Masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka ee gobolka Togdheer oo ka deyriyay cudurka Jadeecada ee gobolka ku fidaya
Burco April 30,2012(SDN)-Masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka ee gobolka Togdheer ayaa maanta si cad ugu dhawaaqday inay adag tahay sida loola tacaali karo xaaladda cudurka Jadeecada oo ku sii faafaya deegaanada gobolka togdheer. Isu duwaha caafimaadka ee gobolka togdheer Dr Cabdi Yaasiin , masuuliyiin sar sare oo ka tirsan xarunta caafimaadka ee gobolka togdheer iyo Saraakiil ka…
