Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay shirkii ICMG lana kulmay Lynn Pascoe
Nairobi Mar 31,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo jooga Nairobi ayaa 30kii Maarso ka qeybgalay shir aad iyo aad u mihiim ah oo ay soo qaban qaabiyeen Qaramada Midoobey oo lagu qiimeynayey waxqabadka iyo horumarka laga sameeyey Roadmap ka iyo soo afjaridda xilliga kala guurka ah. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Lynn Pascoe oo ah…
