“Waxa Na Loo Sheegay in Wakhtiga Bisha Ramadaan Ka Horreysa La Fasaxaayo Dhoofkii Xoolaha.”Wasiiru-dawlaha Xanaanada Xoolaha
Hargaysa 12. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiiru dowlaha wassaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland, Cabdirashiid Maxamuud (Riyaraac), oo wareysi gaar ah siinayey laanta afka Soomaaliga ah ee BBC-da ayaa sheegey in dhakhaatirtii Sucuudiyaanka ahayd ee hawlaha indho-indheytna dhanka xoolaha u joogey Somaliland ay rajo fiican ka muujiyeen caafimaad qabka xoolaha Somaliland. Iyada oo dhawrkii maalmoood ee ugu danbeeyay…
