Webmaster

    Somali terrorists captured by police, US advisors in Yemen

    At least 12 Somali nationals suspected of belonging to the al-Shabaab terrorist group were apprehended by Yemeni police commandos and their US police advisors, a police officer who worked in Yemen as an advisor told the Law Enforcement Examiner on Tuesday.  Police officers posted on the main road between Abyan and Aden provinces detained the 12 armed men from the al-Qaeda-allied Somali group while they were attempting…

    Read More

      Ra’iisul Wasaaraha oo ka soo laabtay Gaalkacyo kulana la qaatay wefdi sare oo ka socda Midowga Yurub

      Muqdisho, March 28, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. CabdiweliMaxamed Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka soo laabtaysafar saddex cisho qaatay oo uu ku tegay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaMudug halkaasoo uu uga qeybgalay aaska madaxweynihii hore Marxuum C/llaahiYuusuf Axmed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii joogay magaalada Gaalkacyo waxa uu kulamo la qaataymadaxda maamulka…

      Read More

        Hay’ada Samafalka African Relief oo Somaliland ka dhooftay

        Hargeysa Mar 28,2012(SDN)-Madaxda Xafiiska samo falka Madaxtooyada Somaliland ayaa Maanta sii sagootiyay wefti ka socday hay’ada African Relief  ee wadanka Kuwayt oo socdaal hawleed in mudo ah ku joogay Somaliland . Maareeyaha Xafiiska Samofalka Madaxtooyada Aamina Maxamud Diiriye ayaa tilmaantay waxyaabaha ay ka filayaan inay  hay’adan African Relief ee dalka kuwayt ay ka caawiso Somaliland…

        Read More

          Kulan looga Hadlayo sidii dadka laga tirada badan yahay uga qeybgeli lahaayeen Siyaasada oo Hargeysa lagu qabtay

          Hargeysa Mar28,2012(SDN)-Kulan lagaga hadlayay sidii ay dadka laga tirada badan yahay ay uga qayb qaadan lahaayeen saaxada siyaasada wadanka ayaa Maanta ka furmay Huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa. Waxaa kulankan iska kaashaday Akaadamiga nabada iyo ka dadka laga tiorada badan yahay waxaana ka qayb galay  xubno ka socda Xisbiyada qaranka,qaar ka mid ah madaxda dhaqanka…

          Read More

            Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Arday guddoonsiiyay abaal marino

            Hargeysa Mar 28,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee Somaliland mudane Cali Siciid Raygal ayaa Maanta Shahaadooyin gudoonsiiyay arday dhamaysatay xirfadaha aasaasiga ah iyo koob ay ku guulaysteen koox kubada cagta u ciyaarta Dugsiga Panorama Skill Training Center taas oo lagu qabtay huteelka Imbiirial ee Caasimada Hargaysa. Waxaa Munaasibada gudoonsiinta shahaadooyinkan ka qayb galay oo…

            Read More

              Hargeysa: Jawigii keenista Maxaabiis Budhcad-badeed ah oo Seychelles ku xidhnaa iyo wasiirka Caddaalada Somaliland oo faahfaahin ka bixiyay sababta soo-wareejintooda (Daawo Sawirada)

              Hargeysa 28, March 2012 (Qurbejoog.com)- Xukuumadda Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay sababaha keenay in Budhcad-badeed Soomaali ah oo ku xidhnaa dalka Seychelles loo soo wareejiyo Xabsiyada Somaliland. Barqonimadii maanta waxa Madaarka Hargeysa la keenay 9 ka mid ah 19 Budhcad-badeed Soomaali ah oo ay hore u xukuntay dawladda Seychelles, kuwaasoo gaadiidka Maxaabiista oo qafilan lagaga…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo oo xilal banaanaa buuxiyay, Masuuliyiin kalena xilkii ka qaaday

                Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Xeer Madaxweyne oo Numberkiisu yahay JSL/M/XERM/249-1002/032012, ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga & Khayraadka Badda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha & Dalxiiska, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta  iyo Maareeyaha Madbacadda Qaranka. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:                          Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda…

                Read More

                  UNHCR oo ku baaqday in loo turo shacabka lagu dul dagaalamayo

                  Nairobi Mar 28,2012(SDN)-Hay’ada QM u qaabilsan Qoxootiga ee UNHCR ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in Madaafiicda lagu garaacayo Madaxtooyada ay waxyeelo u geystaan Shacabka aagaa ku nool. UNHCR waxa ay sheegtay in xeryaha Qoxootiga ee u dhawdhaw Madaxtooyada Villa Soomaaliya ay dhawaan ku dheceen dhawr Madfac oo dhimasho iyo dhawaacba Sababay. Bartilmaansiga Madaafiicda…

