Webmaster

    Shirguddoonka Wakiilada Somaliland oo qoraal wargelin ah u diray Mudaneyaasha Golahooda

    Hargeysa 06, June 2012 (Qurbejoog.com)- Shirguddoonka golaha Wakiilada Somaliland, ayaa qoraal wargelin ah u diray mudaneyaasha golahooda, iyadoo lagu adkeeyay inay waqtiga dhawraan. Qoraal kooban oo xambaarsan wargelin loo jeediyay xubnaha golaha Wakiilada, waxa lagu sheegay in kal-fadhiga 18aad ee golahaas oo muddooyinkii u dambeeyay fasax ku jiray, wuxuuna qoraalkaas wargelinta ahi u dhignaa sidan;…

    Read More

      Mudanayaasha Guurtida oo loo qaybiyay Ajandaha Kal-fadhiga 47aad iyo qodobada uu ka kooban yahay

      Hargeysa, 06, June 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta loo qaybiyay ajandaha kalfadhiga 47aad ee golahaas. Fadhigii maanta oo uu shirguddoominayay guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Guurtida Siciid Jaamac ayaa waxa loogu qaybiyay ajandaha kalfadhiga 47aad ee Golaha Guurtida oo ka kooban lix qodob. Waxaanay mudanayaashu gudagali doonaan qodobadaas maalmaha soo socda. Qodobada…

      Read More

        Qurbejooga Beelweynta Gadhxajix oo Dareen ka bixiyay Ficilka Xukuumada Somaliland isku hortaagtay Shirweynaha Beesha Habar-Yonis

        London June 06,2012(SDN)-Kulan ay dhawaan isugu yimaadeen Qurbejooga beelweynta Gadhxajis ayaa waxa looga wada hadlay ficilka ay xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo isga hortaagtay Beesha Habar-Yonis kulan aayo ka tashi ah oo ay iclaamisay beeshu in ay isugu timaado magaalada Ceerigaabo. Beesha Gadhxajis ee kulankan ku yeelatay London ayaa waxa looga arinsaday sida ugu haboon ee…

        Read More

          Ceel Labaad oo Shidaal laga Baarayo oo laga Qodayo Puntland

          Dharoor June 06,2012(SDN)-Shirkada Shidaalka ee Horn Petrolium oo hore uga hirgelisay ceel degaanka Dharoor ee degaanka Puntland ayaa maanta shaacisay in ay ceel labaad ka qodayaan degaan aan ka fogeyn kii hore. Ceelkii hore ee Shabeele ayaa qodaalkiisa waxa soo wejahay caqabad dhanka shidaal soo saarka ah. Shidaalka oo gaabis noqday iyo dhegexaan is hortaagay riigii…

          Read More

            Hanbalyo:Suldaanka Beesha Irir Samaale oo Meherkiisu ka Dhacay Xarunta Reer Samaale ee Hargeysa

            HAMBALYO             HAMBALYO                      HAMBALYO Dhamaan Jaaliyadaha reer Soomaaliland iyo Soomaaliya ee ku abtirsada Beel-weynta Irir Samaale ee ku dhaqan Qaaradaha Dunida khaasatan ta Woqooyiga America ayaa waxaa ay hamabalyo meher u dirayaan suldaanka guud ee Samaale Suldaan Abdikariim Farah iyo marwada uu Calmaday ee Marwo Sagal Hassan Ibraahim oo meherkoodu ka dhacay Hargeysa . Hadaba inagoo  kala ah…

            Read More

              O G A Y S I I S * H I I L Q A R A N

              Ururka siyaasiga ah ee Hiil Qaran ayaa xaflad weyn ku qaban doona magaalada Ottawa ee caasimada Canada. Munaasabadaas oo dhaci doonta bishan Juun 23 keeda, waxaa ka soo qaybgalaya Madaxda sar-sare ee Hiil Qaran gaar ahaan Professor Axmad Ismaciil Samatar oo ururku u igmadey inuu uga qayb galo tartarka jagada Madaxweynaha Dalka Somalia. Ururka Hiil…

              Read More

                Lawya-caddo: Xaddiga Maandooriye ka soo gudbay Jabuuti oo ciidanka ilaalada Xeebaha Somaliland gacanta ku dhigeen iyo cidda lagu qabtay

                Lawya-caddo 05, June 2012 (Qurbejoog.com)- Ciidamada ilaalada Xeebaha Somaliland ee  gobolka Awdal, ayaa gacanta ku dhigay maandooriyaha Xashiishada loo yaqaan iyo laba nin oo siday. Siday idaacadda dawladdu ku warantay, labadaa nin waxay Maandooriyahaa ka soo talaabiyeen dhanka dalka Jabuuti, waxaana gacanta lagu dhigay xilli dambe oo xalay ah. Waxa la sheegay in xaddiga Maandooriyaha la…

                Read More

                  Hargeysa: Xuska Maalinta Deegaanka oo si wayn loogu dabaal-degay (Daawo Sawirada)

                  Hargeysa 05, June 2012 (Qurbejoog.com)- Xuska maalinta caalamiga ah ee Deegaanka Adduunka, ayaa maanta si wayn looga xusay Somaliland, taasoo sannad kasta 5 Juun loo dabaal-dego. Xuskan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga Somaliland, waxa gacan ka gaystay hay’adda dhanka Cuntada iyo Beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobay ee FAO. Munaasibad maalintan…

                  Read More

                    Tilmaamaha Aqoonsiga Somaliland iyo arrimaha ku Xeeran; W/Q: Ahmed Yusur Dirir, Maareeyihii hore ee dekedda Berbera……

