Wasiirrada Khaarajiga iyo Madaxtooyada oo ka warramay natiijada socdaal ay ku tageen Kenya
Hargeysa, 10, June 2012 (SDN)- Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Dibada Dr. Maxamed Claahi Cumar iyo Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii ay soo dhamaysteen booqasho ay ku tageen dalka Kenya. Labadan Wasiir oo ka soo degay madaarka magaalada Berbera shalay ayaa hadal kooban oo ay qolka nasashada ee madaarka…
