Webmaster

Ardeydii Wax Ka Baran Jirtay Jaamacaddii Togdheer University ee La Xidhay oo Wasiirka Waxbarashada ugu Baaqay in uu Is Casilo + Fadeexado Hor Leh oo ay Soo Bandhigeen DAAWO

Burco 13. April 2017 (SDN/QJ):- Ardeydii wax ka baran jirtay jaamacadda Togdheer University ee magaalada Burco oo ka mid ah jaamacado dhawaan uu wasiirka Waxbarashadu qalinka ku duugay in ay kala noqonayaan ruqsaddoodii shaqo oo ah jaamacad ay dhigtaan kumanaan ardey, ayaa wasiirka wasaaraddaasi ugu baaqey in uu gebi ahaan ba iska casilo xilka wasaaraddiisaas…

Read More

Mucjiso: Wiil Dhallinyaro ah oo Soomaali ah oo Da’diisu Tahay 23 Jir oo Ilaahay Awood u Siiyay inuu Ilkihiisa Ku Qaado Culays dhan 50 Kiiloo DAAWO

Widh Widh 13. April 2017 (SDN/QJ):- Wiil Soomaaliyeed ayaa sheegay in uu isku arkay mucjiso rabaani ah kaas oo Soomaalida Qurbaha ku nool ka cod saday in laga qeeyb galiyo tartamada Mucjisooyinka Caalamka maadaama afkiisa uu ku qaadi kara 50 Kg iyo wax ka badanba .   Wiilkaan ayaa lagu magacaabaa Cabdiqani Maxamuud , waana…

Read More

Wasiirka Hawlaha Guud Oo Xadhigga Ka Jaray Biyo-Qabatin Dila Looga Sameeyay Fataahadaha Doox Dhex Mara

Dilla 13. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali-mareexaan), ayaa xadhigga ka jaray deyr biyaha looga  sameeyey dooxa degmada Dila dhex mara iyo dayactir lagu sameeyey saddex Balli oo Dooxa ku dhex yaalla. Samaynta Deyrkan, ayaa ka dambeysay markii uu daad ku soo fatahay degmada dilla sannadkii…

Read More

Dalka Shiinaha oo Dhisanaya Magaalo ku Fadhida Dhul baaxadiisu Sadex Jeer ka Weyn tahay Magaaladda New York

China 13. April 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa shaaciyey qorshe ay dawladda China ku doonayso in ay dhisato magaalo cusub oo ballaceedu saddex laab ka badan yahay ballaca magaalada New York ee dalka Maraykanka. Taas oo qayb ka ah qorshaha ay dawladda dalkaasi doonayso in ay ku yarayso…

Read More

Heer Kulka badaha oo Sidii la Filayay si Ka Xawaare badan u Kordhay Gaadhayna 13% Iyo Waxa u Sabab ah

Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in xawaaraha uu ku socdo kor u kaca heerkulka badaha waaweyni uu boqolkiiba 13 ka dheeraynayo sidii hore loo moodayey, taas oo ah calaamad kale oo inoo sheegaysa khatarta isbeddelka cimilada. Cilmibaadhistan uu Geeska Afrika soo akhriyey oo natiijadeeda Jimcihii ina dhaafay lagu daabacay majaladda Science…

Read More

Digniin: Hees amase Cod keliya oo Telefoonka Gacanta ee Iphone Laguugu Soo Diray ayaa Fayris Keeni Kara!!

London 13. April 2017 (SDN/QJ):- Hadda kadib haddii qof uu talefankaaga gacanta oo nooca iPhone ah ku soo dhacdo farriin sidda hees, ka taxaddar in aad ku degdegto furisteeda, xitaa haddii qofka soo diray uu yahay mid aad ku kalsoon tahay. Waayo, shrkadda Apple ayaa sheegtay in ay barnaamijka uu qalabkeedu ku shaqeeyo ee iOS,…

Read More

Madaxweynaha K.Waqooyi Oo Ka Hadlay Weerarkii Maraykanku Ku Duuqeeyay Dalka Suuriya!

K.Waqooyi 13. April 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Kuuriyada Waqooyi ayaa ka mid noqotay dawladihii ugu danbeeyay ee soo gala loolanka ka taagan Dalka Suuriya, waxaana la sheegay in Dawlada K.waqooyi ay marar hore Hub ku caawisay Nidaamka Madaxweyne Asad ee ka taliya Dalkaasi. Haddaba, Madaxweynaha K.waqooyi ayaa ku tilmaamay weerarkii uu Maraykanku ku qaaday Dalka Suuriya…

Read More

Mudaharaad ay Burco Ka Dhigeen Arday Gadoodsan oo Ka Soo Horjeeda Go’aankii Wasaaradda Waxbarashadu ay Ruqsadda Kaga la Noqotay Jaamacadda Togdheer University DAAWO

Burco 12. April 2017 (SDN/QJ):- Mudaharaad aad u xoogan ayaa ardey wax ka barata magaalada Burco ay sameeyaan. Mudaharaadkan ayaa saaka ka dhacay gudaha magaaladdaasi iyada oo ardey gadoodsan oo aad u tira badan isla mar ahaantaana ka xanaaqsan ruqsaddii laga la noqday jaamacadda Togdheer University ee magaalada Burco, waxa ay socod lug ah ku…

