Webmaster

“Dawladii Ay Ahayd In Ay Xal U Hesho Sixir-Bararku, Waxay Ku Mashquushay Sidii Ay Muuse Biixi U Soo Saari Lahaayeen, Reer Borama Waxaan Leeyahay, Waxaa Leedihiin Laba Murashax Ku Xigeen Iyo Murashax Madaxweyne Ee Kala Doorta ..,” DAAWO

Boorama 28. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay Wax ka qabasho la’aanta Sicir bararka. Waxa uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ka Dayriyey Xaaladda Nabadgalyo ee Somaliland Isagoo soo qaatay Dhacdooyin amniga dalka wax u dhimaya oo Maalmihii la soo…

Read More

‘’Dhaliishaydii Shalay ee Xirsi iyo Xisbiga Waddani Waxaan Ku Gartay inay Sax ahayd Ilaahay Waa Ka Halkan Isugu Kaayo Keenay…’’ Murashax Muuse Biixi DAAWO

Boorama 28. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Sheegay inay run ahayd dhaliil uu doraad u Jeediyey Hogaamiyaha Xisbiga Waddani iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

Read More

“Dawladu Dhaqaale Urursi Bay Ku Jirtaa, Wax Soo Gala Mooye Wax Ka Baxa Oo Dadka Dib Ugu Noqda Dooni Mayso, Mas’uuliyadda Sicir Bararka Dawlada Leh”Siyaasi Cabdi Haybe

Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, kana tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inay ku jirto hanti urursi xilli ay dalka ka taagnatahay sicir barar iyo abaar baahsani. Cabdi Haybe Maxamed, oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale…

Read More

‘’Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani Waxaan Leeyahay ka daaya Ummada Qabyaalada oo Barnaamij Ku hanta’’ Gudoomiyaha Xisbiga Ucid DAAWO

Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Shacabka ku nool Gobolka Awdal iyo Salal Wuxuu ugu Baaqay inay Si waddaniyadi ku Jirto u qaataan Kaadhadhka Codbixiyeyaasha ee Laga daahfuray Magaaladda Boorama Isla Markaana Si rasmi ah Maalinta Beri oo sabti…

Read More

Dawladda Federaalka Somalia oo Ka Hadashay Wada Hadaladii Fashilmay ee u Dhexeeyay Maamulada Gal Mudug iyo  Ahlu Sunna Iyo Cida eeda Leh oo ay soo Bandhigeen AKHRI

Muqdisho 28. April 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa war murtiyeed ka soo saartay wada hadaladii Muqisho uga socday maamulada Galmudug iyo ahlu sunna.   Masuuliyiinta Galmudug ayaa shir jaraaid oo ay ku qabteen Muqdisho waxay ku sheegeen iney burbureen wadahadalkii ay kula jireen ahlu suna ayna burburka wada hadalkaas leeyihiin dhinaca ahlu suna…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Punt land oo Mar labaad Ku Celiyey inaan Deegaamadooda Lagaga Dhawaaqi Karin Urur Diimeedka Al Saadicuuna Bil Xaq Kadib Markii ay Isku Maandhaafeen Dawlada Federaalka Somalia DAAWO

Garowe 28. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land C.kariin Cameey ayaa Sheegay in Xayndaabka Maamulkooda aan lagaga dhawaaqi Karin urur diimeedka Alsaadicuuna bil xaq. Hadalka Madaxweyne Ku Xigeenka Maamul Goboleedka Punt land ayaa ka danbeeyay Kadib Markii ay Dawlada federaalka Somalia ka Cadhootay hadal hore uga soo Yeedhay Mas’uuliyiin…

Read More

Hawlqabadka Hay’ada Caalamiga ah ee African Education Trust iyo Xogwaran uu Agaasimaheedu Ku faahfaahiyey Mashaariicda ay Fuliyaan

Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Xasan Axmed Ibraahin Wuxuu Ku magac dheer yahay Xasan Embassy waa Agaasimaha Guud ee Hay’ada African Education Trust oo Fadhigeedu yahay Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Isla markaana ka shaqaysa horumarinta Waxbarashadda. Xasan Embassy ayaa Xogwaran dhinacyo badan leh oo uu Siiyay Barnaamijka Baro oo Ku Dayo Muwaadinkaaga danta Guud waxa…

