Webmaster

Guur-kii dhex maray Jinka iyo Insiga Qiso Dhab ah oo Ka Dhacday Xeebaha Gobolka Sanaag & Mahadhooyinka Ku Lamaan DAAWO

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Xasan Olol Jaamac waxa uu guursaday gabadh Jin ah oo la yidhaahdo Aamina Suldaan, laakiin Xasan Olol Jaamac waxay qisadani yaabka lihi ku dhacday oo ay la kulantay sannadkii 1948-kii, sheekadaasi Xasan Olol Jaamac marar hore oo dhowr ah ayuu ka sheekeeyey, ka dib markii ay waraysiyo la yeesheen qaar ka…

Read More

Siyaasiga Qunyar Socodka ah ee C.laahi Dareewal oo Ka Hadlay Xiligii Noloshiisa ay ugu Darnayd & Xil uu u Magacaabay Madaxweynihii Geeriyooday ee Somaliland Marxuun Cigaal

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi C/laahi Dirawal oo ka mid ah Siyaasiyiinta Ruug cadaaga ah ee reer Somaliland Waxa uu Xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadihii ay Hogaaminayeen Madaxweynayaashii hore ee Somaliland Sida C.raxmaan Axmed Cali Tuur,Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal & Daahir Rayaale Kaahin.     C/laahi Dirawal ayaa sidan ka sheegay qaybta labaad ee…

Read More

Sheekh Dirrir oo ka Hadlay Bandhiga Fashion-ka Dharka ee Hargaysa Lagu Qabtay DAAWO

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Sheikh Maxamed Sheekh Cumar Dirrir oo ah Caalim dhinaca diinta aad u yaqaan ayaa ka hadlay Sida ay diinta Islaamku u aragto Bandhigyada Lagu Xayaysiiyo Lebisyada dharka. Hadalka Sheekha ayaa ka danbeeyay Kadib Markii Dhawaan Caasimada Hargaysa lagu qabtay Bandhig Lebiseed ay ka qayb qaadanayeen Dhallinyaro Wiilal iyo Gabadho isugu Jira.

Read More

Wargeyska The Guardian:Dhallinyaro Somaliland ka Bilaabay Olole Lagu Cidhibtirayo Gudniinka Fircooniga ah

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Wargeyska caanka ah ee ka soo baxa Ingiriiska ee Theguardian ayaa daabacay warbixin tilmaantay in haweeenka Somaliland ku dhaqan ay 98% soo mareen hab ama nooc ka mid ah gudniinka fircooniga ah. Warbixinta oo aan soo turjunnay ayaa u qoreyd sidan: “Unicef waxay ku qiyaastay ilaa 98% hablaha iyo marwooyinka da’…

Read More

Shuban Biyood Lixdan Qof Ku Dilay Degmada Daroor ee Ismaamulka Kililka Shanaad ee Itoobiya

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Caaqil Xasan Ibraahim Xuseen ayaa ka dayriyay xaaladda shuban biyood ka dilaacay degmada Daroor ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobaya, waxaanu ugu baaqay Xukuumadda Somaliland in ay ka feejignaato kana hor tagto si aanu dalka ugu soo gudbin shuban biyoodkaasi oo ay u geeriyoodeen lixdan qof. Caaqil Xasan oo shalay waraysi gaar…

Read More

Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Lacag Dhan 5 Milyan oo Dollar Ku Wareejisay Baanka Dhexe ee Somaliland,Jawaabna Ka Bixisay Jeeg Xadi Lacageed Ku Qornaa oo ay Hore Ugu Wareejisay Komiishanka Doorashooyinka! DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa Ku Wareejisay Maamulka Baanka Dhexe ee Somaliland Lacag dhan 5 Milyan oo Dollar Lacagtaas oo ay soo bixisay Shirkadda DPW ee Maamusha Dekeda Magaaladda Berbera. Dhawr Bilood ka hor ayay Shirkada Imaaraadka ee DPW Waxay Somaliland Soo Gaadhsiisay 5 Milyan…

Read More

”Nin Diiday iyo Nin Na Rasaaseeyay Labuduba Maanta Wey Ka Cabayaan” Wasiir Cukuse iyo Badheedhihiisii Sallaxley DAAWO

Sallaxley 30. March 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Sheegay in Xukuumadda uu ka tirsan Yahay ay Dadaal badan gelisay Sidii Biyo looga soo Saari lahaa Banka Qool Caday ee Degmadda Sallaxley. Wasiirka oo ka hadlayay Kulan ka dhacay Magaaladda Sallaxley ayaa Sheegay inay Ku Guulaysteen in Biyo laga…

Read More

“Mashruucan Caqli iyo Hal abuur ayaanu ku galnay Waxa se ka Hor imid Daadad iyo Duufaano ka dhan ah” Wasiirka Madaxtooyada & Khudbadii Sallaxley DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi Iyo Mas’uuliyiin Kale oo Wehelisa ayaa Kormeer Ku Soo Maray Riig Biyoodka laga Hirgaliyey Banka Qool Caday iyo Dugsiga Farsamada Gacanta ee Dhismihiisu ka Socdo Degmadda Maxamed Mooge ee Caasimadda Hargaysa. Wasiirka Madaxtooyadda ayaa sidoo kalena yidhi “ Waxaanu u nimid in ceelkaas…