Read More

Nin  Somali ah oo Degen Waddanka Hindiya oo uu Weriye Cabdi Salaan Hereri Waraysi La Yaab Leh la Yeeshay+ Ninkii Somaliga ahaa oo u Baahday Turjubaan & Qofkii u Turjumayay oo ah Hindi DAAWO

Hyderabad 12. April 2017 (SDN/QJ):- Weriye CabdiSalaan Ibraahin Hereri oo Ka Hawl gala Telefishanka Universal ayaa waxa uu Dalka Hindiya ka soo diyaariyey barnaamijyo ka Waramaya Waxyaabaha ay Somalida iyo Hindidu iska shabahaan dhaqan ahaan iyo af ahaanba. Xuseen Somali waa Oday Dhalasho ahaan ka soo Jeeda Somaliland waxa uu ku dhashay,Ku Koray ku barbaaray…

Read More

Xog Waran Dhinacyo Badan Leh oo Siyaasi C.laahi Dahab oo Ka Tirsan Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani uu Siiyay Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga DAAWO

Hargaysa 12. April 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi C.laahi Axmed Maxamed oo ku Magac dheer (C.laahi Dahab) Kana Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Xogwaran dhinacyo badan Leh Siiyay Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee ka baxa Telefishanka Universal Isla markaana uu soo Saaro Weriye Faysal Maxamed Cabdi (Fadh Fadhle).

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee G.Awdal oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyay Gudoomiyihii Komishanka Awdal + Eedayn uu u Jeediyey Komiishanka Doorashooyinka & Soo Bandhiga Xaalada Gobolkaasi DAAWO

Boorama 12. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee G.Awdal  ayaa Si adag uga Hadlay Xil ka qaadis Lagu Sameeyay Gudoomiyihii Komishanka Awdal  waxaanu eedayn u soo Jeediyey Gudida Komishanka Qaranka  Waxaa Kale oo uu Soo Bandhigay Arimo Xasaasi ah oo Gobolkaasi ka Taagan.

Read More

Guulihii Dhaxal Galka ahaa ee Daahir Rayaale ka Gaadhay Aqoonsi Raadinta Somaliland & Gaabiska Ku Yimid Muddadii Xil haynta Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 12. April 2017 (SDN/QJ):- Sannadihii 2005 ilaa 2010 ayaa noqday shantii sannadood ee ololihii ugu xooga badnaa lagu qaaday hawgalka aqoonsi raadiska Somaliland, waxaana mudadaas ay Somaliland ku guulaysatay inay soo jiidato indhaha dalal badan. Hawlgaladaas aqoonsi raadiska ayaa la fuliyay mudadii uu Madaxweyne Rayaale xilka hayey ee ka dambaysay doorashadii sannadkii 2003, waxaanu…

Read More

Lataliyihii Madaxwayne Siilanyo ee Arimaha Doorashooyinka oo Xilkii iska Casilay, Kana Hadlay Arimo badan oo Xaasaasi ah DAAWO

Hargaysa 12. April 2017 (SDN/QJ):- Lataliyihii Arimaha Doorashooyinka Somaliland ee Madaxwayne Axmed Siilanyo, Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Ayaa goordhawayd iska Casilay Xilkii Lataliyaha Madaxwaynaha ee Arimaha Doorashooyinka iyo Xuniminadii Xisbul xaakimka kulmiye. Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa intii uu warbaahinta la hadlayey sheegay in Xikii Madaxwayne Siilaanyo umada ku Aamintay uu dayacan yahay, taas badalkeeda waxa uu…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Ka Hadlay Colaada Ka Soo Cusboonaatay Deegaanadda Koonfurta Gobolka Sool,Sababta Dagaalku u Soo Afjarmi la’ Yahay & Cida la Fashilanayo DAAWO

Hargaysa 12. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon ayaa markii kowaad ka hadlay Colaad beeleed dib uga soo Cusboonaatay Koonfurta Gobolka Sool oo u dhaxaysa laba beelood oo Walaalo ah Isla markaana Sababay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac leh.

Read More

Qaar ka Mid ah Salaadiinta Dhaqanka ee Gobolka Awdal oo Eedaymo Kulul u Soo Jeediyey Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo ay Sheegeen inuu Farogelin Ku hayo Gobolkooda DAAWO

Boorama 12. April 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka mid ah Madax dhaqameedka Gobolada Galbeedka Somaliland oo Shir Saxaafadeed Ku qabtay Magaaladda Boorama ayaa waxay eedaymo kala duwan u Soo Jeediyeen Komiishanka Doorashooyinka Qaranka. https://www.youtube.com/watch?v=zfzVC3GvP3s&feature=youtu.be

Read More

Telefiishan Ruqsad Ka Haysta Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Si Cad U Xaqirey Qaranimada Jamhuuriyada Somaliland DAAWO

Hargaysa 12. April 2017 (SDN/QJ):- Talefishan ka mid ah Talafeshinada Afka Somaliga ku hadla ayaa waxaa uu si badheedh ah meel kaga dhacay qadiyada iyo jiritaanka qaranimada dalka Somalilnd. Muuqbaahiyaha lagu magacaabo Star Television Network (STNTV) oo xaruntiisa koowaad ku taalloy Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya ayaa waxaa uu si ula kacay u Baahiyey Warar…

Read More