Webmaster

Dhallinyarada Beelaha Bariga Burco oo Ku Dhawaaqday Shir Aayo Ka Tashi ah+ Magaca Loo Bixiyey iyo Halka Lagu Qabanaayo DAAWO

Burco 03. June 2017 (SDN/QJ):-Dhallinyarada ka soo jeeda beelaha Habar-jeclo, ayaa ku dhawaaqday shir gaar ah oo ay kaga tashanayaan aayahooda mustaqbal iyo weli ba midka siyaasaddeed ee dalka, waxaana ay farta ku fiiqeen in ay shirkaasi ay ku gorfeyn doonaan arrimo badan oo xasaasi ah. https://www.youtube.com/watch?v=Ro6iZFwvEt0

Read More

Siyaasi Cali Khaliif Galaydh oo Booqasho Ku Tegay Magaaladda Boorama Iyo Xarunta Jaamacada Camuud SAWIRO

Boorama 03. June 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Cali Khaliif Galeydh oo maalmo uun ka hor socdaal ku yimi magaalada Hargeysa, ayaa saaka safar ugu baxay magaalada Boorama, halkaasi ay oo ay ku soo dhaweeyeen madaxda dawladda, Xisbiyada iyo weli ba haldoorka kale ee gobalkaasi. Siyaasi Cali Khaliif oo socdaalkiisan uu ku wehelinaayey guddoomiyaha Xisbiga UCID Inj.Faysal Cali Waraabe,…

Read More

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Markii ugu Horreysay Ka Hadashay Iska na Foggeysay Eedo Cadaalad Darro oo Hore Looggu Soo Jeediyey DAAWO

Hargaysa 03. June 2017 (SDN/QJ):-Hay’adda Shaqaalaha dawladda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay iska difaacday eedo loo soo jeedinaayey muddooyinkii dambe oo uga imanaayey dad shaqaale ah oo sheegay in la musuqmaasuqay imtixaanaad ay hay’addu ka qaaday iyo weli ba sida oo kale cadaalad darro laga tirsanaayey tallaabooyin ay qaadeen maamulka hay’addaasi.

Read More

Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI oo Ruwaayad Ku Tilmaamay Wareegto uu Soo Saaray Wasiirka Hawlaha Guud

Hargaysa 03. June 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Maxamed Cabdillaahi Uurcadde,ayaa ka hadlay wareegtadii uu Wasiirka Hawlaha guud uu ka soo saaray Taariikada Gaadiidka Dawladda iyo inaan gaadhi dawladeed lagu xidhi karin taariko shacab, waxaanu sheegay in wareegtadan aan daacad laga hayn. Xoghayaha guud ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Maxamed Cabdillaahi…

Read More

Maamulka Dawladda Hoose ee Caasimadda oo Xili uu Qashin Buux Dhaafiyey Hargeysa Soo Saaray Amaro Laga ga Hortagaayo Shuban Biyoodka DAAWO

Hargaysa 03. June 2017 (SDN/QJ):- Maayirka Caasimadda Hargeysa Md.Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa soo saaray go’aamo iyo wareegtooyin ay ka dawlad hoose ahaan kaga hor tagayaan shuban biyood ka dilaaca gudaha magaalada Hargeysa, waxaana shacabka Somaliland iyo cidda ay go’aamadani khuseeyaan ba uu ka codsay in si wada-jir ah la iskaga kaashado siddii loogga hortagi…

Read More

Xisbiga WADDANI Oo Gaadhi Daawooyin Ah Gaadhsiiyey Burco Oo Xanuun Ka Dillaacay

Burco 03. June 2017 (SDN/QJ):-Wefti ka tirsan Xisbiga Mucaaradaka ah ee WADDANI Oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Md C/qaadir Jirde,  ayaa deeq- daawooyin ah gaadhsiyey Cisbitaalka guud ee magaalada Burco, halkaasi oo lagu dabiibayo dadka uu soo ritey xanuunka shuban biyoodku. Deeq-dan  daawooyinka ayaa waxay weftiga Xisbiga WADDANI  ay ku…

Read More

Sheekh Aadan Siiro oo Farta Ku Fiiqey Cidda Iska Leh Mas’uuliyadda Sicir-bararka Ka Taagan Dalka DAAWO

Hargaysa 03. June 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Sheekh Muxumed(Sheekh Aadan Siiro). ayaa farta ku fiiqay cidda mas’uulka ka ah isla mar ahaantaana mas’uuliyaddeeda iska leh xaaladda adag ee sicir-barar ee dalka ka jirta, waxaana uu tilmaamay in qoyska Madaxweynaha ee dalka xukumaa ay sabab u yihiin dhibbaatada ka dhacda dalka.  

