Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil Oo Shaaciyey inuu u Tartamayo Jagada Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Golaha Wakiiladda
Hargaysa 30. April 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil, oo ka mid ah mudaneyaasha golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaaciyay in uu u sharaxan yahay kursiga guddoomiye ku xigeenka koowaad ee shirguddoonka golaha wakiilada, marka uu guddoomiye Cabdiraxmaan Ciro xilka ka dego. Xildhibaanka oo shalay u waramayay qaar ka mida warbaahinta ayaa waxa uu cadeeyay…
