Webmaster

Xukuumadda Federaalka Somalia oo Ku Eedaysay Maamul Goboleedka Punt Land inay Ka Baxeen Heshiis ay Wada Galeen DAAWO

Muqdisho 23. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Kalluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cabdi Xaashi ayaa ku eedeeyay maamul goboleedka Puntland in ay fashiliyeen shir muhiim ahaa oo ay uga qeyb gali lahaayeen Jaziirada Seychelles. C/raxmaan Cabdi Xaashi ayaa sheegay in ujeedka shirka Seychelles uu ahaa in lagu saxiixo heshiiskii qabyada ahaa ee la gaaray, maamulka Punt land…

Read More

Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan la qaatay Madaxweynaha Maraykanka Mr Donald Trump Iyo Waxyaabihii laga wada Hadlay DAAWO

Riyadh 23. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa halkaasi kulan kooban kula qaatay Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump.   Kulanka kooban ee dhax maray labada Madaxweyne ayaa intiisa badan looga hadlay dagaalka kooxda Al Shabaab ka wado Soomaaliya iyo sidii Dowlada Mareykanka gacan uga…

Read More

Wasiir Ka Tirsan Dawladda Federaalka Somalia oo Luuqad adag Kula Hadlay Xildhibaano Sheegay inay Maamuus ka Xayuubin Ku samayn doonaan Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho 23. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa baryahaan bilowday guux ay wadeen dhowr qof oo siyaasiyiin ah oo ka waday dalka dibaddiisa shir albaabada u xiran yihiin kuna dhawaaqeen in uu cadadkooda ahaa 80 siyaasiyiin ah, kuwaasoo diiday in la sawiro shirkooda. Goob jooge xildhabaan ah oo shirka u tagay inuu u kuur galo hadafka laga…

Read More

Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Muuqaalka Askari Kenyan Ah Oo Ka Mid Ah 11 U Afduuban

Ceel-Cade 23. May 2017 (SDN/QJ):- Kooxda Al-shabaab, ayaa Shalay baahisay muuqaalka askari ka tirsanaa ciidamadda Kiiniya oo  bishii January ee sanadkii hore ay nolol ku qabteen, ka dib markii ay weerareen saldhig ay ku lahaayeen degaanka Ceelcadde ee gobolka gedo ee Dalka Soomaaliya. Askarigan oo lagu magacaabay Alfred Danyi wuxuu ka mid ahaa 11 askari…

Read More

Waddan Mamnuucay In Heesta Calanka Loo Adeegsado Xafladaha Iyo Xayeysiisyada

China 23. May 2017 (SDN/QJ):- Dalka Shiinaha ayaa mamnuucay in heesta calanka loo adeegsado xafladaha sida aroosyada ama kuwa gaarka, sida lagu qoray go’aamo baarlaamnku ansixin doono Go’aamada cusub ee Shiinaha ayaa lagu sheegay inay waajib ku tahay qof kastoo jooga goobta laga qaadayo heesta calanka inuu si qiiro leh ula socdo qiimaheeda, una qadariyo….

Read More

Boqorka Dalka Holland Oo Shaqo Aan Shacabkiisu Ogeyn Qaban Jiray Mudo 21 Sano ah

Holland 23. May 2017 (SDN/QJ):- Boqorka dalka Holland, Willem-Alexander ayaa la sheegay inuu muddo 21 sannadood si qarsoodi ah ugula shaqeyn jiray shirkadda Diyaaradaha KLM duuliye diyaaradeed, aanu shacabka dalkaasi ogeyn. Boqorka Holland ayaa qisadan markii ugu horeysay doraad ku sheegay wareysi telefishanka Holland la yeeshay inuu shaqada duuliyenimada oo hiwaayadiisa ahayd ku caawin jiray…

Read More

Wasiir lagu amray keenida EREY  Farxadda iyo Naxdinta Loo Adeegsado & Jawaabtiisa

Delhi 23. May 2017 (SDN/QJ):- Boqor  ka mid ah boqoradii Hindiya ayaa maalin u yeedhay wasiirkiisa,  waxaanu ku amray inuu u soo qoro eray xikmad ah oo haddii uu faraxsan yahay ka cadhaysiiya, haddii uu cadhaysan yahay-na ka farxiya. Wasiirki go’aanka boqorku faray, oo waajib ka saaran yahay inuu fuliyo, ayaa muddo markuu maskaxda rogrogay,…

Read More

Halista Mobile-ka Jeebka La Geliyo Oo Laga Digay, Iyo Sababta oo La Cadeeyay!!!

