Webmaster

Booliiska Dubai oo Gawaadhida Dunida ugu qaalisan Soo Bandhiga & Isla markaana dhigay Talaabo aan Weli la qaadin SAWIRO

Dubai 29. March 2017 (SDN/QJ):- Booliiska wadanka isku taga Imaaraatka Carabta gaar ahaan kuwa magaalada Dubai oo looga bartay inay ku howl galaan gawaarida qaaliga ah ayaa markaan waxeey jabiyeen iskoor cusub . Booliiska magaalada Dubai ayaa waxaa loo qeeybiyay oo farta laga saaray nuuc cusub oo gawaarida Dunida ugu qaalisan ah waliba ugu dhaqsiyaha…

Read More

Mas’uuliyiinta Axsaabta Qaranka Oo Ka Hadley Dareenkooda Ku Dhawaaqista Tirada Codbiyeyaasha Doorashooyinka Dalka

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Xisbiyada Qaranka Somaliland oo maatna goob joog ka ahaa goobtii lagu soo bandhigayey tirada dadkii isku diwaan geliyey Doorashooyinka Somaliladn ayaa waxa ay ka hadleen dareenkooda iyo sida ay arrintaasi u arkaan. Ugu horreyn ayaa waxaa mikirifoonka qabsadey oo ka hadley xog-haye ku xigeenka guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee…

Read More

Goob Joogayaal ka Xog Waramay Sidii Dooxa Aw Barkhadle u Qaaday Laba Hablood oo Walaalo ah oo Gaadhi Watay & Sababta Keentay in La Badbaadin Waayo Labadaas Dumar ah DAAWO

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):-Raxmaadkii Eebbe oo si rasmi ah uga curtey deegaanada Marooji Jeex ayaa Doraad sababay in Dooxa Degmada Aw-Barkhadle uu qaado isla markaana ay ku naf waayaan laba Hablood oo Walaalo ah kuwaasi oo gaadhigii ay wateen uu qaaday Dooxaasi. Hadaba Dadkii Deegaanka ee goob jooga u ahaa markii uu Daadku qaadayay…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Shaaca Ka Qaaday Liiska Hor dhaca ah ee Codbixiyeyaasha Iska Diiwaangeliyay Somaliland DAAWO

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):-Gudida doorashoyinka Somaliland ayaa waxaa ay si rasmi ah maanta ugu dhawaaqeen liiska hor dhaca ah ee cod bixiyaasha isku diwaan galiyey guud ahaan dalka. Guddida oo shirjaraa’id ku qabtey gudaha magaalada Hargeysa ayaa ku dhawaaqye natiijada Gobol kasta Iska Diiwaangelisay iyo Maalinta la Bilaabayo Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha. https://www.youtube.com/watch?v=IThR1kB_B2c

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo Kormeeray dhaamka Xumbo weyne Iyo dib u dhiska wadooyinka Caasimada + Soo Dhawayn balaadhan oo ay shacbiga Hargeysi ku qaabileen SAWIRO

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ku soo laabtay magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa, isagoo soo kormeeray Dhaamka Xumbo weyne oo gebegebo ku dhaw wakhtigan roobabkiina ay buuxiyeen oo uu guul iyo tijaabo wacana uu joogo biyo xidheenkaasi. Iyadoo madaxweynaha ay dadweynaha caasimadu ku qaabileen soo dhaweeyeen…

Read More

Guddi Ka Kooban Xisbiyada, Qaadhaan-bixiyeyaasha & Xukuumadda Oo Loo Xulayo Inay Komiishanka Ka Caawiyaan Diyaar-garowga Doorashada

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay inuu Toddobaadkan Gudihiisa Magacaabayo Guddi Mus-dambeed ah oo Komiishanka Doorashooyinka Qaranka kala shaqeysa diyaar-garowga Doorashada Madaxtooyada ee loo muddeeyay inay Dalka ka dhacdo bisha 11-aad ee Sannadkan. Madaxweynaha oo Khudbad ka jeediyey Munaasibad lagu qabtay Magaalada Burco oo uu Safar Shaqo…

Read More

Somaliland: Bandhig Ku Saabsan Lebiska oo Hargaysa Laga Furay (Fashion Show) ,Doodii ugu Cuslayd oo Saamaysay Baraha Bulshadu ku wada Xidhiidho & Aragtida Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Todobaadkan ayaa Waxaa Magaaladda Hargaysa ay ku qabatay Xarunta lagu Magacaabo Dhaqan Bile bandhig ay keentay Lebisyada Kala duwan ee Raga iyo Dumarka iyadoo u Samaysay bandhig ay Fashion show kaas oo ay si Wada Jir ah uga wada qayb qaadanayeen Wiilal iyo Gabdho. Markaynu Dunnida eegno Waxaa Jira Shirkado…

Read More

Dib U Milicso Fadeexadii Madaxwayne Siilanyo 9 Sano Ka Hor Sameeyey+Oo Uu Maanta Dib U Soo Celiyey+Khudbadihii Uu Barigaa Ku Diidanaa Sahaminta Shidaal Baadhista Iyo Tan Maanta Taagan DAAWO

