Webmaster

    Somalia Telecoms: Cashless doesn’t mean broke

    Somaliland’s mobile money-transfer system, Zaad, has gained hundreds 
of thousands of customers, bringing convenience to a territory that lacks 
a formal banking system, but not potential customers. Flicking through a stack of dirty Somaliland shillings after coming up short to pay for a car wash, Asad Egeh, a legal advisor, asks: “Does anyone have 2,000…

    Read More

      Qaaahira: Khasaare culus oo ka dhashay weerar lagu qaaday dad u Mudaharaadayay Murashaxiin tartanka Madaxtinimada laga xanibay

      Qaahira 02, May 2012 (Qurbejoog.com/CSM)- Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay, inka badan 160 kalena way ku dhaawacmeen meel u dhow wasaaradda Difaaca dalka Masar, ka dib markii rag hubaysani weerareen dad dibad-baxayaal ah. Siday ku warantay barta Internet-ka ee CSM, dadkan la weeraray oo ku sugnaa meel u dhow dhismaha wasaaradda Gaashaandhiga Masar…

      Read More

        Madaxweyne ku-xigeenka oo xadhiga ka jaray mashaariic laga hirgeliyay Madaarka Hargeysa

        Hargeysa, 02, May 2012 (SDN)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay madaarka Caasimadda ee Egal nternational Airport. Mashaariicda uu Madaxweyne ku-xigeenku xadhiga ka jaray ayaa u badnaa adeeg casri ah oo lagu kordhiyay qaybta ee Madaaarka Hargeysa oo laga hirgeliyay qaybo u shaqaynaya…

        Read More

          Samira Xaashi:Waxaan isweydiiyay sidey Nolosheydu noqon leheyd hadii aan dalka Sii joogi lahaa?

          Muqdisho May 02,2012(SDN)-Gabadha Soomaaliyeed ee caanka ku ah xayeysiinta dharka ee Samira Xaashi ayaa markii u horeysay dalka dib ugu noqotay 18 sanadood ka dib. Samira ayaa Soomaaliya ka tagtay tiyoo sadex jir ah in yar uun ka dib kolkii ay dalka ka bilowdeen dagaaladii sokeeye. “Soomaaliya waxaan ka gadhanayay uun waxa aan TVga ka daawado,macaluul,abaaro,gaajo,Burcad-badeed…

          Read More

            Ciidamada Badda e dalka Holland oo Burcad badeeda Soomaalida Beriga ka Ugaadhsan doona

            Brussels May 02,2012(SDN)-Ciidamad abadda ee dalka Holland ee qeybta ka ah hawlgalada reer Yurub ka wadaan xeebaha Soomaaliya ayaa isu diyaarinaya sidii ay xeebaha ugu weerari lahaayeen Burcad badeeda Soomaalida. Midawga Yurub ayaa dhawaan fasaxay in ciidamadoodu ay beriga kula dagaalamaan. Hans Lodder oo ah Taliye markab nooca dagaalka ah oo sanadii 2008dii hawlgalo ka…

            Read More

              Xukuumadda oo Cambaareysay Qaraxii ka dhacay Magaalada Dhuusomareeb

              Muqdisho May 01,2012(SDN)-Xukuumadda  KMG Soomaaliya ayaa cambaareysay qaraxii galabta ka dhacay magaalada Dhuusomareeb ee gobalka Galgaduud.   Afhayeenka dowladda C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng: Yariisow) ayaa Saxaafadda u sheegay in Xukuumadda ay ka xuntahay qaraxii galabta ka dhacay Magaalada Dhuuso mareeb ee gobalka Galgaduud kaa oo ay dhimasho iyo dhaawac ka soo gaaray qaar katirsan xildhibaanada …

              Read More

                Ra’iisul Wasaaraha oo caawa la kulmay haweenk ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka ah

                Muqdisho, May 01, 2012—–Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka sida, Guddiyada, Bulshada Rayidka, ururada iyo qeybaha kale ee muhiimka ah isaga oo la tashi ballaaran kala sameeyay qaabka loo wajahayo marxaladda kala guurka, dhismaha Baarlaanka iyo ansixinta Dastuurka dalka iyo weliba…

                Read More

                  Masuuliyiinta Ururrada NDB iyo JAMHUURIGA oo xabsiga laga sii daayay, maxay ka yidhaahdeen xadhigooda?

