Gaalkacyo: Koox Dablay ah oo toogasho ku dilay Suxufi
Gaalkacyo 05, March 2012 (Qurbejoog.com)- Koox dablay ah ayaa toogasho ku dilay weriye Cali Axmed Cabdi oo ka tirsanaa idaacad ku taala magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Weriyahan oo xalay la dilay, waxa uu noqonayaa suxufigii 30aad ee tan iyo 2007 lagu dilo Soomaaliya oo ka mid noqotay meelaha ugu daran ee Suxufiyiintu ka…