                    Somaliland oo hore u ahayd maxmiyad boqortooyadii Ingiriiska intii ka horaysay 26 june 1960, markaas oo ay xoriyadeeda ka qaadatay gumaystihii gacnta ku hayay maamulkeeda mudo ku dhow 80 sanadood. Laakiin 1st July 1960kii oo ahyd Shan maalmood ka dib xoriyadeedii ayaa waxay si shuruud la, aan ah ugu biirtay koonfurtii Somalia oo maalintaas xoriyad…

                    Read More

                      Madaxweyne Shariif oo Bulshada Caalamka u Cadeeyay Midhaha uu ka rabo Wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya

                      Istanbul 05, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha dawladda tamarta daran ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa khudbad uu ka jeediyay xidhitaankii shirka Turkiga oo ay weftiga Somaliland fadhiyeen, wuxuu ku soo hadal qaaday wadahadalada Somaliland iyo Somaliya u bilaabmi doona, waxaanu bulshada caalamka u cadeeyay nataiijada uu ka rabo wada hadaladaas. Sheekh Shariif, ayaa wuxuu khudbadaas…

                      Read More

                        Nuxurka kulan dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo guddoomiyeyaasha gobollada dalka

                        Hargeysa 05, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta kulan la yeeshay guddoomiyeyaasha gobollada dalka. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu galabta soosaaray afhayeenka Madaxtooyada Mr. Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse), kulanka Madaxweyne Siilaanyo la yeeshay guddoomiyeyaasha gobollada dalka waxay ujeedadiisu ahayd is xog-waraysi iyo dardar-gelinta hawsha ay qaranka ugu xilsaaran yihiin, wuxuuna…

                        Read More

                          Daahir Rayaale: “Maanta wax musharax ah oo Xisbiga UDUB uu leeyahay ma jiro, nin kasta oo murmana…”

                          Hargeysa, 05, June 2012 (SDN)- Madaxweynihii hore ee Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB Daahir Rayaale Kaahin ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khilaafkii soo kala dhexgalay isaga iyo ku-xigeenkiisa Axmed Yuusuf Yaasiin. Daahir Rayaale Kaahin waxa uu faahfaahin ka bixiyay qodobada khilaafka keenay oo uu sal u ahaa qodobka xeerka xisbiga ee…

                          Read More

                            Wefti uu hogaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo gaadhay Addis iyo ujeedada safarkooda

                              Addis Ababa, 05, June 2012 (SDN)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahu Ismaaciil (Saylici) oo ku sii jeeda Dalka Sweden ayaa shalay gaadhay Dalka Itoobiya xaruntiisa Addis Ababa, kadib markii uu muddo dhawr maalmood ah booqasho ku joogay dalka Jabuuti.   Madaxweyne ku-xigeenka waxa safarkiisa ku wehelinaya afar xubnood oo kala ah Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda…

                            Read More

                              SHIRKII ISTAMBUUL LOOGU QABTAY SOOMAALIDA

                              Shirkii Istambuul sidii aan ka filaynay waa ka gaabiyey wuxuuna ilaa hadda u muuqdaa in uu yahay shir loogu talo in la iska dhigo in Soomaalida si daacad ah loo caawinayo hase yeeshee waa dhagar daboolan. Waa lagu yaqaan in gaaladu taqaan sida beenta run loogu ekaysiiyo. Waxaase la yaab leh in Soomaalida oo muddo…

                              Read More

                                Lula Julian oo quus goysay Qurbomeer State

                                Maamulka dibad wareega ah ee Qurbomeer State ayaa dhib aad u weyn kala soo gudboonaatey magaacibista safiirka cusub ee Somaliland u fadhiya Ottawa, marwo Lula Axmad Cismaan oo loo yaqaano Lula Julian. Lula waxa weeyey marwo ka soo jeeda beel iyo qoys sharaf leh oo aad looga yaqaano deeganada Somaliland iyo Jabuuti. Lula waxay wax…

                                Read More

                                  Kampala: Booliska oo xabsiga dhigay nin Argagixiso lala xidhiidhay oo ay magaciisa shaaciyeen, baaqna u jeediyay dadweynaha

                                  Kampala 04, June 2012 (Qurbejoog.com/Ugpulse)- Ciidanka amaanka ee dalka Uganda, ayaa xabsiga dhigay nin falal Argagixisonimo looga shakiyay. Sida uu qoray website-ka Ugpulse, ninkan falalka Argagixiso lala xidhiidhiyay waxa magaciisa lagu soo koobay Xuseen in la yidhaahdo. Hussein waxa uu ka mid yahay saddex nin oo falal Argagixiso looga shakisan yahay oo laga doonayo dalalka…

                                  Read More

                                    Uganda police arrest terror suspect

                                    Ugandan police is in custody of a suspected terrorist only identified as Hussein. Hussein is one of the three suspects being hunted by the East African Countries. According to the deputy spokesperson of police, Judith Nabakooba, Hussein and other two terrorists entered the country through the Busia and other borders targeting to hit Uganda for…

                                    Read More

                                      Weftigii Somaliland ee ku sugnaa Jabuuti oo Madaweynaha dalkaas la kulmay

                                      Jabuuti, 04, June 2012 (SDN)- Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay weftigii uu Hoggaaminayay Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wefti Wasiirro iyo Xildhibaano iskugu jiray oo socdaal shaqo ku joogay afartii maalmood ee la soo dhaafay. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweyne Ku xigeenku waxay ka…

                                      Read More