Read More

Waxqabadkii Madaxweyne Farmaajo ee Boqolkii maalmood ee ugu horeeyay

Muqdisho 03. June 2017 (SDN/QJ):-Boqolkii maalmood ee ugu horreysay ee uu talada dalka hayay, Madaxweyne Farmaajo wuxuu galay 10 safar, isagoo booqday 9 dal, wuxuuna dalka ka maqnaa 26 maalmood, taas oo celclis ahaan ka badan madaxweynayaashii ka horreeyay. Dhanka Amniga, waxaa dhacay 30 qarax, waxaana dhimatay 415 qof oo uu kamid yahay wasiir xukuumaddiisa ka…

Read More

Kooxda Al-Shabaab oo Weerar Toos ah Ku Qaadey Ciidamada Kenya ee Ku Sugan Dalka Somaliya

Muqdisho 03. June 2017 (SDN/QJ):-Xoogag ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta dalka Somaliya, ayaa dagaal xooggan ku qaaday saldhig ciidamada Kenya ee ku sugan dalka Somaliya ay ku lee yihiin deegaanada Kulbiyoow ee gobalka Jubada Hoose ee dalka Somaliya. Weerarkan oo aan illaa hada la soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay, ayaa la…

Read More

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo Walaac Ka Muujiyey in Doorashadda la Galo Xiligan & Asbaabta uu Cuskanayo DAAWO

Hargaysa 02. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida  Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan  Oo Warbaahinta Qaybaheeda Kala Duwan  Ugu Waramay  Magaaladda Hargeysa  Ayaa Si Kooban Uga Hadlay  Xannuunka  Shuban-Biyoodka Ee Ka Dilaacay Gobolka Togdheer Kaas oo Sababay Dhimashada dad badan.

Read More

Somaliland: Saldhigii Imaaraadka oo Hawlgaladiisii Millatari ka Bilaabaya Madaarka Berbera

Dubai 02. June 2017 (SDN/QJ):- Saldhigga dawladda Imaaraadku ka furanayso Somaliland ayaa dhawaan bilaabi doona hawlgaladiisii millatari, sidaasna waxa sheegay warbixin lagu daabacay mareegta The New Arab. Warbixintan waxa lagu faahfaahiyay ujeeddooyinka laga leeyahay Saldhigan, waxaana soo turjumay Cumar Maxamed Faarax Waxaanu warkaasi u qornaa sidan:- “Saldhiga Millatari ee dawladda Imaaraadka carabtu ka furanayso Somaliland,…

Read More

Guddoomiyaha Baanka Dhaxe ee Somaliland oo Ku Dhawaaqey Go’aamo Lagu Sifeeyay Ma Dhalays Kaas oo ay Rabaan inay Hoos ugu Dhigaan Sicir Bararka & Fulinta Go’aankan oo Su’aali Hor taal DAAWO

Hargaysa 02. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Baanka dhaxe ee Somaliland, ayaa ku dhawaaqey go’aamo lagu yareynaayo sicir-bararka oo muddooyinkii dambe maraayey meel aad u sareysa, waxaana uu tilmaamay in ay wax ka qabanayaan sarifka lacagaha qalaad oo inta badan dhib ku haya maciishadda sida oo kale na saameynta ugu weyn ku leh sicir-bararka. Hasa yeeshee…

Read More

Mid ka Mid ah dowladaha Carabta oo Si Cad uga Hor Timid Saldhiga Milateri ee Turkigu ka Dhisanayo Somalia

Qaahira 02. June 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Masar oo ka mid ah dowladaha xubnaha ka ah ururka Jaamacada Carabta ayaa si cad uga soo horjeesatay saldhiga milateri ee dowlada Turkigu ka dhisaneyso Somalia. Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Arrimaha Africa u qaabilsan dowladda Masar Muna Cumar ayaa halis aan la aqbali karin ku tilmaamtay Saldhiga Milatari…

Read More

Safiiro Ka Socda Dawlada Holland oo Socdaal Ku Yimid Somaliland Iyo Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan oo Kulan dhex Maray DAAWO

Hargaysa 02. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Dib-udejinta Ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal Ayaa Xafiiskiisa Ku qaabilay wafti Sare Oo Ka socda Dawladda Holland. Waftigan uu hogaaminaayo Safiirka dawladda Holland u fadhiya Dalka Kenya waxa ku wehelinaayay Safiirka dawladda holland u qaabilsan Somaliland Iyo Somalia Miss elin. Kulankaasi ayay labad dhinac kaga wada xajoodeen…

Read More

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Cadaysay inay Ku Fashilantay Qorshihii ay Wax Kaga Qaban Lahayd Cudurka Shuban Biyoodka ee Burco Ka Dilaacay DAAWO

Hargaysa 02. June 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda caafimaadka Somaliland waxay sheegtay in ay ka gaabisay wax ka qabashada xaaladda xanuunka shuban biyoodka oo ka dillaacay deegaano ka tirsan Somaliland gaar ahaan magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Wasiiru-dawlaha wasaaradda caafimaadka Somaliland Maxamuud Jaamac Aadan (Galaal) ayaana arrintaasi shacabka ka raalligaliyay; “Waa inaanu qaadanaa wixii dhaliil jira…

Read More