Hargaysa 23. May 2017 (SDN/QJ):- Baadhitaan lagu ogaanayey halista telefoonada gacanta (mobile) ee jeebabka la geliyo ayaa lagaga digay inay keento waxyeelo soo gaadha unugyada taranka ee Ragga.   Deraasad ay fuliyeen khubaro ka socotay jaamacada Exter ee dalka Ingiriiska ayaa lagu sheegay in fallaadhaha kasoo baxa mobile-ka ee oo loogu yeedho afka qalaad Electro…

Read More

Cudurka Kolooraha Amase Daacuunka Oo Ka Dilaacay Dalka Yeman , Tirada Dadka Qaba ama uu Soo Ritay oo la Shaaciyey & Heerka Fiditaankiisa oo Xawaare Ku Socda

Sanca 23. May 2017 (SDN/QJ):- Sida ay sheegtay hayada caafimaadka adduunka ee marka magaceeda la soo gaabiyo ay tahay WHO ugu yaraan 315 qof ayaa u dhintay kolooraha tan iyo bishii afaraad ee sannadkan. Cudurka Kolooraha ayaa ku fidaya dalka yeman, iyada oo laga shakisan yahay inuu xannuunku gaadho dad lagu qiyaasay 29,300 oo qof…

Read More

Guddida 18-May Iyo Taakulada Abaaraha Oo Maanta Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee ka Hawlgala Somaliland SAWIRO

Hargaysa 22. May 2017 (SDN/QJ):- Maanta-22.05.2017-kulan balaadhan oo saddex geesood ah oo maanta ka qabsoomay qasriga madaxtooyada oo ay isugu yimaadeen hay’addaha caalamiga ah, Guddida 18-May iyo taakulada abaaraha iyo hay’adaha qaramada midoobay ee ka hawlgala Somaliland ayaa lagaga wada hadlay sidii ay uga qaybqaadan lahaayeen taakulaynta abaaraha ee dalka lagaga dhawaaqay sidii loogu ururin…

Read More

Xubno Ka Mida Xukuumadda Somaliland Iyo Ururka Saxaafadda Ee SOLJA Oo Qasriga Madaxtooyadda Kulan Ku Yeeshay Maanta Kaas oo Gogol xaadh u ah Shir balaadhan oo loo balansan yahay Arbacada SAWIRO

Hargaysa 22. May 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, iyo Ururka Saxaafadda ee SOLJA ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta qasriga Madaxtooyadda ee caasimada Hargeysa.   Kulankaas oo laba geesood ahaa ayaa waxa lagaga wada hadlay arrimo la xidhiidha hawlaha saxaafadda, cabashooyinka jira iyo sidii waxa looga qaban lahaa. Shirkan oo ahaa mid loogu gogol xaadhayo shir…

Read More

Dadweynaha reer Hargeysa Ayaa Iska Xaadiriyey Sheekh Dadka Ka Dabiiba Isha iyo Sixirka DAAWO

Hargaysa 22. May 2017 (SDN/QJ):- Boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid Gobolada Somaliland iyo waliba wadamada adduunka oo dhan ayaa xarunta uu sheekhasi dadka ku daaweyo faylal dhaadheer u gala maalinwalba. Sheekhan ayaa dhawan dalka yimid iyada oo muddo dheer la sugayey. Xaruntan dadka lagu daaweynayo ayaa ku taala xaafada masaalaha ee Hargeysa gaar…

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE oo Caddeeyey in Xisbigiisu Diyaar u yahay Doorasho Xalaal ah Xili uu Ka Hadlayay Xafiis uu Kulmiye ka Furtay Bariga Hargaysa SAWIRO

Hargaysa 22. May 2017 (SDN/QJ):- Xisbal-xaakimka haya talada Somaliland ee KULMIYE, ayaa xafiisyo cusub ka furtay degmooyinka Gacan-libaax iyo Axmed Macallin Haaruun ee bariga magaalada Hargeysa maanta. Xafiisyada cusub ee xisbigu ku yeeshay Degmooyinka Gacan-libaax iyo Axmed Macallin Haaruun, waxa daah-furay masuuliyiinta KULMIYE oo uu hormood u yahay Guddoomiyaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo…

Read More

Xildhibaanada Baarlamanka Somalia oo Qorshaynaya Maamuus Ka Xayuubin ay Ku Sameeyaan Madaxweyne Farmaajo DAAWO

Nairobi 22. May 2017 (SDN/QJ):- Xubno door ah oo ka Mid ah Xildhibaanadda Golaha Shacabka Baarlamanka Somalia oo Kulan ku Yeeshay Magaaladda Nairobi ayaa Daboolka ka qaaday inay Maamuus ka Xayuubin ku samayn doonaan Madaxweyne Maxamed C.laahi Farmaajo oo Wax ka yar afar bilood ku fadhiyey Kursiga Hogaaminta Somalia. https://www.youtube.com/watch?v=o0mGtOSqk2U

Read More