Afgaaistaan oo lagu dilay labo ka mida Askarta Britain
Helmand Mar 26,2012(SDN)-Laba askari oo British ah ayaa lagu dilay wadanka Afgaanisataan, kadib markii nin sitay labiska ay qaataan ciidamada Afgaansitaan uu rasaas ku furay, sidaasina waxa a shaaca ka qaada xoghayaha difaaca ee Britain, Philip Hammond. Toogashadaasi ayaa ka dhacayday xarunta ay ciidamada British-ka ku leeyihiin deegaanka Lashkar Gah ee gobolka Helmand oo ku…
