Webmaster

    Siyaasiga Axmed Aaden Qaybe oo cadeeyay inuu isu sharixi doono Madaxweynenimada UDUB, qodobo dhawr ahna ka hadlay

    Hargeysa 12, June 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyihii golihii hore ee wakiilada Md. Axmed Maxamed Aadan (Qaybe), ayaa Somaliland ugu baaqay inay wax ka qabato tabashada beesha Dhulbahanate si ay Beesha iyo Somaliland isugu soo dhawaadaan. Oday Qaybe, oo waraysi gaar ah siiyay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay inuu isu soo sharaxi doono murashaxa madaxweyne ee xisbiga…

    Read More

      Xukuumadda Somaliland oo cayintay saacaddaha maalintii la isticmaali karo gaadiidka Dawladda, baaqna u dirtay dadka guryaha dawladda degen

      Hargeysa 12, June 2012 (Qurbejoog.com)- Xukuumadda xisbiga Kulmiye ee haysa talada Somaliland, ayaa markii u horeysay mamnuucday in gaadiidka dawladda la adeegsado xilli aanu jirin shaqooyin lagu qabanayo oo la ogyahay. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade oo maanta warbaahinta la hadlay, waxa uu sheegay in wixii ka dambeeya 3:00 galabnimo aan…

      Read More

      Los Angles Kings oo Ku Guuleystey Stanley Cup

      Los-Angles-June-12-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku liishaameynaa Kooxda kubadda hokida Hockey ee Los Angles King oo xaley ku guuleystey koobka loogu magac darey Stanley Cup. Akhyaartay kooxdan L-A-King ayaa 44-tan sanno  oo koobkani jirey eyna il saarin waana markii ugu horeysey taariikhda ay ku guuleystaan koobkan Stanley Cup. Haddaba mucjisadii ka yaabisey bahweynta ciyaaraha jecel…

      Read More

        Wasiirka Caddaalada oo difaacay eedaymo la xidhiidha inay Xukuumaddu faro-galin ku hayso Garsoorka

        Hargeysa, 12, June (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Caddaalada iyo Garsoorka Somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa difaacay habka shaqo ee Garsoorka Somaliland, waxaanu sheegay inaanu gar siinayn dadka dhaliilaya garsoorka, isagoo xusay inay ahayd in masuuliyiintaas dhaliilayaa ay u maraan dariiq kale.   “Nimanka Garsoorka wax ka sheegaya runtii gar siin maayo, manay ahayn in ceebayn shaqsi…

        Read More

          Madaxweyne Shariif oo ku dhawaaqay inay saamaxayaan Horjoogayaasha Al-shabaab haddii ay fikirkooda ka soo noqdaan

          Afgooye, 12, June 2012 (SDN)- Madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay in dawladiisu ay saamaxayso haddii horjoogayaasha ugu sareeya Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya. Madaxweyne Sheekh Shariif oo ku sugan Afgooye ayaa sheegay in cidkasta oo aaminsan fikirka Alshabaab oo ka soo noqota fikirkaas ay…

          Read More

            QARANIMADA IYO MADAXBANAANIDA SOMALILAND WAA MUQADAS AAN QURBA MEER STATE IYO GUDO MEER STATE AYNA CIDNA WAXBA U DHIMI KARIN

            Qaranimadda Somaliland ee 21labaatan jirsatay waxay ka dhalatay iraadada shacbiga dalka ku abtirsada oo dhan jiritaankiisuna waa muqadas aanay koox qurbo meer ah  iyo ashkhaas meelo kale looga gacan haadinayaa haba yaraatee aanay waxba yeeli Karin. Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo nabaddu qiime sare iyo ahmiyad weyn u leedahay,…

            Read More

              Raiisul Wasaare Cabdiweli oo ka warbixin Gollaha Wasiirada uga Warbixiyay safaro uu dhawaan ka soo noqday

              Muqdisho, 12 June 2012(SDN)-Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Warbixin safarkii Ra’iisul Wasaaraha, warbixin arrimaha amniga, Dhameystirka Qorshaha Roadmap-ka iyo Siyaasadda Dowladda ee maamul u sameynta goobaha laga xorreeyey kooxaha Al-Shabaab. Ugu horeyntii Ra’iisul…

              Read More

                Somalia progress: US official visits Mogadishu

                MOGADISHU, Somalia (AP) — The highest ranking U.S. official to visit Somalia’s capital in nearly two decades landed in Mogadishu on Sunday in another sign of improving security in the Horn of Africa’s most chaotic nation. Johnnie Carson, the assistant secretary of state for African affairs, arrived at the seaside airport Sunday morning, where he…

                Read More

                  Hargeysa: Marwada Koowaad oo lacag ugu yaboohday wado isku-xidhi doonta xaafaddaha Sheekh Nuur iyo Idaacadda

                  Hargeysa 11, June 2012 (Qurbejoog.com)- Marwada koowaad ee Somaliland Aamina Sheekh Maxamuud Jirde (Aamina-weris), ayaa lacag ugu deeqday dhismaha jid cusub oo isku xidhi doona xaafaddaha Sheekh Nuur iyo Idaacadda ee magaalada Hargeysa. Munaasibad maanta loo sameeyay dhagax-dhiga jidkaas oo dhererkiisu dhan yahay 3.5 Km, dhismihiisana ay iska kaashanayaan dawladda Hoose iyo dadweynaha labada xaafadood,…