Read More

Wasiirka Kalluumeysiga Somaliland Oo Qiray In Ay Jiraan Maraakiib Si Sharci Darro Ah Uga Kalluumeysta Xeebaha Dalka DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Cali Jaamac Faarax Buureed Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadda badda Somaliland oo qaybo warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magalaada Hargeysa ayaa ka hadlay sababaha dhaliyey in uu kor u kaco qiimaha la siiyo Kalluunku,sidoo kalena waxa uu ka hadlay Maraakiib sifo sharci darro ah uga kalluumaysta xeebaha dalka Somaliland. Cali Jaamac…

Read More

Xukuumadda Iyo Cuqaasha Gobolka Daad Madheedh oo Is Afgarad Ka Gaadhay Hawlgalka Sahaminta Shiidaalka DAAWO

Oodweyne 30. March 2017 (SDN/QJ):- Wefti ka Tirsan Golaha Wasiiradda Somaliland oo uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Prof Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon oo Socdaal Shaqo ku Jooga Xarunta Gobolka Daad Madheedh ee Oodweyne ayaa soo Gabo Gabeeyay Kulan is Xogwaraysi ah oo ay la qaateen Madaxda Dhaqanka ee Gobolkaasi.

Read More

Madaxtooyada Somaliland oo Sheegtay in Lagu Guuldaraysan karo Shidaal Baadhista DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa Socdaal Sadex Caano Maal qaatay ku soo maray Gobolada Saaxil Iyo Togdheer. Ujeedada u weyn ee Safarka Madaxweynaha ayaa ahayd Sidii uu Magaaladdda Burco uga Daahfuri lahaa Hawlgalka baadhista iyo Sahaminta Shiidaalka.

Read More

Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo Sheegay in Shakhsiyaad Ujeedooyin Kale lihi ay dhalan rogeen Hadal uu Warbaahinta Siiyay DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Mudane Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Cadeeyay in Hadal uu hore warbaahinta u siiyay iyo talooyin uu u soo Jeediyey Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ku Wajahan Siyaasada Somaliland ee Magaaladda Buuhoodle ay Shakhsiyaad dano kale lihi dhalan rogeen Isla markaana ka dhigeen inuu Madaxweynaha…

Read More

“Ma jiro sharci Muwaadiniinta Somaliland u diidaya inay Xamar tagaan” Garyaqaan Guuleed Dafac

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac oo ah guddoomiyaha xarunta xuquuqul insaanka Somaliland ee Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in aanu jirin xeer muwaadiniinta Somaliland u diidaya inay magaalada Xamar ee dalka Soomaaliya tagaan iyo inay taageeraan madaxda wadamada kale ee caalamka. “Xeer Somaliland samaysatay oo u gaar ah oo ay leedahay…

Read More

Xukuumadda oo ugu Baaqday Bulshada Somaliland inay ka Faa’iidaystaan Biyaha Xilli-roobaadka

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Md. Xuseen Cabdi Boos, ayaa soo jeediyey in laga faa’iidaysto biyaha roobka cirka ee xilligan Gu’ga curtay oo inta badan biyihiisu galaan badda. Wasiir Xuseen Boos waxa uu sheegay inay wadaan mashaariic la doonayo in lagu qabto biyaha si looga faa’iidaysto xilliyada abaarta ee biyo…

Read More

Mudane Reer Buuhoodle ah oo ka Jawaabay Hadal ka soo Yeedhay Xildhibaan Koore

Buuhoodle 30. March 2017 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah Xildhibaanada Magaalada Buuhoodle ayaa Jawaab ka bixiyey Hadal uu Warbaahinta Siiyay Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Kaas oo Madaxweyne Siilaanyo u soo Jeediyey Sidii Cudud Ciidan iyo Siyaasad badhxan loogu geli lahaa Magaalada Buuhoodle. “Hadalka Saleebaan Koore waxaan u arkaa turxaan beeris…

Read More

Dib u Soo Nolaynta Muhiimadii Berberi Lahaan Jirtey Qarniyo ka Hor & Qoraalka Wargaysa Gulf News oo Halku dheg looga Dhigay “Berbera Tariikhdeeda ayaa sheegeysa Muhiimada ay leedahey.”

Berbera 30. March 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa soo turjumay maqaal dheer oo ka hadlaya istaraatajiyada Berbera iyo marsadeedaba maqaalkaas oo lagu qoray Gulf news. Waxa uu Xildhibaan Kijaandhe Ararta Maqaalkiisa ku Bilaabay ‘’Magaalada Berbera markaan booqasho ku gaadho,waxaan hoos isku weydiin jirey xadaarrada iyo gancasiga qarniyo…

Read More