Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Maanta Kulan Isugu Yimid Madaxtooyada Ayaa Warbiximo Ka Dhegeystay Xubno Ka Mida Guddida SAWIRO
Hargaysa 01. June 2017 (SDN/QJ):- Guddida ka soo kabashada abaaraha oo weli ku gudo jira dedaalkoodii qaadhaan ururinta ayaa kulan ku yeeshay maanta oo ay taariikhdu tahay 01.06.2017 madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, waxaanu kulankaasi daba socday kulamadii hore ee guddidu sida joogtada ah marwalba ugu kulmi jireen qasriga madaxtooyada. Haseyeeshee kulankani waxa uu kaga duwanaa…