                  Read More

                    EU urges credible new Somali government

                    NAIROBI, Mar 27- The European Union called on Tuesday for a credible government in Somalia after the mandate of the current transitional authority, accused of rampant corruption, expires in August.   Donors have ruled out extending the term of its eight-year-old Transitional Federal Government, which has failed to deliver on its mandate, and are backing…

                    Read More

                      SHIRKIGA DEMBI MA AHA

                      In kasta oo markii la dhaho shirkigu ma aha dembi uu dadku yaabayo ayna ii malayn karaan nin waalan ama aqoon darro fara badani hayhso, haddana hadalku waa run biyo kama dhibcaan ah oo xaq ah. Mana aha hadal ka soo yeedhi kara aqoonlaawe ama ruux waalan. Waxaan u arkaa fikirkan aan qoray in uu…

                      Read More

                        Wefdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Guddaha oo dalka Dib ugu soo noqday

                        Hargeysa Mar 27,2012(SDN)-Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha eeJamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” oomudooyinkii u danbeeyay socdaal hawleed ugu maqnaa dalka Ingiriiskaayaa galabta dib ugu soo laabtay caasimada dalka ee Hargaysa. Weftiga uu hor kacayoWasiirka Arrimaha Gudaha oo ka soo degay Gegida Diyaaradaha ee CigaalInternational Airport ,waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay…

                        Read More

                          Senegal: Madaxweyne cusub oo la doortay iyo Cabdalla Wade oo 12 sano oo uu xukunka hayay ka dib xilli uu da’ yahay tartan lagu reebay

                          Dakar 27, March 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha dalka Senegal Mr. Abdoulaye Wade, ayaa lagu reebay wareegii dambe ee doorashada madaxtinimada oo uu ku guulaystay Mr. Macky Sall. Wareegii koowaad ee doorashada oo la qabtay February, waxa uu Madaxweyne Wade helay 34.8, halka uu Madaxweynaha hadda la doortay oo kaalinta labaad galay uu xilligaa helay 26.6 codadkii…

                          Read More

                            Dawladdaha UK iyo Soomaaliya oo ka hadlay Nin British ah oo lagu xidhay Muqdisho

                            Muqdisho 27, March 2012 (Qurbejoog.com/CNN)- Ciidanka amaanka caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, ayaa xidhay nin British ah oo looga shakiyay inuu ku xidhan yahay Al-Qaacida. Siday faafisay barta Internet-ka ee Telefishanka CNN ee dalka Maraykanka, Afhayeenka dawladda Soomaaliya Mr. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow), ninkan oo da’diisa 45 lagu sheegay waxa Salaasadii maanta lagu xidhay Muqdisho. “Ninku…

                            Read More

                              Official: British man arrested in Somalia

                              A 45-year-old British man has been arrested in the Somali capital, Mogadishu, for suspected ties to al Qaeda, a spokesman for Somalia’s president said Tuesday. The man is not of Somali origin, said Abdirahman Omar Osman, also a senior adviser to President Sharif Ahmed. He said the suspect had come to Somalia without a visa…

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo iyo Daahir Rayaale Kaahin oo kulan gaar ah ku yeeshay Madaxtooyada, maxay tahay sababtu?

                                Hargeysa 27, March 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii u horeysay kulan la yeeshay Madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin tan iyo markii uu bilo ka hor dalka ku soo laabtay. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan Madaxtooyadu ka soosaartay kulankaas, haddana siday ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, labada hoggaamiye…

                                Read More

                                  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo kormeer ku soo maray Deegaano ka tirsan Wajaale iyo Gabiley

                                  Hargeysa, 27, Mar (SDN)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dr. Maxamed Maxamuud Caga wayne ayaa kormeer shaqo ku soo maray deegaanada xoolo-dhaqatada ah ee hoos yimaada Gabiley iyo Wajaale. Kormeerkan ayuu agaasimaha Guud ugu kuu-galay xaaladda xoolaha nool ee deegaanadaas ku sugan, iyadoo xilligan ay xoolo-dhaqato tiro badani u soo hayaameen deegaanada Wajaale iyo…

                                  Read More

                                    Wasiirka Dibu-dejinta oo Warbixin siiyay Golaha Guurtida

                                    Hargeysa, 27, Mar 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa warbixin ku saabsan hawlaha shaqo ee Wasaaradda Dibu-dejinta ka dhageystay Wasiirka Wasaaraddaas. Fadhigii maanta oo uu shirguuddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Sh. Axmed Nuux Furre ayuu Goluhu warbixin kaga dhegaystay Wasiirka Wasaaradda Dibu-dejinta Cabdirisaaq Cali Cismaan. Wasiirku wuxuu Golaha uga warramay hawsha ay Wasaaraddiisu u…

                                    Read More