Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta ay Xukuumaddu Maamusho ayaa loo arkaa Mid aan u Shaqayn Sidii la rabay Isla markaana Qarisa Xaalado badan oo Somaliland Ku Gadaaman iyadoo ay ugu wacan tahay in aanay Jirin Siyaasad Cad oo Lagu Shaqeeyo Taasina ay Keento in Kolba Mas’uulka haya Xilka Warfaafintu uu aragtidiisa Ku Sarjaro hannaanka tebineed ee Warbaahinta Dawlada.
https://www.youtube.com/watch?v=SW6m8cvsde4&t=3s
