Berbera 22. May 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Ayaa Maanta Si Rasmi Ah U Soo Gabo Gabeeyay Hawlgalka Qaadashadda Kaadhka Codbixiyaha Oo Mudo 21 Maalmood Ah Ka Socday Deegaanadda Kala Duwan Ee Gobolada Saaxil,Awdal Iyo Jiido Ka Tirsan Gobolka Sanaag.
Gobolada Saaxil,Awdal Iyo Deegaano ka Tirsan Gobolka Sanaag oo ay Ka Soo Dhamaatay Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha DAAWO
