‘’Wuxuu Ninkani Dadka Ku Akhrinayo Ma aha Qur’aan’’ Sheekh Barbaraawi oo Eedaymo u Soo Jeediyey Sheekh Cabdul Xaq DAAWO
Hargaysa 02. June 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi oo ka Mid ah Culimadda Magaaladda Hargaysa ayaa eedaymo Kulul u Jeediyey Sheekh Cabdul Xaq oo ah sheekhii maalmahii u dambeeyey duleedka koonfureed ee Hargeysa ku dabiibaayey dadka tirada badan isla mar ahaantaana caanka ku ahaa rusheynta dadka,Waxa uu Sheekh Barbaraawi Sheegay in aanu Sheekhani Qur’aan dadka…
