Webmaster

Nuxurka Kulan Dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Dhigiisa Musaveni ee Ugandha oo Gadh Wadeen ka ahaa inuu Xilka baneeyo Xiligii uu Raysal Wasaaraha Somalia ahaa

Nairobi 26. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magaalada Nairobi kulan gaar ah kula qaatay dhigiisa wadanka Ugandha Yuweri Musaveni. Labada hogaamiye ayaa ka qeybgalaya shir madaxeed gaar ah oo madaxda urur goboleedka IGAD ku leeyihiin magaalada Nairobi kaasoo looga hadlayo arrimaha abaaraha ka taagan geeska Afrika iyo Qaxootiga.   Musaveni ayaa…

Read More

Fanaanad Caan ka ah Geyiga Somalidu degto oo Ku Xannuunsanaysa Magaaladda Muqdisho & Wasiirad Booqatay

Muqdisho 26. March 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Muqdisho waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay ku xanuunsaneysa Fanaanada caanka ah Zeynab Xaaji Cali Siigaale “Baxsan” oo kamid aheed hoobaladii uu lahaa Qaranka Soomaaliya. Fanaanada Zeynab Baxsan ayaa lagu soo waramayaa in ay xaaladeeda caafimaad aad u liidato, waxa ayna ku xanuunsaneysaa gurigeeda oo kuyaala magaalada Muqdisho sida ay eheladeeda…

Read More

Waxa Garadka Iyo Aqoon Yahanka Gobolka Badhan Oo Soo Dhaweeyay Gudoomiyaha Cusub Ee Loo Magacaabay G.Badhan

Badhan 26. March 2017 (SDN/QJ):- Xaflad si heersare loo soo agaasimay ayna ka soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Degmada Badhan ee Gobolka Badhan ee Somaaliland ayaa hanbalyo soo dhaweyn iyo taageerid loogu diray Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Badhan mudane Cali Xuseen Somaali Xafladani oo si weyn ay u soo camireen waxgaradka…

Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo Galabta Kormeer Ku Tegay Dekeda Berbera Iyo Xarunta Sheybaadhka Shudaalka Keydka Haamaha Berbera SAWIRO

Berbera 25. March 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ku guda jira hawlihiisa shaqo ee Gobolka Saaxil ayaa galabta Kormeer muhiim ah ku tegay Dekeda Berbera iyo xarunta shaybaadhka ee Keydka Haamaha Shidaalka Berbera. Kormeerkan madaxweynaha ayaa ahaa indho indhayn uu madaxweynuhu ugu kuurgelayey mashaariicaha horumarineed ee uu dalku ku talaabsaday sanadihii u…

Read More

Dhacdo Argagaxleh Gabadh Dhalinyaro Ah Oo Lagu Sixrey Gudaha Borama Iyo Xaaladeeda Nololeed DAAWO

Borama 25. March 2017 (SDN/QJ):- Iyada oo muddooyinkii ugu dambeeyey ay ku soo badanayeen guud ahaan qaybo ka mid ah gobolada dalka Somaliland sixridda dadka iyo af-duubka ayaa waxaa gudaha magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal lagu sixrey gabadh dhalinyaro ah oo da’deeda lagu sheegey 14 sano jir. Gabadhan yar ayaa sida la sheegey waxaa…

Read More

Wasiirka Boosaha Iyo Is-gaadhsiinta Somaliland Oo Ka Hadley Weerarkii Dableyda Hubeysani Ay Gurigiisa Ku Qaadeen

Hargaysa 25. March 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland, Maxamuud Cabdilaahi Cige, oo Gurigiisa weerar lagu qaaday, ayaa ka hadlay weerarka lagu qaaday Gurgiisa. Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland, Maxamuud Cabdilaahi Cige, oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah la yeeshay ayaa sidoo kale Bulshada reer Somaliland baaq u diray, waxaana ugu horeyn…

Read More

Oori Iyo Saygeedii Oo Loo Kala Magacaabay Laba Wasiir Oo Miisaan Leh Dawlada Somalia

Muqdisho 25. March 2017 (SDN/QJ):- Lamaane Xaas ah ayaa ka mid noqday Wasiirada cusub ee Xukumada Somaliya, waxaanay dadka Baraha Bulshada ku falanqeeya Siyaasadu sheegen in dhacdo la yaab leh ay tahay madaama labadan Qof oo kala ah  Xildhibaan Prof. Saalaim Caliyow Ibrow, Wasiirka Korontada iyo Biyaha kana soo jeeda Beesha Digil iyo Mirifle uu…

Read More

Dhawaqii Ingiriiska oo Noqday Mawduuca Somaliland ugu Hadal Haynta Badnaa Todobaadkii Tegay

Hargaysa 25. March 2017 (SDN/QJ):- Safiir ku xigeenka dawladda Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Somaliland iyo Somaliya danjire Andrew Allen ayaa salaasadii la soo dhaafay Hargeysa ka sheegay laba qodob oo sababay in bulshada Somaliland aad uga doodo. Labadaas qodob ayaa kala ah shirka London ka qabsoomaya bisha May ee deeq bixiyayaashu u qabanayaan Somalida  oo…

Read More

Xildhibaan laga Mamnuucay Raacista Diyaaradaha Shan Shirkadood iyo Sababta Keentay Go’aankaas Adag

