Webmaster

    Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Gudaha ee dhinaca Maamulka oo Hargeysa ka furay kulan hawleed qayb ka ah Mashruuca Maamul daadejinta

    Hargeysa Mar 20,2012(SDN)-Wasiir ku-xigeenka  Arrimaha Gudaha ee dhinaca Maamulka Mudane Cismaan Garaad Soofe ayaa Maanta ka furay Huteelka Maansoor kulan hawleed qayb ka ah Mashruuca Maamul daadejinta ee Lix degmo oo Somaliland ah laga hirgalinayo. Kulankan waxaa ka soo qayb galay oo kale Mas’uuliyiin,iyo Aqoon yahano isugu jira dadka ku hawlan adeegyada bulshada gaar ahaan…

    Read More

      Wasaarada Qorsheynta oo Hargeysa ugu qabatay qaar ka shaqaalaha Dawlada aqoon isweydaarsi

      Hargeysa Mar 20,2012(SDN)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka C.rashiid Axmed Guuleed ayaa Maanta aqoon isweydaarsi lagaga hadlayo daba-galka mashaariicda iyo Qiimayntooda waxa uu uga furay huteelka Maansoor Xubno ka kala socday Wasaaradaha dawlada. Waxa uu Aqoon isweydaarsigani socon doonaa mudo afar iyo toban cisho ah waxaana hirgalintiisa si wada jir ah isaga kaashaday Wasaarada Qorshaynta…

      Read More

        AU Somalia force to take command of Kenyan troops

        The African Union’s peacekeeping force in Somalia will soon take command of Kenyan troops in the war-torn Horn of Africa nation, a Kenyan military official said Saturday. Col. Cyrus Oguna, who is in charge of Kenyan troops in Somalia, said the African Union will take over the 4,664 Kenyans as of March 30. He said…

        Read More

          Muqdisho: Tiyaatarkii Qaranka oo 20 sannadood ka dib la furay, Madaxweyne Shariif iyo Raysal-wasaaraha Somalia oo ka hadlay

          Muqdisho 20, March 2012 (Qurbejoog.com/AFP)- Tiyaatarkii qaranka oo ku taala caasimadda colaaduhu daashadeen ee Muqdisho, ayaa Isniintii shalay dib loo furay 20 sanadood ka dib. Sida ay sheegtay AFP, Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay rejadiisa la xidhiidha in furitaanka Tiyaatarkani wax ka tari doonto codsigoodii muddada dheer ee nabadda dalkaas oo 21-kii…

          Read More

            Islamist fighters seize central Somali town

            MOGADISHU — Al-Qaeda-allied Islamist gunmen seized a key town in central Somalia Tuesday and fired mortar bombs at the presidency in Mogadishu as Shebab commanders called for more attacks on the government. Shebab fighters on pickup trucks mounted with machine guns stormed Dhusamareb town at dawn, driving out the pro-government militia Ahlu Sunna Wal Jamaa,…

            Read More

              Kenya: Somali Refugees to Be Relocated, Says Saitoti

              The government yesterday will relocate the more than 600,000 Somali refugees back to their country. Internal Security minister George Saitoti said the refugees at Dadaab in Garissa will be relocated to regions under the control of the AMISOM in collaboration with TFG and KDF which are safe. Saitoti, however, said the government will treat the…

              Read More

                Somalis Face Sex Trafficking Trial In Nashville

                NASHVILLE, Tenn. — More than a dozen people who are accused in a sex trafficking ring run by Somali gangs that reached from Minnesota to Tennessee are facing trial in Nashville. Fifteen individuals out of a total of 30 who were indicted are facing a federal trial that is expected to last about two months….

