Webmaster

    Moscow: Vladimir Putin oo markale loo dhaariyay xilka Madaxweynenimo ee Ruushka, xilli ay mudaharaadyo lagaga horjeedaa socdaan

    MOSCOW 07, May 2012 (Qurbejoog.com/AP)- Mr. Vladimir Putin, ayaa Isniinta maanta markale u dhaartay xilka Madaxweynenimo ee dalka Ruushka. Siday ku warantay Associated Press, munaasibad kooban oo guriga dalkaas looga taliyo ee Kremlin lagu qabtay, Mr. Putin waxa uu u dhaartay qabashada xilka, iyadoo ay jidadka dibadda ka ah ka socdaan mudaharaadyo rabshado wata oo…

    Read More

      Xukuumada Somaliland oo Deyr Siyaasadeed oo ay jebisay iminka ka Shaleyday

      Hargeysa May 07,2012(SDN)-Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa siyaasadaha dalka ay ka hirgelisay ay ugu mudan tahay in laga hadlo siyaasadeeda ku wejahan Soomaaliya ayaa dib u gurasho ka muujineysa sharciyeenta ka qeybgalka shirarka Soomaalida. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Gollaha Wakiilada horgeeyay jebinta xeer ummadu isaga moostay mudo labaatan sano ah ku…

      Read More

        Magacaabida Sifir iyo Ujeedooyinka Dahsoon ee ku xeedhan

        Hargeysa May 07,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland ayaa wareegto uu soo saaray ku magacabay tiro Safiiro uu ka mid ahaa Maxamuud Cabulaahi Jaamac Sifir. Xukuumada ayaa si indho sarcaad ahaan ugu magacaabay tiro safiiro ah oo ujeedada dhabta ah ee la isku raaciyay ay aheyd si indhaha looga duwo magacaabida Sifir. Sifir ayaa markiisii hore ka mid ahaa…

        Read More

          Gollaha Ciidamada ka Taliya Masar oo gudhaya dad Qaswadeyaal ah

          Qahira May 06,2012(SDN)-Golaha sare ee Milateriga  dalka Masar ayaa amar ku bixiyey  in  la xidho saddex boqol oo qof   oo lagu  tuhun-san yahay inay ka qayb ahaayeen Rab-shadii  ka dhacday  Garoonka  Cabaasiya ee magaalada Qaahira. Golaha milaterigu waxa uu amray in  dadkaasi  la xidhay muddo toban maalmood ah  xabsiga ay ku jiraan ,mudadaasina baadhis lagu…

          Read More

            Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Wadamada ee WFP

            Muqdisho, May 06, 2012(SDN) -Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga Cabdulahi Goodax Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Stefano Porretti oo ah Wakiilka Wadamada ee WFP. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay arrimaha gargaarka iyo kuwa bini’aadanimo sidii wax looga qaban lahaa.   Kulanka kadib ayaa waxaa ugu horeyn saxaafadda la hadlay Wasiirka Qorsheynta Cabdulaahi Goodax Barre…

            Read More

              Dood Cilmiyeed ku saabsan Kobaca hanaanka xisbiyada badan ee Somaliland ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Hargaysa

              Hargeysa May 06,2012(SDN)- Dood cilmiyeedka oo ay ka soo qayb galeen dhamaan ururada iyo axsaabta siyaasadeed ee Somaliland aya a lagaga wada hadlay afar qodob oo kala ah: 1. Maxay yihiin Guulaha iyo isbedelada laga gaadhay hanaanka xisbiyada badan. 2. Sida ay dimuqraadiyadu saamayn ugu yeelatay qiimaynta la sameeyey. 3. Sidee ayay u qabtaan Hawlaha…

              Read More

                Wasiirka Cadaalada Somaliland oo ciidamada Amniga u furay Siminaar u furay

                Hargeysa May 06,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda cadaaladda iyo Garsoorka ee JSL Xuseen Axmed Caydiid ayaa maanta Hotel Imperial ee Magaalada Hargaysa tababar ku saabsan ilaalinta caruurta sharciga khilaafta iyo sidii loola dhaqmi lahaa uga furay 30 xubnood oo ka kala tirsan Ciidamada Booliska iyo Asluubta. Wasiirka wasaaradda cadaaladda iyo Garsoorka Xuseen Axmed Caydiid ayaa kulankaas waxa uu…

                Read More

                  Wareysi:Dr. Axmed Weli Daahir oo madax ka ah qaybta dhowaan cusbatalka guud ee Hargeysa lagu soo kordhiyay ee Sifaynta Kelyaha(DHEGEYSO)

                  Hargeysa 06, May 2012 (Qurbejoog.com)- Dr. Axmed Weli Daahir oo madax ka ah qaybta dhowaan cusbatalka guud ee Hargeysa lagu soo kordhiyay ee Sifaynta Kelyaha, ayaa faahfaahin ka bixiyay adeegga mishiinadaas oo dabayaaqadii bishii aynu ka soo gudubnay ee April 2012 si rasmi ah loo furay. Dr. Axmed oo waraysi gaar ah siiyay shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com,…