Read More

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Kooxda Asaadiciuuna Bil Xaq Ku Sheegay Takfiiriyiin Dadka Gaalaysiiya & Dooda Taagan DAAWO

Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Kadib Markii Bishan dhamaadka ah ee April Deegaano badan oo Somalidu ku dhaqan tahay lagaga dhawaaqay Urur Diimeedka Al Saadicuuna Bil Xaq Isla markaana ay Soo Saareen laba bayaan ayaa waxa soo shaac baxoodu uu dood ka dhex dhaliyey Culimadda Somalida. Umal waa kan wuxu inaga iibinayaa in kooxdani ay…

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Sii Aabudhay Rajadii Boqolaal Shaqaale Dawladeed ah oo Naawilayay inay Sannadkan Helaan Xuquuqdoodii

Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Horaantii Sannadkan aynu Ku Jirno ee 2017 ayaa Wareegto uu Madaxweyne Siilaanyo soo Saaray Xili Habeen badh ah waxa uu ku faray Wasaaraddaha iyo Hay’adaha dawlada inay Joojiyaan dhamaanba Shaqaalihii Iyo Ciidamadii Cusbaa ee Ku jiray Sannad Miisaaniyadeedka 2017 ee Golaha Xukuumada iyo Golaha Wakiiladuba ay Meel mariyeen. Ujeedada Hakinta…

Read More

Wadahadalkii u socday Ahlu suna iyo Maamul Goboleedka Galmudug oo fashil ku dhamaaday (Akhriso sababta)

Cadaado 28. April 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu fashil ku dhamaaday wadahadaladii ay kula jireen maamulka gobolada dhexe ee ahlu suna Waljameeca kuwaasoo la doonayey in lagu mideeyo labada dhinac. Guddoomiyaha Guddiga wadahadalka Galmudug, ahna Wasiirka Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta maamulkas Cusmaan Maxamed oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay…

Read More

Nin Reer Yurub Ah Oo Maraykanku diiday inuu Dalkooda Yimaado Kadib Markii uu Dhawr Jeer Muqdisho Booqday!!

Ireland 28. April 2017 (SDN/QJ):- Nin u dhashay waddanka Ireland ee qaaradda Yurub, ayaa loo diiday inuu galo dalka Maraykanka toddobaadkii hore, ka dib markii uu dhowr jeer booqday magaalada muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya. Madaxa Shirkadda Tiknoolajiyadda ee stripe Patric collison ayaa  qoraal uu ku qoray  twitter  wuxuu ku sheegay in qof ka mid…

Read More

“Somaliland waxa ay ku talogashay in boqolkii qofba laba kamid ahi naaxdo intii kalena bakhtido,” Abwaan Hurre Walan-wal

Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Cismaan Ibraahim Warsame,(Hurre-walangal), ayaa si weyn uga dayriyey sida uu dhulkii la wada lahaa u noqday mid la kala goo-goostay, islamarkaana uu gebi ahaanba uga baxay gacanta dawladda. Abwaanku waxa uu xusay in dhibaatada shaqo-abuur la’aanta ah ee bulshada haysata ay kaw ka tahay dhulkii oo la kala sheeganayo,…

Read More

Xiisada Ka Dhex Alloosan Maraykanka Iyo Waqooyiga Kuuriya, Waxa Dhici Kara Iyo Tabbaha Lagu Baajin Karo Colaad Hor Leh? DAAWO

Peyongyong 28. April 2017 (SDN/QJ):- Xiisadda u dhaxeysa Maraykanka iyo Waqooyiga Kuuriya ayaa cirka isku sii sharreeraysa, iyada oo ay wali hadhsan tahay lixdii tijaabo ee laga filayey Peyongyong, isla-markaana gantaalaha riddada dheer ay soo dhoobtay xadka ay la leedahay Koonfurta Kuuriya. Dhinaca kale, Abaanduulaha ciidammada Maraykanka ee badweynta Baasafik Admirol Harry harris  ayaa ka…

