Madaxweyne Trump Oo Madaxweyne Bashaar Al-Asad Ku Tilmaamay Xayawaan !
Washington 14. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa si adag wax uga sheegay Madaxweynaha Dalka Suuriya Bashaar Al-asad, isaga oo ku sifeeyay inuu yahay xayawaan iyo sidoo kale inuu dhibaatada abuuro una xun yahay Insaaniyada. Donald Trump oo Fox News wax ka weydiisay Madaxwaynaha Suuriya ee Bashaar Al-asad waxa uu yidhi “Putin…
