Dawladda Sweden Oo Loo Soo Dhoofiyo Qashinka Waddamada Dunida, Markii Uu Dhammaaday Qashinkii Dalkeedu !
Stockholm 28. April 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Dalka Sweden oo ka faa’iidaysata Qashinka yaalla Dalkeeda una adeegsata Dhinaca wax soo saarka Tamarta, taasoo dalkaasi ka dhigtay mid ka caagan qashinka noocyadiisa badan. Sweden ayaa Dalal kale dib uga soo waaridatay qashin badan kadib markii uu qashinkii dalkeedu uu dhammaaday maadaama oo qashinka dalkeeda u adeegsato Samaynta…
