Webmaster

    Ciidamda Suuriya oo weeraray xaafado caasimada ka tirsan iyo Ban Ki Moon oo ka hadlay

    Dimishiq Mar 22,2012(SDN)- Mucaaridka Suuriya ayaa sheegay ciidamada dawladu inay weerar ku qaadeen laba  xaafadood oo ku yaala magaalada xarunta ah ee Dimishiq . Wararka ka soo baxaya  dhinaca  Mucaaridku waxay intaasi ku dareen  ciidamada u daacada ah madaxweyne Asad in ay hubka  culus  ee ka dhaca Taangiyada ay ku duqeeyeen degmooyinka  Xarasta  iyo Arbiin  ee magaalada Dimishiq  maanta , ka dib markii  uu dib  u soo…

    Read More

      Arday ku guuleysatay tartan Quraan akhris ah oo abaal marino lagu guddoonsiiyay Hargeysa

      Hargeysa Mar 21,2012(SDN)-Madaxa Xafiiska Manaahiijta ee Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare C.laahi Yaasiin Diiriye ayaa Maanta ka qayb galay Munaasibad abaal marino lagu gudoonsiinayay arday loo soo gabo –gabeeyay tartan qur’aanka kariimka ah oo wax ka barata Machadka Daarul Xikma. Waxaa kale oo xafladaasi ka hadlay maamulaha Macaahiida Daarul Xikma Sh. Mubaarik Muuse Faarax oo…

      Read More

        Ururka Saas oo Hargeysa siminaar ugu soo gebagebeeyay Waalidiinta Ubadkoodu wax kabarataan Dugsiyada baahiyaha Gaarka ah

        Hargeysa Mar 21,2012(SDN)-Waxa Maanta Tabarbar  Socday Muddo Laba Cisho Ah Loo Soo Gabagabeeyey Shan Iyo Labaatan Xubnood Oo Ka Mid Ah Waalidiinta Ay Ardaydoodu Wax Ka Barato Dugsiga Baahiyaha Gaarka Ah Ee Magaalada Hargaysa. Tababarkan oo uu soo qaban-qaabiyey Ururka Saas oo ah urur u adeega arday qabta baahiyaha gaarka ah oo kaashanaya haayada handicap international ayaa  ujeedada…

        Read More

          Bar-Tilmaameed: Talada Xun horaa loo eeday!

          Afar indhood iyo laba indhood isku si wax uma arkaan; shaqo qof keli ah qabtay iyo ta la isugu tago isku tayo ma noqdaan; talo la’aan waa tayo la’aan. Aqoontaada iyo waayo-aragnimadaadu inta ay doonto ha le’ekaato, haddana marna kama maarantid talooyinka iyo la-tashiga. Indheergarad ayaa la weydiiyey; “La-tashigu muxuu faa’iido leeyahay?” Wuxuu ku jawaabay…

          Read More

            Arday Ka Tirsan Jaamacada Admas Oo Soo Qaban Qaabiyey Munaasibad Buugaag Loogu Ururinayo Xarun Wax Akhris Oo Dalku Yeesho

            Hargeysa, 21, Mar 2012 (SDN)- Ardayda Kulliyada Daraasaadka Horumarinta (Development Studies) ee Jaamacada Admas ee magaalada Hargeysa ayaa soo qaban qaabiyey Munaasibad balaadhan oo lagu ururinayo buugaag la dhigo Maktabad lagu akhristo, isla markaana kor u qaada wax akhriska Bulshada Somaliland oo la tilmaamay inay aad uga liitaan wakhtiga ay siiyaan Wax Akhrinta. Munaasibadan oo…

            Read More

              Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda oo hawsha tirinta kunka Qof ka fuliyay Burco

              Burco, 21, Mar 2012 (SDN)- Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda ayaa maanta hawlgalkoodii tirinta madax-taabashada ah ee kunka qof ee laga rabo Urur kasta ka fuliyay Gobolka Togdheer xaruntiisa Burco. Hawsha Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda oo noqonaysa Gobolkii afraad ee ay ka fuliyaan tirinta Kunka qof ayaa maanta waxa si isku mid ah taageerayaashooda u soo…

              Read More

                Wasiirka cusub ee Ciyaaraha oo xilkii la wareegay iyo Wasiirkii hore oo xidhiidhka Kubadda Cagta ku dardaaray inay la shaqeeyaan

