Webmaster

Nairobi: Maxkamad Shalay La Soo Taagay Musharrax Madaxweyne Oo Ku Eedaysan Inuu Isku Dayey Inuu Is-dilo

Nairobi 01. June 2017 (SDN/QJ):- Peter Gichira oo ka mid ah Musharaxiinta doonaysay in ay ka qeybgasho doorashada Madaxweyne ee dalka Kenya, ayaa la soo taagay Shalay maxkamad iyadoo lagu soo eedeeyay in uu doonayay inuu is dilo, kadib markii uu ku guul-dareystey in uu soo buuxiyo shuruudaha uu kaga mid noqon lahaa Musharraxiinta sida…

Read More

Dawladda Tunisia Oo Amartay In Maqaaxiyaha Cuntada La Xidho Bisha Ramadaan Iyo Dadweynaha Oo Ka Gadooday !

Tunisia 01. June 2017 (SDN/QJ):- Go’aanka ka soo baxay wasaaradxa arrimaha gudaha Dalka Tunisia ayaa khilaaf aad u ballaadhan uu ka dhex dhaliyay bulshada ku nool Dalkaasi, go’aankan o ah in aan goobaha wax lagu cuno aan la furi Karin inta ay dadku soomanyihiin. Dad badan oo ku nool dalkaasi ayaa go’aankan ka soo hor…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Mas’uul Cusub u Magacaabay Xarunta Villa Somalia

Muqdisho 01. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Faraamjo ayaa u magacaabay Fahad Yaasiin in uu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Villa Soomaaliya. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu Fahad Yaasiin u magacaabay xilka Agaasimaha Guud ee Madaxweynaha.   “Waxaan xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka…

Read More

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti Ganacsato Jayniis ah oo Doonaya inay Dalka Maal-gashadaan SAWIRO

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ganacsato Jayniis ah, oo doonaya inay Somaliland maalgashadaan. Ganacsatadan oo ka socotay shirkad balaadhan oo lagu magacaabo Richway Greenergy oo ka shaqaysa dhalinta korontada iyo biyaha ayaa sheegay inay danaynayaan inay maalgashadaan Somaliland, iyaga…

Read More

Shir Lagaga Arrin Sanayey Xanuunadda Ka Dilaaca Roobabka Iyo Abaaraha Oo Uu Gudoominayey Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ayaa ka Qabsoomay Madaxtooyada Somaliland SAWIRO

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):-Shir Lagaga Arrin Sanayey Xanuunadda Ka Dilaaca Roobabka Iyo Abaaraha Oo Ay Isugu Yimaadeen Wasaaradaha Caafimaadka, Madaxtooyada, Maaliyada, Biyaha, Warfaafinta iyo Taliyaha Ciidanka Booliska  Oo Ka Qabsoomay madaxtooyada jamhuuriyadda Somaliland ayaa ujeedadiisu ahayd sidii looga hortegi lahaa loona kaantarooli lahaa Xanuunadda ka dilaaca abaaraha iyo wakhti roobaadka.   Kulankan oo ay…

Read More

Boqor Buur-madow oo Ka Hadlay Khilaaf Soo Kala Dhex-galay Beesha uu Ka Soo Jeedo oo Isku Maandhaafsan Shir ay Qabsanayaan DAAWO

Dubai 31. May 2017 (SDN/QJ):-Boqor Cismaan Boqor Buur-madow, ayaa ka hadlay khilaaf muddooyinkii dambe kala qeybiyey beesha uu ka soo jeedo kuwaasi oo isku maandhaafsan shir ay qabsan lahaayeen beeshaasi iyada oo la arkaayo in laba dhinac ay u kala fadhiyaan isla mar ahaantaana uu mid walba si gaar ah u la hadlaayo warbaahinta dalka.

Read More

Hujuunkii Burco ee 1988kii iyo Kii Hargaysa Mataano Xidhiidh lahaa {DHAGAYSO}

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):- Waa Maalmihii Is maqiiqa iyo Is Hujuunka Laba cudud oo aan la is barbar dhigi Karin,Waa Maalmihii ay Xarakadii dhaqdhaqaaqa Waddaniga Somaliyeed ee SNM Hal bacaad lagu lisay ka dhigtay Riyo ay isku maaweelinayeen talisyadii Muqdisho iyo Addis ababa oo ku shirsanaa Soodare isla markaana gaadhay Heshiis dhigayay inay kala…