                  Read More

                    Ururka Qareenada Somaliland oo cambaareeyay isku-daygii dil ee lala beegsaday guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Hargeysa

                    Hargeysa 11, June 2012 (Qurbejoog.com)- Ururka Qareenada Somaliland ee magaciisa loo soo gaabiyo SOLLA, ayaa ku kulul u cambaareeyay fal isku-day dil ah oo subaxnimadii Isniinta maanta lala beegsaday guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Hargeysa Mr. Cabdirashiid Maxamed Durhaan. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray guddoomiyaha ururka Qareenada Somaliland garyaqaan Jaamac Cilmi Xaashi, ururka SOLLA waxa uu…

                    Read More

                      Xukun Qarqoosh, W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

                      Xukumada la yaabka leh ee loo tiriyo Amiir Qarqoosh waa taan qarkood hore idiinku soo gudbiyay. Waxa kale oo ka mid ahaa kuwan hoos ku qoran. Nin dambiile ah ayaa Qarqoosh ku xukumay dil delelaad ah. Markii loo diyaariyay halkii lagu deldelayay, ayaa askarti soo kaxaysay dabeedna waa la saaray. Xadhigii lagu deldelayay markii la…

                      Read More

                        Guddoomiyaha Maxkamadda Hargeysa oo dhaawac toogasho ka soo gaadhay loogu qaaday cusbatal dibadeed

                        Hargeysa 11, June 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Hargeysa Mr. Cabdirashiid Maxamed Durhaan, ayaa daawayn dibadeed loogu qaaday dalka Jabuuti, taasoo ka dambaysay markii ay dablay hubaysani subaxnimadii hore ee saaka toogteen. Intii aan loo qaadin Jabuuti, waxa daawayn loo geeyay cusbatalka gaarka ah ee Gargaar ee magaalada Hargeysa, iyadoo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud…

                        Read More

                          Masuuliyiinta Gobollada Awdal iyo Selal ee Xisbiga UDUB oo taageeray go’aankii Maxkamadda Sare ay ka gaadhay Xisbigaas

                          Borama, 11, June 2012 (SDN)- Masuuliyiinta Xisbiga mucaaradka ah ee UDUB ee Gobollada Awdal iyo Selal oo taageeray go’aankii maxkamadda sare ugu xukuntay Daahir Rayaale awoodda masuuliyadeed ee Xisbiga. Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Gobolladaas ee Xisbiga UDUB Cabdicasiis Xuseen Raage ayaa u qornaa sedan: “Anigoo ku hadalaaya magaca iyo masuuliyadda xisbiga udub ee…

                          Read More

                            Xukuumadda oo aan si adag uga hadal falkii lagu dhaawacay Guddoomiyaha Maxkamadda Hargeysa iyo Guddoonka Maxkamadda sare oo cambaareeyay

                            Hargeysa, 11, June 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur), ayaa ka hadlay falkii ay dablayda hubaysani saaka ku dhaawaceen Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi jeex Cabdirashiid Durraan. Wasiirka Arrimaha Guduhu,waxa uu sheegay in Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Rashiid Durraan, Laba nin oo hubaysani ay soo weerareen waaberigii saaka ka dibna…

                            Read More

                              War deg deg ah: Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo koox hubaysani saaka dhaawacday

                              Hargeysa, 11, June 2012 (SDN)- guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Cabdirashiid Duraan ayaa saaka subaxdii hore lagu dhaawacay agagaarka gurigiisa oo ku yaalla xaafadda New Hargeysa. Guddoomiyaha oo xilligaas ka soo baxay salaadii subax ayay koox aan haybtooda la garanaynin ay rasaas ku dhaawaceen, taasoo sida wararku sheegayaan in Guddoomiyaha dhaawaciisa la geeyay Cusbitaalka gaarka ah…

                              Read More

                                Booqashada Ambassador Carson iyo Hanjebaadiisa Sideey u saameyn Kartaa Dhinacyada Siyaasada Soomaalida oo Somalilandna ay ku Jirto

                                Nairobi June 11,2012(SDN)-Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha Dibedda ee dalaka Mareykanka Johnnie Carson ayaa booqasho maanta uu ku tegay Muqdisho ka dib waxa uu ka arramay siyaasadaha dalka Mareykanka ee ku wejahan Soomaaliya. Carson waxa safarkiisu uu ahaa kii u horeeyay ee noociisa ah ee mudo uu ku tago masuul sare oo Mareykana. Waxaana Safarka loo aaneeyay…

                                Read More

                                  Hargeysa: Nuxurka kulan dhexmaray Xukuumadda iyo wefti ka socda dalka Switzerland

                                  Hargeysa 10, June 2012 (Qurbejoog.com)- Xubno wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Somaliland, ayaa maanta kulan la yeeshay wefti ka socda dalka Switzerland. Weftiga ajaanibka ah oo ka socday hay’adda horumarinta iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Switzerland (SDC), waxa kulan ku qaabilay wasiirada Kalluumaysiga, Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha ee Somaliland. Kulankaas oo sidoo kale ay…

                                  Read More

                                    Helicopter crash: Kenya govt minister among 6 dead

                                    NAIROBI, Kenya — Kenya’s internal security minister was killed with five other people when the police helicopter they were travelling in crashed in a forest near Kenya’s capital, officials said Sunday. An anti-corruption crusader said the incident calls into question the government’s procurement of airplanes and helicopters for its security forces. Internal Security Minister George…

                                    Read More