Masuuliyiinta Gobolka Maroodijeex oo Sameeyay Kormeer Dhanaka Fayo Dhawrka
Hargeysa April 25,2012(SDN)-Isu duwaha Wasaarada Caafimaadka ee Goolka Maroodi jeex Axmed Xasan Goole oo uu weheliyo Madaxa Faya dhawrka ee Wasaarada Caafimaadka C.wahaab Cabdi Jaamac “Nakruuma” ayaa Maanta kormeer ku soo maray goobo door ah oo xili roobaadkan u baahan in feejignaan gaar ah loo yeesho. Madaxa faya dhawrka ee Wasaarada Caafimaadka oo u waramayay…