Delhi 25. March 2017 (SDN/QJ):- Nin ka mid ah Xildhibannada Baarlamaanka dalka Hindiya, ayaa laga mamnuucay in uu raaco Shan diyaaradood oo waawayn, ka dib markii uu la dagaallamay oo uu garaacay Shaqaale Diyaaradeed. Xildhibaan Ravindra Gaikwad, ayaa la sheegay in uu shaqaalaha Diyaaradda Dacas ku garaacay 25 jeer, ka dib markii uu Kursi ka waayay…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Macallin Dhawr Cisho u Xidhnaa inay Sadexdiisa Magac Iyo Naanaysta ka Midaysan Yihiin

Hargaysa 25. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo ayaa Madaxtooyada maamulkiisa ku qaabilay nin ku magac ah oo dhawaan ciidamada ilaalada nabad galyada wadooyinka ku xireen magaalada Hargeysa. Warbaahinta ayaa si weyn u tabisay in Ciidamada booliiska Somaliland ay xidheen Macalin bare ka ahaa dugsi kuyaala magaalada Hargeysa, waxaana sababta ninkan loo…

Read More

Madaxweynaha oo furay Mashaariic Horumarineed, Khudbad balaadhana ka jeediyey Halkaasi + Gaadhi Gaas ku shaqaynaya oo uu gudoonsiiyey Wasiir Shukri Xaaji Baandare iyo Shahaadooyin uu bixiyey

Berbera 25. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ku sugan gobolka Saaxil ka dib safar uu shalay galab ku soo gaadhay Magaalo Madaxda Berbera ayaa saaka xadhiga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Berbera, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen saddex waddo oo halbawle u ah magaalada gudeheeda dhismeheedahana ay…

Read More

“Somaliland Gurmad-bay U Baahan Tahay” Sh. Aadan Xaaji Maxamud Xiiray (Aadan Siiro) DAAWO

Hargaysa 25. March 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Shalay ee Jimcaha kaga hadlay Marxaladda Adag ee Dalku marayo, waxaanu sheegay in haddii aanay Somaliland helin Gurmad uu Jiritaankeedu khatar ku jiro. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu sheegay in Heshiiska Saldhigga Berbera aanu ahayn Heshiis ay wada galeen Somaliland iyo Imaaraadka Carabtu, sidaas…

Read More

Dalka Mareykanka Oo Adkeynaya Bixinta Dal-ku-galka Iyo Qofka Codsada Oo La Baadhidoono Boggaga Xidhiidhkiisa Bulshada

Washington 25. March 2017 (SDN/QJ):-Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa weydiisatay Safaaradaha iyo qunsuliyadaha Mareykanka ee caalamka in ay baadhitaano dheeraad ah ku sameyaan dadka qaar marka ay dalbanayaan fiisooyinka. Amarrada kale ee la siiyey safaaradaha iyo Qunsuliyadaha Mareykanka ayaa waxaa kaa mid ah in ay dib u eegis ku sameeyaan bogaga ay baraha bulshada ku leeyihiin…

Read More

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI iyo Weftigii uu Hoggaaminaayey oo Kulan Ballaadhan La Qaatay Jaaliyadda Somaliland ee magaalada Shaffeild ee wadanka UK+[SAWIRO]

Shaffeild 25. March 2017 (SDN/QJ):- -Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdullaahi (Cirro) iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminaayey isla mar ahaantaana socdaalka ku joogay dalweynaha Ingiriiska, ayaa caawa fiidkii kulan ballaadhan la qaatay jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan magaalada Shafeild ee dalkaasi. Kulankan oo ahaa mid si heer sare ah loo soo…

Read More

Inta badan Xildhibaanadii kasoo horjeeday Golaha Wasiirada cusub oo lakala fur furay (Warbixin)

Muqdisho 25. March 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Muqdisho waxaa saacadihii ugu dambeeyay ka dhacay kulamo kala duwan oo lagu kala fur furayay Xildhibaano dhoor ah oo sheegay in ay kasoo horjeedaan Golaha Wasiirada cusub uu soo magacaabay Ra’isul Wasaare Kheyre. Ra’isul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya iyo inta badan Golaha Wasiirada ayaa siyabao kala duwan ula kulmay Xildhibaanada…

Read More

Madaxweynihii hore ee Masar Xusni Mubaarak oo Xabsiga laga Sii daayay Markii lagu guul-darraystay Dacwado ku socday

Qaahira 25. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak, ayaa Xabsiga laga sii daayay Maanta, ka dib markii lagu guul-darraystay, isla markaana lagu waayay Dacwado lagu soo oogay. Go’aanka sii dayntiisa, ayaa yimi ka dib markii Maxkamaddu ay ku wayday Dacwado la xidhiidhinaya dilka tobannaan Dibedbaxayaal reer Masar ah oo ka qaybqaadanayay…

Read More

‘‘Baashe Cawil in Madaxweynuhu Soddog u Yahay Dadka Liisan uma Siinayso Inay Dhaleeceeyaan’’ Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland

Hargaysa 24. March 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland, Eng. Xuseen Aadan Cigge (Xuseen Deyr), ayaa sheegay in eedaha loo jeediyo xubno ka mid ah qoyska madaxtooyadda, gaar ahaan Wakiilka Somaliland u fadhiya imaaraadka carabta Baashe Cawil, ay yihiin qaar  aan xaqiiqo ahayn oo been abuur ah oo ay wadaan shakhsiyaad iyo  warbaahinta qaar ka…

Read More