Webmaster

Nin Loo Aqoonsaday Kan Adduunka Ugu Gaaban Oo Dalka Hindiya Ka Dhaliyey In Ay Malaayiin Qof Ka Barakaystaan Oo Caabudaan + DAAWO

Delhi 28. March 2017 (SDN/QJ):- Waddanka Hindiya oo ka mid ah dalalka hab-dhaqannada layaabka leh iyo caadooyinka qariibka ah dadkooda lagu yaqaano ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey waxa ku soo kordhay arrin si gaar ah isha loogu hayo, gudaha dalkaasina si weyn looga dareemayo kadib markii dadweyne aad u tiro badani maalin walba gurigiisa ku booqdaan…

Read More

Hay’adda Xuquuqal Insaanka Dunida Oo Duqayntii Lagu Laayay Dadkii Tahriibka Ahaa Ee Doonta Saarnaa Ee Reer Somaliland U Badnaa Ku Eedeeysay Sacuudiga,Kuna Tilmaatay Dambi Dagaal

Riyadh 28. March 2017 (SDN/QJ):- War Qoraal ah oo kasoo baxay Hay’adda Xaquuqda Aadanaha ee Human Right Watch ayaa looga hadlay duqeyntii lagu laayay qaxooti Soomaaliyeed oo ka qaxaya dalka Yaman kuna sii jeeday dalka Sudan,Qaxoontigaasi oo u badnaa dhalinyaro tahriib ah oo ka soo jeeday Somaliland gaar ahaan Goboladda Sool,Togdheer iyo Maroodijeex . Doontan…

Read More

Shirkadda Caanka Ah Ee Panasonic Oo Soo Saartay Makarafoon Ama Cod Baahiye Kuu Turjumaya Luqadaha Dunida Lagaga Hadlo

Japan 28. March 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda Panasonic ayaa soo saartay cod baahiye kii ugu horreeyey ee noociisa ah oo kuu sahlaya in uu kuu turjumo luuqado dhawr ah oo dunida lagaga hadlo kaasi oo wax badan ka saacidi doona dadka ka shaqeeya dhinaca arrimaha dalxiisa ee hagayaasha loo yaqaano ama tilmaama ee hor gala dadka…

Read More

Madaxweyne Gabadh La Dhalatay U Raadinaya Nin Uu U Guuriyo Iyo Sida Loogu Tartamayo !

K.Waqooyi 28. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka K.waqooyi ayaa ku caan baxay go’aamadda aadka u layaabka badan ee uu ku tallaabsado oo haatan ku dhaqaaqay arrin lala fajacay oo ah inuu gabadh la dhalatay oo magaceeda la yidhaahdo Kim Yu-jong oo da’deedu tahay 29 jir uu u raadinayo nin guursada. Sidoo kale waxa arrin aad…

Read More

Bangi Mallaayiin Lacag Ah Qaldamay Oo Loogu Magac Daray Bangiga Ugu Doqonsan Adduunka !

Parlin 28. March 2017 (SDN/QJ):- Bangiyada oo had iyo jeer ka digtoon in dhaqdhaqaaqa ay lacagaha ku kala wareejinayaan ama ku kala dirayaan uu ahaado mid aad looga fiirsado. Arrin ku cusub caalamka bangiyada ayaa la soo daristay Bangi laga leeyahay Dalka Jarmalka oo la yidhaahdo KFW, kaasi oo ku hawlanaa arrimaha Maalgashiga ayaa waxa…

Read More

Layaab : Indonesia Oo Hillibka Eydu Noqday Mid Aad Loo Jecel Yahay !

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Dalka Indonesia ayaa waxa uu noqday Dal ku caan baxay Cunnista Hillibka Eyda, waxaana jira dad badan oo halkaasi u taga sidii ay soo cuni lahaayeen hillibkaasi. Arrintani waxay soo shaac baxday markii Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama uu halkaasi tagay isla markaasina uu soo cunay Hillibkaasi, warbixinta ku…

Read More

“Anigu waxaan ka hadlaya in Saldhigu uu ku xidhan yahay Dekadda, waxaan kale oo aan ka hadlay istaraatijiyada uu Caalamku ku shaqeeyo ee ah deganaasha iyo Siyaasada” Prof Buubaa

Hargaysa 27. March 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa sheegay in hanaankii geedi socodka Dimuqraadiyada Somaliland,dawlad wanaagii iyo xoriyatul qawalkii uu meesha ka baxay, . Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horayn isagoo…

Read More

“Waxaan Caddaynayaa inay Iga go’an Tahay inay qabsoonto doorasho Xor iyo Xalaali 13-ka bisha 11-aad 2017..” Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 27. March 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo markii ugu horreysay ka hadlay muddo-kordhinta markii labaad loo sameeyey isaga iyo Ku-xigeenkiisa oo horraantii bishan Guurtidu ansixisay,  waxaanu sheegay inuu ahaa go’aankii ugu adkaa ee soo maray intii uu talada dalka hayey, waxaanu khadlay waqtiga muddada ay Guurtidu u qabatay inay doorashada Madaxtooyadu ku…

