION) EE SOMALILAND SAWIR CAYNKEEYA AYEY CAALAMKA IYO SOMALIDA INTEEDI KALE KA QAATEEN CANBAYOW BISLAADE CUNIDUUN U BAAHANI

                       Aniga oo ah muwadin Somalilander ah, magacayguna yahay Cabdilaahi Cismaan Cabdi (Cabdilaahi Gadhle) waxaa baryahan danbe dhacayey dabaylo dufaano in ay noqdaan u dhaw, waliba saamaynta ugu wayna inagu yeelan kara, hadii la garan waayo sidii looga hor tagi lahaa Aniga oo ku soo dhawaanaya ,shirka ka dhacay turkiga gaar ahaan casimadiisa Istanbul waxaa loogu…

                      Read More

                        Wasiirkii hore ee Maaliyada oo ku baaqay in laga noqdo wada-hadalada Somaliya

                        Hargeysa, 06, June 2012 (SDN)- Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa hadalo nasteex ah u jeediyay xukuumadda Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Eng Maxamed Xaashi, waxa uu xukuumadda Siilaanyo ugu baaqay inay dib uga laabato go’aanka ku gaadhay inay ka qayb-gasho shirarka Somaliya dalalka dibada loogu qabto, isaga oo saluug…

                        Read More

                          Nairobi: Raysul-wasaare Raila Odinga oo qaabilay wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland

                          Nairobi 6, June 2012 (Qurbejoog.com)- Raysul-wasaaraha dalka Kenya Mr. Raila Odinga, ayaa maanta kulan la yeeshay wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo maalmahan socdaal ku joogay caasimadda dalkaas ee Nairobi. Sida la sheegay, wasiiradan oo kala ah; wasiirka Madaxtooyada Mr. Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo wasiirka Khaarajiga Somaliland Mr. Maxamed Cabdullaahi Cumar, waxa qaabilay Raysul-wasaare…

                          Read More

                            Tirsigii 3aad ee Majalladda WEEDHSAN oo mar ka soo wada baxay Paris, London, New York, Sydney, Dubai iyo Hargeisa

                            Waxa farxad noo ah in Majalladda WEEDHSAN muddo kooban ku qaan-gaadho, islamarkaasna uu Tirsigii  saddexaad hal mar caawa (9:00pm) ka soo wada baxo Paris, London, New York, Sydney, Dubai iyo Hargeisa. Waa markii koowaad ee Warbaahinta mandaqaddu ku dhaqaaqdo tallaabo sidan ah oo ay dumiso xuduudaha qaybiya qaaradaha kala geddisan. Horumarkani, wuxu ku suurta-galay dedaalka…

                            Read More

                              Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo saddex masuul oo cusub u magacaabay Kastamka Berbera

                              Hargeysa 6, June 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa maamule cusub iyo laba kuxigeen u magacaabay Kastamka Berbera. Sida lagu sheegay degreetada magacaabista ah; wasiirka Maaliyaddu waxa uu maamulaha cusub ee Kastamka Berbera u magacaabay Mr. Maxamed Cabdi Gurxan, iyadoo uu laba xubnood oo kala ah; Cabdullaahi Caydiid Jaamac iyo Saleebaan Goox…

                              Read More

                                Somaliland: Qiimee Qofkaaga si aad qiimo u yeelato!

                                Aniga oo ah muwaaddin reer Somaliland ah, had iyo jeerna ka shaqeeya hawlaha samafalka, gaar ahaan arrimaha bulshada intooda badan mooggan yihiin, waxa aan isku xilqaamey lixda bilood ee ka hadhay sannadkan 2012 in aan ka shaqeeyo arrin dan guud ah oo aan aaminsanahay inay muhiimad weyn u leedahay guud ahaan ummadda Somaliland, taas oo…

                                Read More