Webmaster

    Minister for Africa welcomes the transfer of pirates to Somaliland

    Minister for Africa Henry Bellingham said that he “welcomed the successful transfer of 17 convicted Somali pirates from the Seychelles to serve their sentences in prison in Somaliland”. “Following the London Conference on Somalia, where Somaliland signed a ground breaking agreement with the Seychelles to transfer convicted pirates to prisons in Somaliland, this prisoner transfer…

    Read More

      Marwada Koowaad iyo wasiirka Warfaafinta Somaliland oo maanta arday guddoonsiiyay abaal marino

      Hargeysa Mar 29,2012(SDN)-Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Aamina Sh.Maxamed Jirde “Aamina Waris” oo ay Weheliyaan Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Cabdi Yuusuf Ducaale “Boobe” iyo Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Warfaafinta iyo Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa Maanta ka qayb galay xaflad abaal marino lagu gudoonsiinayay ardaydii Kaalmaha hore ka gashay tartan aqooneedka Kadis oo in mudo ahba uga…

      Read More

        Magacyada guddi 23 xubnood oo guddoomiyaha Wadani u magacaabay qabanqaabada Shirweynaha ururkooda

        Hargeysa 29, March 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Wadani oo lagu tirinayo xubnaha safka hore kaga jira ururada cusub ee siyaasadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa magacaabay guddida qabanqaabada shirweynaha ururkaas. Guddoomiyaha ururka Wadani, ahna guddoomiyaha golaha Wakiiladu, waxa uu warsaxaafadeed uu soosaaray ku sheegay in shirweynaha koowaad ee ururkooda oo markii hore xisbiga UCID…

        Read More

          Budhcad-badeeda Somaliland ogolaatay in Xabsiyadeeda lagu hayo oo dufcaddii labaad maanta soo gaadheen Hargeysa

          Hargeysa 29, Marcch 2012 (Qurbejoog.com)- Kooxdii labaad ee 19 Budhcad-badeed Soomaali ah oo ku xidhnaa dalka Seychelles oo xukuumadda Somaliland ogolaatay in xabsiyadeeda lagu hayo, ayaa maanta soo gaadhay caasimadda Hargeysa. Arbacaddii shalay waxa Hargeysa soo gaadhay 9 ka mid ah maxaabiistaas Budhcad-badeednimada ugu xidhnaa dalka Seychelles, kuwaasoo markii Hargeysa la keenay lagu xidhay Jeelka…

          Read More

            Pirate transfer to Somaliland eases jail quandary

            The United Nations has transferred 17 convicted Somali pirates to a jail in the breakaway enclave of Somaliland, the first transfers of their kind that could help resolve a dilemma over where to hold criminals seized in international waters. International navies have been fighting a surge of pirate attacks that have disrupted a vital shipping…

            Read More

              Pro-Somali troops under scrutiny

              NAIROBI, Kenya, March 29 (UPI) — Fighters loyal to the transitional government in Somalia are suspected of torture and summary executions, Human Rights Watch said. Ethiopian forces allied with two Somali militias in December to run al-Shabaab out of an area near the shared border with Ethiopia. Civilians in the area told Human Rights Watch…

              Read More

                Ra’iisul Wasaaraha iyo wefdi uu hogaaminayo oo u ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya

                Muqdisho, March 29, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka u dhoofay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya halkaasoo ay uga qeybgalayaan kulan uu soo qaban qaabiyay xafiiska siyaasada ee Q/midoobay UNPOS kaasoo looga hadli doono horumarka dhinacyada Siyaasada, Ammaanka iyo Roadmap-ka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hor…

                Read More

                  Ogaysiis ku socda bulshada degen Oslo iyo agagaarkeeda oo ku saabsan daahfurka Buugga cusub ee goraynta Silsilada Deelley

                  Waxa la ogaysiinayaa dhamaan bulshada ku hadasha Af-Soomaaliga ee ku dhaqan magaalada Oslo iyo Agagaarkeeda, in la qaban doono maalinta Axada ee 01.04.2012 kulan lagu daahfurayo buug cusub oo loogu magac-daray “Gorfaynta Silsiladii Deelley”. Buuggan oo uu qoray Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”, oo ah qoraa buuggaagtiisa bulshadu aad u xiisayso. Waxaana xiiso gaara leh in…