                Hargeysa, 21, Mar (SDN)- Wasiirka cusub ee Wasaaradda Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dhaqanka Cali Siciid Raygal ayaa xilka kala wareegay Wasiirkii hore Wasaaraddaas Cabdi Siciid Faahiye. Munaasibada xilwareejinta oo ka qabsoomtay xarunta Hay’ada Shaqaalaha waxaana ugu horeyn ka hadlay munaasibadaas Wasiirkii hore Wasaaradda Ciyaaraha Cabdi Siciid Faahiye, waxaanu ka warramay waxyaabihii u qabsoomay muddadii uu xilka…

                Read More

                  Car bomb explodes in Somali capital, wounds two

                  (Reuters) – A car bomb exploded in the heart of the Somalian capital Mogadishu on Wednesday, wounding two people and triggering bursts of gunfire from police, witnesses said. The blast adds pressure on the embattled U.N.-backed government struggling to secure the city against al Qaeda-linked Islamist rebels, even with the help of nearly 10,000 African…

                  Read More

                    Hogaamiyaha sare ee Iiraan oo sheegay in cunaqabateynta saaran looga gaashaaman karo waxsoo saar dheeri ah

                    Tehran Mar 21,2012(SDN)-Wadaadka Dhinaca Siyaasada iyo Diinta ee sida weyn looga qadariyo Wadanka Iiraan Aayo tulaa Cali Khumayni ayaa Maanta sheegay in cadawga Iiraan uu xoog saaray sidii dhinaca dhaqaalaha looga curyaamin lahaa Jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iiran Aayo Tulaa Cali Khumayni oo Maanta Khudbad dheer ka jeediyay munaasibad lagu xusayay Sannadka Cusub ee loo…

                    Read More

                      Gollaha Midnimada Qaranka Soomaaliya oo Ottawa looga dhawaaqay(DHEGEYSO)

                      Ottawa Mar 21,2012(SDN)-Waxa magaalada Ottawa ee dalka Canada lagu soo bandhigay Golle ay ku bahoobeen xubno ka tirsan reer Ottawa oo loogu magac daray Gollaha Midnimada Qaranka Soomaaliyeed. Fowsiyo Cabdikariim iyo Axmed Maxamed Nuur oo ah labo ka mida xubnaha Gollahan ayaanu ka wareysanay baahida iyo asbaabta keentay in ururkan ay iminka ku dhawaaqaan.  [mp3player…

                      Read More

                        Taageerayaasha Urur-siyaasadeedka RAYS oo Wacdarro Ka Dhigay Kormeerkii Madax-taabashada ururrada ee Gobolka SAAXIL+ Hafiyay Ururrada Kale+Saadaasha Berri ee Burco.DAAWO SAWIRRADA

                        Berbera- Urur-siyaasadeedka RAYS oo kamid ah 15ka urur ee diiwaangashan ayaa noqday Ururkii Kaalinta koowaad ka galay Gobolka Saaxil ururada ilaa hada laga diiwaan galiyey Kunka qof oo madaxtaabasho ah kuwaas oo ay Gudida Diiwaan galintu shuruud kaga dhigtay Ururadu inay buuxiyaan. Gudida Diiwaangalinta Ururada Siyaasiga ah ee Somaliland oo ku sugan Magaalo madaxda Gobolka…

                        Read More

                          Gunmen kill 3 Yemeni soldiers, army holds 6 Somalis.

                          ADEN (Reuters) – Gunmen crept into an army barracks in southern Yemen early on Monday before killing three sleeping soldiers and wounding two, a security official said. “The gunmen snuck into the area and killed the soldiers as they were asleep early this morning,” the official told Reuters. He blamed al Qaeda for the attack…

                          Read More

                            Shirkada Sibidhka ee Saaxil Cement Company oo ka hadashay Mashruuca Sibidhka Berbera iyo doorka Dahabshiil

                            Berbera Mar 20,2012(SDN)-Shirkada Sibidhka ee Saaxil Cement Company ayaa war qoraal ah oo ay soo Saartay Maanta waxay kaga hadashay arrimo ku saabsan warshada sibidhka ee berbera iyo doorka ay ku leedahay Shirkada dahabshiil. Waxay Shirkadani Warkeeda ku sheegtay inay tahay mid saamilay ah oo kulmin doonta Shirkadaha Ganacsiga,Qurbo jooga iyo cid kastoo danaynaysa inay…

                            Read More