                  Hargeysa, 01, May 2012 (SDN)- Guddoomiyeyaasha  labada Urur NDB Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan iyo JMHUURIGA Axmed Sandoon Xasan ayaa dib xorriyadoodii loogu soo celiyay ka dib markii saaka ciidamadda ammaanku xabsiga u taxaabeen, iyagoo iskuday mudaharaad ka samaynaya badhtamaha magaalada Hargeysa, waxaanay xasiga ku jireen labada masuul iyo xubno kale muddo ku siman 5 saacadood….

                  Read More

                    Hayad Hore Ma Ka Soo Shaqaysay, Caqabad Dhalinyarada Ka Haysata Helista Shaqooyinka? Qalinkii : C/fataah Sh.nuux Jaamac ( Suldaanka)

                    Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed siilaanyo oo muddo laba sanadooda xilka talada dalka haysay, ayaa ku guuladaraysatay inay jihayso boqolaal arday oo sanadkasta ka qalin jabiya Jaamacadaha dalka, kuwaas oo bilaa Camal awgeed u yuurura suuqyada iyo goobaha laga cabo shaaha, halkaas oo lagu arko dhalinyaro badan oo subax kasta ku ururasan…

                    Read More

                      UK arrests 7 on suspicion of funding terror

                      LONDON (SDN) — Seven people have been arrested in Britain on suspicion of financing terrorism in Somalia by smuggling a leaf that can produce a mild high into the United States, officials said Tuesday. Scotland Yard said the group was arrested as part of an operation that involved Homeland Security Investigations, the investigative branch of…

                      Read More

                        Daahir Rayaale iyo Cawil oo shil galay iyagoo sheekaysanaya

                        Hargeysa 01, May 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Wasiirkiisii Maaliyadda Xuseen Cali Ducaale oo watay gaadhi yar oo nooca Raaxada ah ayaa iyagoo sheekaysanaya oo maraya Jidka Togdheer jiidheen baabuur ay leeyihiin Ciidanka Booliisku.Inkasta oo uu shilku ahaa mid inta badan Baabuurta Hargeysi gasho saacadaha ay jidadka magaaladdu yihiin kuwo…

                        Read More

                          Somaliland’s NDB and Republican Parties Leaders Arrested

                          Hargeisa(SDN)-Police in the capital city of the break-away enclave of Somaliland north of Somalia have arrested several prominent political leaders after the government received information that they were organizing demonstrations. Fosia Yusuf Hajji Aden of the NDB and Ahmed Sandon Hassan of the Republican party failed to qualify to officially take part in election run-offs. The two leaders…

                          Read More

                            Qaadhaan-bixiyeyaasha Caalamiga ah oo Somaliland ku canaantay dhacdadii Xisbiga KULMIYE kula kacay Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

                            Hargeysa 01, May 2012 (Qurbejoog.com)- Qaadhaan-bixiyeyaasha Caalamiga ah ee Somaliland ka taageera dhinaca taabogelinta Dimoqraadiyadda, ayaa muujiyay siday uga xun yihiin falkii dhowaan xisbiga talada haya ee Kulmiye oo xukuumadda kaashanayaa kula kacay Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax oo ahaa guddoomiye kuxigeenka 2aad ee xisbigaas. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan ay guddiga Qaadhaan-bixiyeyaasha masuulka ka…

                            Read More

                              Ciidamadda ammaanka oo Xabsiga dhigay Guddoomiyeyaasha Ururrada NDB iyo JAMHUURIGA

                              Hargeysa, 01, May 2012 (SDN)- Ciidamada ammaanka ee Hargeysa ayaa waaberigii saaka xabsiga u taxaabay masuuliyiinta Ururrada JAMHUURIGA Axmed Sandoon Xasan iyo NDB Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan iyo xubno kale oo ka tirsan Ururradaas, kuwaasoo ay ka mid yihiin Axmed Cali Dable iyo Odowaa oo ka tirsan ururka JAMHUURIGA. Masuuliyiintan ayaa xadhigoodu ka dambeeyay…

                              Read More

                              Man City oo 1-0 Ugu Awood Sheegatey Man United

                              London April-30-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxaynaa ciyaartii xiisaha badned ee dhexmartey Man City iyo Man United kana tirsaneyd horyaalka ka socda cariga Ingiriiska Premier Leage. Ciyaartan oo la wada sugayey ayaa waxaa ka soo qeybgalay dadweyne aad u farabadan iyo taageerayaasha waraabowga qaba ee labda dhinac waxa kale oo xusid mudan xiddigihii caanka ku…

                              Read More