Baxreyn oo10-0-Ku Gawracdey Induuniisiya
Jakarta-03-03-2012-qurbejoog tirsaneyd isreeb-reebka koobka kubadda cagta ee aduunka laguna qaban doono Baraasiil 2014. Ciyaartan oo ahayd ciyaartii Abid ugu fadeexadda badneyd ee soo marta taariikhda kubadda cagta ee koobka aduunka taas-0. oo dhexmartey xulka baxreyn iyo xulka Induuniisya ku,haddabana soo gabagaboodey Baxreyn 10- Induuniisiy.Ciyaartan oo ku bilaabatey adhi garoon la iskugusoo xareyey ayaa daqiiqaddii 4-aad ayaa baxreyn…