Read More

Raxmaadka Eebbe oo Maansheeyay Jiido Badan oo Ka Tirsan Buuhoodle,Togdheer Iyo Sool

Buuhoodle 28. April 2017 (SDN/QJ):- Gobolka Buuhoodle Ayaa Roobabku Meelaha Qaarkood Heleen Sida U noo Xaqiijiyay Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle Md Cabdirisaaq Ismaciil Axmed Oo Aanu La Xidhiidhnay Isagoo Ku Sugan Magaalada Buhoodle. Gudoomiyuhu Waxaa Uu Noo Xaqiijiyay In Meelo Kamid Ah Gobolka Uu Roob Wanagsani Helay Waxaana Buuxsamay Baliyada Kala Ah Sool-Joogto, Dureemo-Caddo,Doofaare Iyo Dhuumoodle,…

Read More

Faransiiska: Maayar La Ganaaxay Markuu Hadal Cunsuriyad Ah Ka Sheegay Muslimiinta Dalkaasi

Beziers 28. April 2017 (SDN/QJ):- Nin Maayar ka ah magaalo ku taalla Dalka Faransiiska, ayaa lagu ganaaxay 2,000 oo Yuuro, in uu sheegay hadal nacayb ku salaysan awgeed, ka dib markii uu sheegay in carruurta Muslimiintu ay ku badan yihiin iskuulada deegaankiisa. Robert Menard oo ah duqa magaalada Beziers oo ku taalla koonfurta dalka Faransiiska…

Read More

Guddida Abaaraha Heer Qaran Iyo Wasaaradda Caafimaadka Oo Fariimo U Diray Bulshada Somaliland Iyo Culimada Dalka Si Looga Hortago Xanuuno Ka Dhasha Biyo Fadhiisimada SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Shir ay maalmihii u danbeeyey Madaxweyne ku xigeenka, iyo Guddida Abaaraha ee heer qaran ku lahaayeen Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagaga hadlaayey sidii taakulo loo gaadhsiin lahaa dadka ay abaaruhu tabaaleeyeen. Ka dib markii uu shirkaasi soo dhamaaday waxaa Warbaahinta la hadlay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh…

Read More

Mid ka Mid ah Aktaradii Filimada Hindiga ee aadka loo Xiiseeyo oo Geeriyooday

Mumbai 28. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay Galab  geeriyooday aktarkii weynaa ee Vinod Khana oo ku caan baxay aflaamta hindiga kaasoo Soomaalidu u taqiinay (Mastaana). Vinod Khana oo 70 jir ahaa ayaa waxaa geeridiisa xaqiijiyey xubno ka tirsan aheladiisa, waxayna wararku sheegayaan in aktarkan uu u geeriyooday kansar kaga dhacay kaadi heysta oo mudooyinkan uu…

Read More

Wiil Yar Oo Aabihii U Bixiyay Messi Oo Daacish U Xidhnaa Muddo Laba Sano Ah & Halka Xaalkiisu Ku danbeeyay !!

Mousil 28. April 2017 (SDN/QJ):- Dagaalyahanada Daacish ee ka Dagaalama gudaha Dalka Suuriya iyo ciraaq, ayaa waxa ay afduubeen Wiil yar oo Da’diisu ahayd 3 jir waxa aanay xidheen muddo laba sano ah, waxa aanay dib wiilkaasi yar xoriyadiisa dib ugu soo celiyeen kadib markii ay kooxdaasi ku guul daraysatay Dagaalkii Magaalada Mousil ee Dalkasi…

Read More

Mauritania: Macalin Laydh Iyo Shaabuug U Adeegsaday Ciqaabta Ardaydii Uu Wax Barayay !

Mauritania 28. April 2017 (SDN/QJ):- Macalinku waa baraha bulshada had iyo jeerna macalinka wanaagsani waxa uu ku dedaalaa sidii uu u soo saari lahaa Jiil aad u qiimo badan, balse ciqaabta uu macalinku mariyo ardaygiisa marka uu wax qaldan ku kaco waxa habboon inay noqoto mid aan saamayn ku yeelan caafimaadka iyo jidhka Ardayga uu…

Read More