Webmaster

“Guddida Doorashooyinka Qaranku Way Ka War-hayaan Xaasaasinnimada Ku Lifaaqan Xogta Oo U Baahan Dhawr-sanaan Iyo Taxadir’’ Warbixin

Hargaysa 01. April 2017 (SDN/QJ):- Goob-joogayaashii Caalamiga ahaa ee la socday habsami u socodkii Diiwaangalinti Cod-bixiyayaasha ee ka qabsoontay Somaliland 2016-kii, imikana Komishanka Doorashooyinku Natiijadeeda shaaciyeen ayaa Komishanka Doorashooyinka ku Hambalyeeyey qaabkii ay u agaasimeen. Goob-joogayaasha Caalamiga ahi sidoo kale, waxay Warbixintooda la xidhiidha Diiwaangalinta Doorashooyinka oo ay shalay ku soo bandhigeen dhaliilo ay ku…

Read More

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ka Si adag Xukuumadda ula Hadlay,Agaasimaha Ciyaaraha oo Isku Dayey in uu Buuq-geliyo Hadalkii Sudlaanka & Fadeexadii ka dhacday DAAWO

Hargaysa 01. April 2017 (SDN/QJ):- Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir  ayaa si adag u dhalliilay qaabka loo xulo misna inta badan derajada looggu qeybiyo taliyeyaasha Ciidamada oo uu sheegay in aanay ahayn kuwo loo eego heerkooda aqooneed.   Suldaan Maxmed ayaa isaga oo arrimahaas ka hadlaaya, waxa ay Kameradahu qabteen iyada oo…

Read More

Mid Ka Mid ah Salaadiinta Gobolka Daad Madheedh oo Dhaleecayn Xoogan u Soo Jeediyey Wasiirka Warfaafinta & Badhasaabka Gobolkaas,Kana Hadlay Arrimaha Sahaminta Shiidaalka DAAWO

Oodweyne 01. April 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Cabdiraxmaan Cabdillaahi Good oo ka mid ah madax-dhaqameedka ka soo jeeda gobalka Daadmadheedh, ayaa ka hadlay murano isfaham waa oo muddooyinkii dambe gobalkaasi ka taagnaa kaasi oo salka ku hayey shidaal baadhis ay dawladdu dooneysay in ay ka sahamiso dhulkaasi, waxaana uu carabka ku dhuftay isla mar ahaantaana uu…

Read More

Raysal Wasaaraha Somaliya oo Sheegay in uu Geed Dheer iyo Mid Gaaban uu u Fuulaayo Midnimo Mar Kale Dhex Marta Somaliya iyo Somaliland DAAWO

Muqdisho 01. April 2017 (SDN/QJ):- Raysal Wasaaraha dawladda Somaliya, ayaa sheegay in dawladdiisu ay geed dheer iyo mid gaaban ba ay u fuuli doonto siddii ay u soo xero-gelin lahayn Somaliland, waxaana uu sheegay in ay qaadayaan isla mar ahaantaana ay ku soo dhaweynayaan tallaabo kasta oo ay Somaliland kaga mid noqoneyso Somaliya isaga oo…

Read More

Wasiir Cali Marreexaan Oo Ka Hadlay Damaciisa Siyaasaddeed,Khilaafka La Sheegay Inuu Xisbiga Kulmiye Ka Dhex Istaadhan Yahay Iyo Himillada Uu Mustaqbalka ee uu Higsanayo

Hargaysa 01. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda hawlaha guud gadiidka iyo guryaynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed Cali (Mareexaan) ayaa ka hadlay Qorshaha wasaaradiisa uga meel-yaala Dooxyada waawayn ee soo rogmadda Xili Roobaadka isla markaasina kala xidha in ay gadiidka maraan. Cali Mareexaan ayaa sheegay in ay dhawaan hirgalin doonaan biriishyo dhaadheer oo gadiidka u…

Read More

Yemeniyiinta oo Soomaalida Baro dhaafiyey iyo Dagaal kulul oo buuraha dushooda waxba la isku reeban !! DAAWO

Sanca 01. April 2017 (SDN/QJ):- Gudaha dalka Yaman waxaa ka holcaya Dagaalo kulul oo u dhaxeeya Maleeshiyaadka Xuutiyiinta iyo ciidamada Dowlada Yaman oo gacan ka helaya Isbaheysiga uu hogaaminayo Sucuudiga . Kooxaha ku dagaalamaya dalka Yaman ayaa qaarkood waxa ay yihiin shacab hubka qaatay oo la kala safan labada dhinac , waxaana inta badan la…

Read More

Faah Faahin ku Saabsan wiil Soomaali ah oo lagu Eedeeyey inuu ku Lug Leeyahay arimo la Xiriiro Argagaxisada Caalamiga!! DAAWO

Costa Rica 01. April 2017 (SDN/QJ):- Booliiska dalka Costa Rica ayaa waxaa la sheegay inay Xabsiga dhigeen wiil Soomaali ah oo lagu soo eedeeyey inuu ku lug leeyahay arimo la xiriiro argagaxisada Caalamiga ayadoona ay booliisku su’aalo weydiinayaan wiilkaas Soomaaliga ah. Wiilkaan Soomaaliga ah oo lagu magacaabo Ibraahim Qoordheen oo 25 sano jir ah ayaa…

Read More

Gobolka Uttar Pradesh oo lagu soo rogay amar shaqo la’aan ka dhigay kumanaan Muslimiin ah

Delhi 01. April 2017 (SDN/QJ):- Dowladda India ayaa amar ku bixisay in la xiro dukaamada hilibka lagu gado ee gobolka Uttar Pradesh taasoo sababtay in ganacsato iyo kawaanley badan ay ku shaqo beelaan. Dadkii ka ganacsan jiray waxay ku xanaaqsan yihiin wasiirka ugu sarreeya gobolka, Yogi Adityanath, oo ka soo horjeeda in la qalo ama…

Read More

Diyaarada Ugu Qaalisan Adduunka Oo Loo Sameeyay Ciidammada Badda Ee Maraykanka !