                Read More

                  Somali kidnap accused barely awake for court sitting

                  A Somalian man remained barely conscious during a brief court sitting inside Christchurch Hospital this afternoon as he was remanded in custody on five charges relating to a violent incident last week. Christchurch District Court Judge Paul Kellar remanded the man in custody under the Mental Health Act to March 29, when a psychiatric report…

                  Read More

                    Axmed Cabdi Xaabsade oo la wareegay xilka wasiirnimo ee dhowaan loo magacaabay

                    Hargeysa 20, March 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka cusub ee wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Mr. Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay wasiirkii ka horeeyay Prof. Ismaaciil Muumin Aare oo dhowaan Madaxweynaha Somaliland xilka ka qaaday. Munaasibad loo sameeyay xil-wareejintaas oo lagu qabtay hoolka guriga Shaqaalaha, waxa uu ka qaybgalay labada masuul…

                    Read More

                      Xaabsade:Arrinka Midnimada waa la dhameeyay,SNM uun caruurta in la baro ma aha,reer tolkeyna yaa u sheega colaadi wax ma tarto(DHEGEYSO)

                      Hargeysa Mar 20,2012(SDN)-Wasiirka Hawlaha guud iyo guriyeynta Md Maxamed Cabdi Xaabsade ayaa shalay gelinkii danbe mar uu xilka wasiirka wasaarada Warfaafinta ku wareejinayay Wasiirka cusub ee wasaaradaasi waxa uu ka waramay. Md Xaabsade ayaa ka waramay siyaasada arrimaha dibedda Somaliland ee ku wejahan midnimada Soomaaliya. Md Xaabsade ayaa ka waramay manhajka waxbarashada ee Somaliland iyo…

                      Read More

                        Qalalaasihii Suuriya oo caasimada la isla soo galay

                        Dimishiq Mar 2012(SDN)-Magaalada  Dimishiq  ee xarunta  u ah  wadanka Suuriya wax aka dhacay iska horimaadkii ugu  adkaa  ee dhex mara xoogaga  ciidamda  xorta ah  ee Suuriya  iyo kuwa  u daacadda ah  madaxweyne  Bashaar  Al-asad. Dagaalada oo qarxay  saaka  waabarigii ayaa socday muddo saddex saacadood ah,  waxaana  lagu  tilmaamay kuwii ugu  xumaa  ee soo mara xarunta  waddankaasi muddadii sannadka  ahayd ee uu dalkaasi ka   socday kacdoonka  isbedle  doonka ah  ee looga  soo  horjeedo xukunka  madaxweyne  Asad. Xudunta  dagaalkaasi ayaa ahayd  degmada  Al-mezze halkaasi oo ay  ku yaalaan  dhismayaal  dhawr ah oo ay leeyihiin xoogaga  amaanka. Television-ka  xukuumadda ayaa sheegay saddex ruux…

                        Read More

                          Nidaaminta Gawaadhida Dadweynaha Hargeysa oo kulan laga yeshay

                          Hargeysa Mar 20,2012(SDN)-Shir lagaga hadlayo nidaaminta Gaadiidka basaska ayaa Maanta lagu qabtay Xarunta Dawlada Hoose ee Caasimada Hargaysa kaas oo ay ujeedadiisu tahay sidii kor loogu qaadi lahaa Bilicda Caasimada. Shirkan oo ay  ka soo qebgaleen  xoghayaha  fulinta dawladda haoose  mawliid  waris  cabdilaahi,  xildhibaan ismaacil caymis,  xildhibaan  khadar  axmed  Like iyo agaasimaha cashuuraha Rabiile  cumar …

                          Read More

                          Xiddiga Kooxda Bolton Fabrice Muamba oo Afweynta u Dhacay.

                            Tottenham-White Hart Line Stadium-Mar-19-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay Todobaadkan iyo faaladeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxaynaa Xiddiga reer Congo una ciyaara naadiga Bolton ee cargia ingiriiska Fabrice Muamba oo afweynta u dhacay marey la ciyaarayeen naadiga Tottenham kana tirsaneyd horyaalka Ingiriisk Waxay ahayd cayaar ku tirsan tartanka FA cup oo labada koox ay isku arkayeen.  Dhaqaatiirta labada kooxood ayaa markiiba…

                          Read More

                            Wasiirkii hore ee Maaliyada oo dayn la’aan xilkii wareejiyay iyo xadiga lacagta ee uu khasnada Dawladda kaga tagey

                            Hargeysa, 19, Mar (SDN)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyada Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu Wareejiyay Wasiirka Cusub Cabdicasiis Maxamed Samaale, isla markaana cadeeyay inuu khasnada dawlada kaga tagay Lacag dhan 12 Milyan oo dollar. waxaa xafladii Xil Wareejinta oo lagu qabtay xarunta Hay’ada Shaqaalaha ka qayb galay Gudoomiyaha Golaha…

                            Read More