Read More

Ururka NUSOJ iyo Weriyeyaal kale oo Somaliland & Puntland ugu Baaqay inay Sii daayaan Weriye Coldoon iyo Universal TV DAAWO

Muqdisho 27. March 2017 (SDN/QJ):- Ururka Suxufiyiinta Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Weriyeyaasha ka hawlgala magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, ayaa Maamulka Puntland iyo Xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay sii daayaan Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo Hargeysa ku xidhan tan iyo horraanta bishii labaad ee sannadkan iyo Xafiisyada TV-ga Universal ee Puntland oo Maamulkaasi xayiraad ku…

Read More

Nuxurka Khudbad uu Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Jeediyey Burco & Qodobada Udub dhexaadka u ah Shiidaal Baadhista Somaliland SAWIRO

Burco 27. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu subaxnimadii hore ee saaka ka jarmaaday Magaalada Berbera, isaga iyo weftigii uu hoggaaminayey ee maalmahan ku sugnaa gobolka Saaxil, waxaanay gaadheen deegaamada laga wado sahaminta Shidaalka Ku Duugan qaybo ka mida Dhulka Somaliland.   Madaxweynaha oo goob joog u ahaa saaka sida…

Read More

Dacwadaha loo heesto Wariye Cabdimaalik Coldoon oo lasoo bandhigay (Halkan ka Akhriso)

Hargaysa 27. March 2017 (SDN/QJ):- Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo kamid ah Wariyaasha Somaliland Isla markaana ka shaqeeya Arrimaha Samo falka oo si weyn looga yaqaanay Baraha Bulshada ayaa wali ku xiran xabsi kuyaala magaalada Hargeysa ee xarunta Jamhuuriyada Somaliland. Xeer ilaalinta  Somaliland ayaa dacwado kala duwan kusoo oogtay Wariye Cabdi Maalik Coldoon oo bishii Febraayo…

Read More

Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somalia oo soo bandhigay arin dad badan ka qarsooneed DAAWO

Muqdisho 27. March 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa qarxiyay arin cusub oo inta badan umada Soomaaliyeed ka qarsooneed . Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in halka Cashuurta iyo daqliga dowlada ka soo gala ay tahay kaliyah Dekada iyo Airpor-ka Muqdisho , halka dekadaha maamulada kale ay cunaan…

Read More

Midowga Yurub oo Walaac Xoogan Ka Muujiyey Dib u dhaca Doorashooyinka Somaliland & Fariin ay u Direen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 27. March 2017 (SDN/QJ):- Midowga Yurub ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqday in Somaliland lagu sii waddo sumcadii fiicnayd ee ay 20-kii sanandood ee u dambeeyay ku heshay hirgelinta nidaamka dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka. Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Veronique Lorenzo, oo u warantay majalada The East African ee ka soo baxda…

Read More

Gabdho Walaalo ah oo iyaga iyo Darawalkoodii oo uu Daad Ku Qaaday Dooxa Aw-Barkhadle DAAWO

Hargaysa 27. March 2017 (SDN/QJ):-Allaah ha u naxariistee Laba Gabdhood oo Walaalo ah oo la kala odhan jiray Foosiya Maxamed Yuusuf iyo Asma Maxamed Yuusuf ayaa geeriyooday, ka dib markii Gaadhi ay wateen oo nooca Surff-ta loo yaqaan ah Daad ku qaaday Dooxa Aw-Barkhadle oo dhinaca Bari kaga beegan magaalada Hargeysa, iyaga oo ka yimi dhinaca…

Read More

Nuxurka Dacwad Uu Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI U Gudbiyey Maxakamada Sare Ee Qaranka Somaliland Oo Ka Dhan Ah Xukuumadda KULMIYE

Hargaysa 27. March 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa maanta Maxakamada Sare ee distuuriga ah ee dalka ay u gudbiyey nuqulka dacwado ka dhan ah Xukuumadda KULMIYE, taas oo uuka guddoomay guddoomiye Maxakamada Sare Md Aadan Xaaji Cali Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI oo afaafka Maxakamada Sare kula haddlay war-baahinta ayaa faah-faahin ka bixiyey nuxurka dacwadaasi…

Read More

Haween Muslim ah oo Muujiay dareenkooda ku aadan Weerarkii ka dhacay London

Hargaysa 27. March 2017 (SDN/QJ):- Haween badan oo Muslim ah ayaa isugu soo baxay iyaga oo gacmaha is heesta goobtii uu ka dhacay weerarkii gaariga iyo mindida loo adeegsaday ee isbuucii hore ka dhacay buundada Westminster ee magaalada London. Sida Warbaahinta dalka Britain ku waramayaan haweenkan ayaa muujinayay sida ay uga xun yihiin weerarkii dhawaan ka…

Read More