Washington 01. April 2017 (SDN/QJ):- Diyaarad nooca loo yaqaan Helicopter-ka oo loo sameeyay ciidanka Badda ee Dalka Maraykanka ee loo yaqaano “Marines” ayaa noqon doonta Helicopter-ka ugu qaalisan Adduunka, taasi oo la qiimo noqonaysa Diyaarada Dagaalka ee Caanka ah ee loo yidhaa F-35, Diyaaradan Helicopter-ka ah oo magaceeda la yidhaahdo CH-53 King Stallion ayaa qiimaheedu…

Read More

Liiska Qandaraasyada Faraha Badan Ee Aan Loo Tartamin Ee Qaleylka Lagu Qaybsaday Dhawaan Iyo Dagaalka Dhaqaale Ee Ka Curtay Magaalada Berbera

London 01. April 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada Siilaanyo intii ay hogaanka dalka haleeshay waxay isku khaladay Qaranimadii iyo Qoysnimadii waxaana meesha ka baxday cadaalad u qaybintii midhihii dawladnimo, waxaa baaba’ay xaq-dhawridii wada-lahaanshihii qaranimo, Waxaana dhinac u-ciirey oo weecsin iyo beegsin noqdey Qandaraasyadii, Hantidii guud iyo ilihii dhaqaalaha ee wadanka . Kadib markii ay Xukuumadu Xeyndaabkii Baanankii…

Read More

Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Xilliga Uu Caddeynayo Inuu Ka Degayo Xilka Golaha Wakiillada

Berlin 31. March 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo isaga iyo Wefti uu hoggaaminayaa Safar ku marayaan Dalka Jarmalka, ayaa markii ugu horeysay sheegay in marka uu Dalka Dib ugu soo laabto uu Caddeyn doono Xilliga uu ka degayo Guddoomiye-nimada Golaha Wakiillada Somaliland. Guddoomiye Cirro oo Magaalada…

Read More

Baarlamaanka Ingiriiska Oo Laga Akhriyey Cabasho Xukuumaddu Somaliland U Gudbisay & Hay’ad Baadhaysa

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Baarlamaanka Boqortooyada Ingiriiska, ayaa loo gudbiyey isla-markaana laga hor akhriyey Cabasho Dawladda Somaliland ka gudbisay Xukuumadda Ingiriiska. Mr. Stephen Doughty, oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska, si weyna u taageera Qaddiyadda madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaaciyey inuu gaadhsiiyey Xukuumadda Ingiriiska cabasho ay isaga sii marisay Xukuumadda Somaliland. Mr. Doughty oo…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Agaasime Guud oo Taariikh Dheer Ku Lahaa Halgankii Xoraynta Waddanka oo Hindiya Ku Geeriyooday

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo kan shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, aqoonyahanka, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Agaasimihii guud ee wasaaradda Gashaandhiga Somaliland, Marxuum Mujaahid Cabdikariim Xaashi Cilmi…

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Luuqad adag Kula Hadlay Raysal Wasaaraha Cusub ee Somalia Kana hadlay in Qadiyada Somaliland la dhaafiyo Dooxa Hargaysa DAAWO

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Dalka dib ugu Soo Laabtay Kadib Socdaal Mudo qaatay oo uu Dalal Dibada ah ku Marayay. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Hargaysa ayaa Ka Hadlay Wada Hadaladii u Socday Somaliland iyo Khaatumo ee Lagu qabtay Magaaladda Jabuuti,…

Read More

Baabuur Siday 9 Reer iyo Xoolahoodii oo Goor dhawayd Ku Qalibmay Deegaanka Hudisa

Berbera 31. March 2017 (SDN/QJ):- Gaadhi Siday Ilaa Sagaal Reer Iyo Xoolahoodii Ayaa Lasoo Sheegayaa Inuu Ku Dhacay Duleedka Magaalada Hudisa Gaar Ahaana Deeganka Ina Nuur Afwayne Nin Kamid Ahaa Dadkii Gaadhi Saarnaa Oo Nala Soo Xidhiidhay Ayaa Sheegay Inay Dadkii Dhaawac Fududi Soo Gaadhay Balse Xoolihii Saarna Ay Gadhi anaaba Bakhtiyeen Waxaa Uu Intaasi…

Read More

8 Qodob Oo Laga Soo Saaray Wada-hadalladii Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Ee Jabuuti Ku Qabsoomay

Jabuuti 31.March 2017 (SDN/QJ):- Wada-hadalladii Maalmihii u dambeeyay Magaalada Jabuuti uga socday Somaliland iyo Kooxda Khaatumo ayaa laga soo saaray Qodobbo khuseeya Mustaqbalka. Qodobbada ka soo baxay Wada-hadalladaasi oo ka kooban 8 Qodob, kuwaasi oo dhammaantood la isku afgartay. War-murtiyeedka ayaa u qornaa sidan “Waxaa 25 March 2017 ilaa 29 March 2017 ka bilaabmay shir ay…

Read More