Read More

Madaxtooyada Oo Faahfaahisay Kulan Dhex Maray Labada Guddi Ee Guddida Taakulaynta Abaarta & Guddida 18 May Ee Ka Soo Kabashada Abaaraha Iyo Madax Ka Socday Hay’adaha Qaramada Midoobay SAWIRO

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay kulan maanta Qasriga madaxtooyada ku dhex maray labada guddi ee guddida taakulaynta abaarta, iyo guddida 18 May ee ka soo kabashada Abaaraha iyo madax ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay.   Kulanka oo ahaa kulan balaadhan oo laga hadlayey sidii loo midayn lahaa hawlgalada guddida…

Read More

Telefishan Ku Yaala Denmark oo Warbixin ka Diyaariyey Hablihii Laga qabtay Madarasad Hargaysa Ku Taala Iyo Mid Ka Mid ah Hablahaasi oo Sheegtay In Dhaawacyo la Soo Gaadhsiiyey

Denmark 31. May 2017 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah hablihii reer Somaliland ee dhawaan laga soo qabtay madarasad ku taala magaalada Hargeysa ee dib loogu celiyay dalka Yurub iyo Maraykanka, ayaa markii u horaysay warbaahinta la hadashay. Gabadhan oo magaceeda la yidhaahdo Yaasiin Cismaan, degena dalka Denmark ahna 18 jir waxa warbixinteeda toddobaadkan laga sii…

Read More

Dib u Dhaca Doorashada oo Saamayn Ku Yeeshay Kaadh Qaadashada Codbixiyeyaasha Somaliland!!!

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):- Dib u dhaca doorashada golaha wakiilada Somaliland ayaa saamayn toos ah ku yeelatay qaadashada kaadhadhka cod bixiyayaasha. Sidaas waxa sheegtay warbixin ay soo saartay dalada SONSAF ee ay ku bahoobeen ururada aan dawliga ahayni. Daladda SONSAF ayaa warbixinteeda waxay ku sheegtay in qaadashada kaadhadhka cod bixintu si nabadgelyo ah uga…

Read More

“Anigu Ma Ihi Sixiroole Mana Ihi Qof La Shaqeysta Sheydaanka.”. Sheekhii Dadka Ku Dabiibey Duleedka Hargeysa oo Ka Jawaabay Eedo uga Yimi Qaar Ka Mid ah Culimada DAAWO

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Abdul Xaq oo ah sheekhii maalmahii u dambeeyey duleedka koonfureed ee Hargeysa ku dabiibaayey dadka tirada badan isla mar ahaantaana caanka ku ahaa rusheynta dadka isaga oo u adeegsanaaya siddii uu dadkaas uga daweyn lahaa sixir iyo weli ba wax loo yaqaano isha Bani Aadamka ee dadka ku dhacda,…

Read More

Muuqaal Naxdin Badan:-Shuban Biyoodkii Ka Dilaacay Magaalada Burco oo Maraaya Halkii ugu Sareysay+ Tirada Dadka uu Soo Ritay oo Waadhadh Lagu Dabiibaayo & Gurmad Gaadhay DAAWO

Burco 31. May 2017 (SDN/QJ):- Cudurka Shuban-biyoodka oo maalmahii ugu dambeeyey ka dilaacay magaalada Burco, ayaa maraaya halkii ugu sareysay, waxaana illaa hadda la sheegay in uu soo ritay 2736 qof oo ku nool gudaha magaalada Burco iyo hareeraheeda ba.   Hay’adda bisha cas, ayaa iyadu gargaar deg-dag ah u fidisay dadkaasi oo sida la…

Read More

Dawlada Itoobiya oo Baahisay Socdaalka uu Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Ku Joogo Maraykanka

Washington 31. May 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa baahisay war ku saabsan xafiiska diblomaasiyadeed ee Jamhuuriyadda Somaliland ku leedahay magaalada Washington ee dalka Maraykanka oo xadhiga laga jaray toddobaadkii dhammaaday, kaas oo uu furay wasiirka khaarajiga Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire. Warkan oo lagu baahiyay dagalka ay Inernetka ku leedahay wasaaradda arrimaha…

Read More

Siyaasi Sida Fiinta uga Qeyliyey Dhulkii Raasiga Berbera oo La Boobey+ Dhaliilahii ugu Adkaa Ku Ganey Xukuumadda DAAWO

Berbera 31. May 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Axmed Kooshin, ayaa sida fiinta uga qeyliyey dhul dan guud ah oo ay baloodheysteen safiirka Somaliland ee Safaaradda Imaaraadka, waxaana uu si aada ugu canaantay xukuumadda in ay boob xooggan ku hayso gudaha magaalada Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=mMzvEersLY8

Read More