Webmaster

Xildhibaan Ka Tirsan Ka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Eedeymo Uga Yimi Golaha Guurtida DAAWO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Tirsan golaha Gurtida Somaliland ayaa waxa uu sheegay in qaar ka mid ah xeerarka la hor keeno golaha ee la ansixiyo qaarkood aan la hor keenin golaha guurtida halka qaarna golaha wakiilada laftooda ay dhaafiyaan shirgudoonka goluhu. Geesta kale xildhibaan ka tirsan golaha wakiialada Somaliland ayaa sida fiinta uga…

Read More

Sarrifka Doolarka Oo Cirka Isku Shareeray Magaaladda Hargaysa Iyo Baanka Dhexe Oo Afka Ka Xidhay

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Sarrifka doolarka magaaladda Hargeysa ayaa maraya halkii ugu sarreysay waxaana lagu sarrifayaa halkii doolar 9200 oo shilin halka gacanta dambe ay ku dhow dahay lacag gaadheysa 10,000 oo shilinka Somaliland. Shalay ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ay ku waabariisteen mar qudha kor u kaca sii siyaaday ee ku yimid…

Read More

Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh Oo Ka Dhashay Dagaal Laba Beelood Ku Dhex Maray Gobolka Sool

Laascaanood 11. April 2017 (SDN/QJ):- Dagaal u dhexeeya laba Beelood oo Walaalo ah, ayaa ka soo cusboonaaday Koonfurta Gobolka Sool ee Somaliland. Dagaalkan oo la sheegay inuu ka qarxay deegaan u dhexeeya Tuulooyinka Dharkeyn-geeye iyo Daba-taag Shalay subax isla-markaana u dhexeeya laba beelood oo dhowr jeer oo hore halkaasi ku dagaalamay, ayaan illaa hadda la…

Read More

Dubai: Koox Tuug Ah Oo Hal Daqiiqo In Ka Yar Ku Xaday Dahab 2 Milyan

Dubai 11. April 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka Ammaanka Magaalada Dubai ee Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa gacanta ku dhigey Koox tuugo ah oo Ajanabi ah oo xaday Dahab qiimihiisu dhan yahay laba Millyan oo Dollar. Ciidanka Magaalada Dubai ayaa ku guuleystey in muddo ka yar 24 saacadood ku soo qabtaan kooxdaasi tuugta ah. Major-general Cabdulaahi Al-mari ayaa…

Read More

Gabadhii U Horreysay Ee Askariyad Ah Oo Laga Diley Ciidammada Masar

Qaahira 11. April 2017 (SDN/QJ):- Haweenay askariyad aheyd oo la odhan jiray Najwa Cabdilcaliim Maxamuud Al-xajaar  oo ka tirsaneyd Ciidanka Bileyska ee Dalka Masar ayaa shalay ku geeriyootay qaraxii ka dhacay Kiniisadii Ku taalay Magaalada Alexandria, waxaanay Najwa sidaasi ku noqotay gabadhii ugu horreysay ee laga dillo Haweenka Ciidanka ah ee Dalkaasi Masar. Najwa ayaa…

Read More

Shir Lagaga Hadlay Xaaladda Abaaraha, Caafimaadka Guud Ee Dalka Iyo Arrimo Doora Oo Maanta Ka Qabsoomay Madaxtooyada Ayey Ka Soo Baxeen Go’aamo SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Kulan ay isugu yimaadeen Masuuliyiin ka kooban Guddida Abaaraha, wasaaradda Caafimaadka, xubno ka mida golaha wasiirada iyo madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo isagu shirka gudoominayey. Cabdiwahaab Maax  oo ka mid ah Guddida Abaaraha ee heer qaran oo faahfaahin ka bixiyey shirkani ayaa yidhi “Sidii caadada inoo ahayd guddida taakulaynta abaaraha ee heer…

Read More

Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo Cambaareeyey Xukunka Lagu Riday Wariye Cabdi-Maalik oo Hargeysa Ku Xidhan DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja, ayaa si adag u cambaareeyey xukunka xadhiga ah ee lagu ridey wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon oo dhawaan ay Madaxda gobalka Hargeysa ku xukuntay laba sanno oo xadhig ah, waxaana uu tilmaamay in xukunkaas ku dhacay Cabdi-Maalik uu ahaa mid cadaalad darro ah iyada oo…

Read More

Wariye Coldoon oo Hees uu Ku Garnaqsaday Ka Soo Dhex Tiriyey Xabsiga Hargaysa &Fanaan Nimcaan Hilaac oo qaadaya DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wariyaha Samafalaha ah ee Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo ku jira Xabsi ku yaala magaalada Hargeysa ayaa waxa uu soo alifay Hees kulul kaas oo dareenkiisa ku muujiyay Xadhiga lagula kacay iyo tagistiisii Xamar . Wariyahaan oo mararka qaar dhanka Abwaanimada ku wanaagsan ayaa erayadii iyo Heestii uu dareenkiisa ku cabiray…