                  Read More

                    QIYAAMUHU WAA QADDERKA OO JOOGSADA

                    Wlalaalayaal maanta waxaan ka hadlayaa qiyaamaha; dadku waxay la tahay in ay garanayaan waxa qiyaamuhu yahay laakiin tilmaan mooyee caqligoodu ma qiyaasi karayo. Waxaan isku deyayaa in aan si maangal ah uga hadlo waxa uu qiyaamuhu yahay. Dabcan waxaan ku soo hal qabsanayaa aayado Quraan. Wuxuu rasuulku scw dhahay ninkii doonaya in uu fahmo qiyaamaha…

                    Read More

                      Shabaabka oo gamta u joogsaday saraakiisha sirdoonka DFKMG

                      Muqdisho Mar 29,2012(SDN)-Kooxda Al Shabaab ayaa dhawaan kordhisay ugaadhsi ay ku heyso saraakiisha Sirdoonka NSSta loo yaqaano ee ka hawlgala dalka. Waxa Shabaabku khaarijis ku dileen labo ka mid ah saraakiisha sirdoonka DFKMG ah ee Soomaaliya. Maxamuud Weheliye iyo sarkaal kale oo magiciisa lagu soo koobay Yasin aya shabaabku maalmihii u danbeeyay ku dileen Muqdisho….

                      Read More

                        Xubno ka tirsan Guurtida oo dhawaan hawlo nabadeed u tagey Kililka 5aad oo ka warbixiyay safarkooda

                        Hargeysa, 29, Mar (SDN)- Xubno ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Joogtada Muxumed Aw-axmed ayaa ka soo noqday deegaannada Kilalka Shanaad ee Itoobiya gaar ahaan deegaanka Gaashaamo, halkaasoo dhawaan ay colaadi ka dhacday. Xubnahan ayaa manta ka warbixiyay safarkoodii nabad-doonimo ee ay ku tageen magaalooyinka Jigjiga iyo Gaashaamo iyo waliba kulamadii…

                        Read More

                          Iran, Radical Islamists Taking Over North Africa

                          One of the most disturbing aspects of radical Islamic terrorism is how easy it is to ignore. Honestly, how many ever take the time to think seriously about al Qaeda, or the Taliban, or the radical elements within the Muslim Brotherhood? Most people forget or ignore those plotting their destruction, only interrupting their neglect for…

                          Read More

                            Mali: Dadweynaha oo dibad-baxyo ku taageeray afgambiga Milaterigu ku dhaqaaqay iyo Madaxweynaha xukunka laga tuuray oo hadlay

                            Bamako 29, March 2012 (Qurbejoog.com)- Kumanaan dadweyne ah, ayaa dabaal-deg ku maray jidadka caasimadda dalka Maali, si ay u muujiyaan taageerada ay u hayaan afgambiga Milateri ee todobaadkii hore ka dhacay dalkaas. Dadweyne kumanaan ah oo u dabaal-deg isugu soo baxay jidadka caasimadda dalkaas ee Bamako, waxay taageereen talaabadii Milateriga dalkoodu ku afgambiyeen xukuumaddii Madaxweyne…

                            Read More

                              Thousands march in Mali streets to support junta

                              Several thousand people took to the streets of Mali’s capital Wednesday in support of last week’s military takeover and a new constitution hastily written by the coup leaders. A bloc of West African nations suspended Mali’s membership and is sending five presidents to Mali to try to “restore constitutional order” a week after soldiers ousted…

                              Read More

                                Japan oo mashruuc biyo gelin ah ka fulineysa Degaanka Soomaalida ee Itoobiya

                                Adis Ababa Mar 29,2012(SDN)-Hey’ada Horumarinta ee dalka Japan ayaa hirgeileysa mashruuc biyo soo saar oo laga hirgelinayo degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Dawlada Japan ayaa heshiiskan la sexeexatay wasaarada Biyaha ee Itoobiya,iyada oo ay markan tahay marka qudha ee Japan ay shaqaale dalkeeda u dhashay keeneyso Itoobiya si mashruuca loo hirgeliyo. Mashruucan oo ay ku bixi…

                                Read More

                                  JICA to Support Water Project in Ethiopia’s Somali Region

                                  The Japan International Cooperation Agency (JICA) is to launch a project named, “Jerrer Valley and Shebele Sub-Basin Water Supply Development Plan, and Emergency Water Supply”, to formulate the water supply development plan and to provide the emergency water supply equipment in the Somali Region of Ethiopia. JICA has signed agreement with Ministry of Water and…

                                  Read More