                  Read More

                    AFKEENII SAWKAA ABAADAY!! By: Siciid Maxamed Askar

                    Hawraar hore oo Soomaaliyeed ayaa ahayd Nimco waliba Nusqaan leh, luuqada Af-soomaaliga marka dib loo eego waxay ahayd luuqad hodan ku ah dhinaca suugaanta iyo sarbeeb, si xikmadaysan oo ay dadkii hore isku dhaafsan jireen hadalkooda, iyadoo xilliyadaas oo qarniyo ka hor ah aanay jirin, aqoon iyo waliba farsamooyinka casriga ee waqtiyadan dambe wax walba…

                    Read More

                      Cod-bixiyeyaasha Faransiiska oo doortay Madaxweyne cusub, xilli ay xaalado adag ku jiraan

                      PARIS 06, May 2012 (Qurbejoog.com)- Dadka Faransiiska, ayaa Axaddii maanta u codeeyay wareega u dambeeyay ee doorashada Madaxtinimada, taasoo muujisay in murashaxa nidaamka Hanti-wadaaga aaminsan ee Francois Hollande uu tartanka ku jabiyay Madaxweynaha xilka haya Mr. Nicolas Sarkozy. Mr. Hollande oo 57 jir ahi, waxa uu xilli hore oo Axaddii maanta ah codkiisa ka dhiibtay…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo oo qaabilay wefti ka socda dalalka Qaadhaan-bixiyeyaasha Somaliland ka taageera geedi-socodka Dimoqraadiyadda, maxay ka wadahadleen?

                        Hargeysa 06, May 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa kulan la yeeshay wefti ka socday dalalka Qaadhaan-bixiyeyaasha reer galbeedka ah ee Somaliland ka taageerada dhanka dimoqraadiyadda oo socdaal ku yimi caasimadda Hargeysa. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu afhayeenka Madaxtooyadu soosaaray, weftigan waxa hoggaaminayay kuxigeenka danjiraha Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Douglas Meurs,…

                        Read More

                          Dr. Axmed Weli Daahir oo Qurbejoog.com uga waramay Mishiinka Kelyaha Sifeeya ee Cusbatalka Guud ee Hargeysa lagu kordhiyay, baaqna u jeediyay Ganacsatada iyo Jaaliyaddaha dibadda

                          Hargeysa 06, May 2012 (Qurbejoog.com)- Dr. Axmed Weli Daahir oo madax ka ah qaybta dhowaan cusbatalka guud ee Hargeysa lagu soo kordhiyay ee Sifaynta Kelyaha, ayaa faahfaahin ka bixiyay adeegga mishiinadaas oo dabayaaqadii bishii aynu ka soo gudubnay ee April 2012 si rasmi ah loo furay. Dr. Axmed oo waraysi gaar ah siiyay shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com,…

                          Read More

                            Madaxweyne ku-xigeenka oo xadhiga ka jaray dhismeyaal laga hirgeliyay iyo laba Mishiin oo Wakaallada Biyaha Hargeysa soo iibsatay

                            Hargeysa, 06, May 2012 (SDN)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaah Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka xadhiga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay Xarunta Wakaallada Biyaha Hargeysa, isla markaana waxa uu daah-furay laba mishiin oo nooca waawayn oo ay Wakaalladu soo iibsatay. Madaxweyne ku-xigeenka oo ay wehelinayeen Wasiirka Maaliyada iyo Wasiirka Ciyaaraha ugu maareeyaha Wakaallada Biyaha…

                            Read More

                              U.N. must support the 1961 Somali Constitution

                              The draft national constitution under consideration for Somalia — one that is supported by the United Nations — would create further destabilization, which could result in that country’s further descent into chaos. Share Share on emailE-mail this story Share on printPrint this story Share on favoritesSave this story   Sponsor   Somali clans want peace…

                              Read More

                                Guddoomiyihii Gobolka Salal oo xilka laga qaaday iyo sababta xilka-qaadistiisa

                                Hargeysa, 06, May 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa digreeto Madaxweyne xilkii uu hayey kaga qaaday Gudoomiyihii Gobolka Salal, Maxamed Muuse Bucul.isla markaana magacaabay mid cusub. Xilka qaadista Masuulkan ayaa la xidhiidha wufuud reer Jabuuti ah oo dhawaan laga celiyay xadka Somaliland, kuwaasoo uu guddoomiyaha xilka laga qaaday ku eedeeyay Wasiirka…

                                Read More

                                  Madaxweyne Siilaanyo oo magacaabay todoba Wakiil oo laba haween yihiin

                                  Hargeysa, 06, May 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa magacaabay todoba Wakiil oo Somaliland u fadhiisan doona wadamo kala duwan iyo dan-jiraha wareega. Warsaxafadeed xalay ka soo baxay Madaxtooyada, isla markaana uu ku saxeexan-yahay Afhayeenka Madaxtooyadu Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), waxa uu u qornaa sidan: “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed…

                                  Read More

                                    Mudane ka tirsan golaha Wakiilada oo wax lagu qoslo ku tilmaamay in ay Xukuumadu Salaadiinta ku amarto in aanay Shirka Xamar tegin, muxuu ku sababeeyay?

                                    Hargeysa 05, May 2012 (Qurbejoog.com)- Xildhibaan Axmed-Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo ka mid ah mudaneyaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa maalintii Khamiista Waraysi uu siiyay telefishanka caalamiga ah ee HCTV waxa uu ku sheegay inay tahay wax lagu qoslo inay Xukuumaddu salaadiinta ka horjoogsato inay ka qaybgallaan shirarka Soomaaliya iyadoo Xukuumaddii xeerarkii dalka uga yaallay arrimaha…

                                    Read More