Read More

‘’Wakhtigii Ingiriisku Dalkeena Imanayay Waxaa Heshiis Lagula Saxeexday Saan, Dadkii Wakhtigaasina Way Ogaayeen Nasiib Daro Qarnigii 21 aad Inagoo Ku Jirna Ma Ogin Heshiiska aynu la Saxeexanay Imaaraadka,Wasaaradda Warfaafintuna Waxay ahayd..’’ DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Cabdilaahi Ducaale Dahab oo ka Mid ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo ka Hadlayay Madal ay Madaxda Xisbiyada Qaranka Su’aalo ku Weydiinayeen Qaar ka Mid ah Ardayda ka qallin Jebisay Jaamacada Hargaysa ayaa soo Bandhigay Galdaloolooyinka Muuqda ee Xukuumadda Talada haysaa ay Samaysay ee Saamaynta Culus ku…

Read More

‘’Waxaad Og Tihiin in Dalka Ingiriisku uu Lacag Badan Ku Bixiyey Abaaraha Sidaa darteed Waxaan Kala hadalnay in Somaliland Wixii ay Leedahay si Gaar ah loo Siiyo’’ Maayar Ku Xigeenka Hargaysa DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Maayar Ku Xigeenka Caasimadda Hargaysa C.casiis Maxamed Xaashi oo Socdaal Shaqo in Mudo ah Ku Joogay Dalka Ingiriiska oo Dalka ku soo Laabtay ayaa Faahfaahin Ka bixiyey Mudadii uu dalka Ingiriiska Joogay iyo Kulamadii uu La Yeeshay Madax Sare oo ka Tirsan Baarlamanka Uk.

Read More

‘’Somaliya Caawimada ay keenayso Sanaag Barri Haday Siyaasadi kujirto uma baahnin,Punt Land Waxay Koobi Garaysaa Wixii ay Somaliland Samayso’’ Wasiir Caddaani DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacygelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa ka hadlay Deeq Caawimo ah oo la Sheegay in Dawlada Somalia ay Keenayso Sanaag Bari. Waxaa Kale oo uu ka hadlay Mashaariicda Xukuumadda Somaliland ka Hirgalisay Gobolada dalka hasa Yeeshee waxa uu Xusay in Mashaariicdaas hadal badan la geliyey.

Read More

Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Dawladda Soomaaliya U Soo Jeediyey Inay Imaaraadka Heshiisyada La Galay Somaliland Ka Dacweeyeen Q. Midoobay Iyo Midowga Afrika

Washington 10. April 2017 (SDN/QJ):-Cabdi Ismaaciil Samatar oo ah Aqoonyahan Reer Somaliland ah, balse aaminsan Mabda’a Soomaali-weyn, ayaa Dawladda Federaalka Soomaaliya u soo jeediyey Talooyin lid ku ah Heshiisyada Imaaraadku ku hormarinayo Dekedda Berbera isla-markaana uu Saldhigga Ciidan kaga samaysanayo Magaalada Berbera ee Somaliland.   Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka soo horjeeda Qaddiyadda Madax-bannaanida Somaliland,…

Read More

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigey Markab Hub U Sidey Dalka Somaliya

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Ciidanka Ilaaladda xeebaha Somaliland ayaa lagu soo warramayaa inay gacanta ku dhigeen Markab Hub u siday Somaliya oo ka soo kicitimay dalka Jabuuti. Illaa hada war sugan lagama hayo halka uu markabkani joogo, hase yeeshee wararka uu Wargayska Waaheen helayo waxa ay sheegayaan in ciladi ku timi isagoo maraya biyaha badda…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay inay Mag dhow u doonayso Dhallinyaradii Somaliland ee Lagu Dilay Yemen Kadib Markii uu Gantaal Qabsaday Doon ay Ku Safrayeen DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa Sheegtay in Baadhis dheer oo ay Sameeyeen Kadib ay ogaadeen in Dhallinyaradii Ku naf wayday doon ay Saarnaayeen oo Gantaal ku habsaday ay 21 ka Mid ahi dhalasho ahaan ka soo Jeedaan Somaliland isla Markaana ay Dhinteen halka 10 ka mid ahina ay dhaawacmeen Iyagoo 31…

Read More

Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Ururka Solja oo Soo Qaban Qaabiyey Kulan lagaga hadlayay Sidii Saxaafadu Wasaaradda uga Gacan Siin lahayd Aqoonsi raadinta & Qodobo Kale DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wasaaradda Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah iyo Ururka SOLJA Ayaa Soo Qaban Qaabiyay Kulan Balaadhan Oo Wasaaraddu Kaga War-bixinayso Waxyaabaha U Qabsoomay sadexdii bilood ee ugu danbeeya iyo Sidii saxaafaddu Ugala Shaqayn Lahayd Arimaha Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo Nabad Gelyadda.

Read More

Telefiishan Laga Leeyahay Australia Oo War-bixin Dhiillo Leh Ka Diyaariyey Abaarta & Doorka Gaadiidka Cisbitaallada Guur-guur Ahi Ka Geystaan Gurmadka DAAWO

Australia 10. April 2017 (SDN/QJ):-Gawaadhida Gurmadka Deg-degga ah ee Hay’adda Bisha Cas ee Somaliland ayaa dedaal ugu jira inay ku daaweeyaan Carruurta & hooyooyinka deegaano ay u soo qaxeen dadka abaarahu saameeyeen ee Somaliland guud ahaan, sidaa waxa lagu sheegay warbixin shalay la baahiyey. Telefishanka SBS ee dalka Australia ayaa baahiyey barnaamij laga diyaariyey hawlaha…

Read More