Xubno ka tirsan Komishanka Doorashooyinka oo u kicitimay Nairobi
Hargeysa, 28, April 2012 (SDN)- Xubno ka tirsan Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa u kicitimay dalka Kenya xaruntiisa Nairobi. Ujeedada safarka xubnahan ayaa la sheegay inay la xidhiido sidii ay dhaqaale ugu raadin lahaayeen doorashada goleyaasha deegaanka si ay u cayiman wakhtiga ay doorashadu qabsoomayso. Saddex xubnood oo ka mid ah guddida doorashooyinka oo kala…
