Maayarka Hargaysa oo Isagoo Raali Gelinaya Marwada Madaxweyne Siilaanyo Dhulka la Simay Goob ay Degenayeen dad Danyar ah & Fannaanadii 1aad ee Somali ku Heesta Guduudo Carwo oo Khasaare la Gaadhsiiyey Gurigii ay Degenayd
Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Fanaanadda caanka ah ee Shamis Abokor Guduudo Carwo ayaa guriga ay ka dagan tahay magaaladda hargaysa ee ku yaal xaafadda duriya ee 26juun lagu dumiyay waxaa saaka halkaasi ku waabariistay caga-cagafyo ay leedahay dowladda hoose ee hargaysa kuwaas oo burburiyay dayrar uu ku jiro guriga hooyadan Shamis Abokor. Maayarka Caasimadda…