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Ayaa Maalintii doraad Ahayd Waxa Uu Magaalada Burco Ka Daah  Furay  Mashruuca Sahaminta Shidaalka Oo Uu Sheegay In Dhawaan Laga Bilaabi Doono Dhamaan Gobalada Somaliland Oo Ay Ugu Horayn Doonaan Gobalada Maroodijeex  Sanaag  Togdheer Iyo Deegano  Kale Oo Badan. Hadaba  Waxaanu Dadwaynaha Somaliland Dib…

Read More

Somaliland oo ka Guuraysa Nidaamka Maamul Maaliyadeedkeedii Qadiimiga ahaa

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliland waxay ka guuraysaa nidaamkii qadiimiga ahaa ee hab maamul maaliyadeedkeeda, waxaanay uga digo roganaysaa habka casriga ah ee elektarooniga ah oo si rasmi ah loo daah furi doono 1da April 2017-ka. Waxaa tababarkii u horreeyay ee hawl-wadeennada maaliyadda loogu carbinayo nidaamkan cusub laga furay xarunta machadka shaqaalaha dawladda…

Read More

Gabadhii u Horaysay ee Dawga Sheekh Gaadhi Marisa oo Dooxa Aw Barkhadle Qaaday DAAWO

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Marxuumiinta kala ah Foosiya Maxamed Yuusuf iyo Asma Maxamed Yuusuf oo Walaalo ah Kadib markii Gaadhi ay wateen oo nooca Surff-ta loo yaqaan ah uu Doraad Daad ku qaaday Dooxa Aw-Barkhadle oo dhinaca Bari kaga beegan magaalada Hargeysa.   Alle ha u naxariistee Labadan Marxuun ayaa Shalay lagu aasay Magaaladda…

Read More

“Somaliland Wax Yaalla Oo Aanu Hungurayneynaa Ma Jiraan, Madaxweynaheeda (Noqo) Ayaanaan Ku Qanceyn…..” Dr. Galaydh DAAWO

Jabuuti 28. March 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegey in ay sii socon doonaan wada-hadallada u dhexeeya Dawladda Somaliland, isagoo beeniyey warar Qurba-joogta Khaatumo fidiyeen oo sheegayey inay burbureen Wada-hadalladu. Cali Khaliif isaga oo arrimahaasi ka hadlayana waxaa uu yidhi “Wadahadalkii Jabuuti ee Khaatumo iyo Somaliland ma burburin, mana burburayaan…

Read More

Deegaanka Oodweyne Oo Ay Ka Taagan Tahay Xaalad Culusi Oo Lagu Hor Istaagay Sahaminta Shidaalka Halkaa Laga Waday Iyo M/Siilaanyo Burco Uga Diray Digniin Culus Cidkasta Oo Mashruucaasi Ka Hortimaada

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Iyagoo Deegaanka Oodweyne laga soo sheegayo muran culus oo ka dhex aloosan dadka deegaankaasi ku dhaqan iyo Sahamin shidaal oo ay Deegaankaasi ka wado Wasaarada Macdanta Somaliland ayaa waxa uu Madaxweyne Siilaanyo oo safar ugu maqan Gobolada Bariga islamarkaana Shalay ku sugnaa Burco uu fariin digniin ah u diray dadka…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Caqabada lasoo daristay Golaha Wasiirada Baaqna u diray Baarlamaanka

Muqdisho 28. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Caqabadaha lasoo darsay Golaha Wasiirada cusub oo xiligan diidmo kala kulmaya Xildhibaano tiro yar oo katirsan Baarlamaanka. Farmaajo ayaa ugu baaqay Baalamaanka Soomaaliya in ay mel mariyaan golaha Wasiirada cusub, waxa uuna tilmaamay in…

Read More

Raysal Wasaaraha Somalia oo Keenay Xeelad uu Golihiisa Wasiirada Cod kaga Helo Baarlamanka Somalia

Muqdisho 28. March 2017 (SDN/QJ):- Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wada qorshe uu ku doonayo in Xuukuumadiisa ay ku meel marto, waxa uuna waqti badan ku bixinayaa sidii Xukuumada uu soo dhisay u heli laheed Codka Kaldsoonida Baarlamaanka. Sida aan Wararka ku heleyno Ra’isul Wasaaraha ayaa koox koox iyo mid mid ula…

Read More

Sawir Qaade Talyaani Ah Oo Soo Bandhigay Qaar Ka Mid Ah Madaxda Adduunka Iyo Cuntooyinka Ay Jecel Yihiin:

London 28. March 2017 (SDN/QJ):- Boqorada Britain waxay jeceshahay Cunista Chocolate-ka, Madaxwayne Putin waxa uu jecelahay Cunista Ice-Cream-ka  ! Marka la soo hadal qaado Cuntooyinka ay cunnaan Madaxda Dalalka Caalmku waxa qof walba ugu horrayn ku soo dhacaysa inay tahay Cuntadaasi cunto qaalli ah oo aad u tayo wanaagsan oo si gaar ah loogu Diyaariyay,…

Read More

Nin Kabihisii Oo Dahab Ka Buuxo Kaga Tagey Gegida Diyaaradaha Ee Magaalada Dubai Iyo Sababta Ku Kaliftay !

Dubai 28. March 2017 (SDN/QJ):- Had iyo jeer waxay Dadku aad u ilaashadaan hantidooda haddii ay tahay Lacag iyo haddii ay tahay Dahab, gaar ahaan marka ay Safrayaan, balse toddobaadkii la soo dhaafay ayaa Nin ka soo jeeday waddamada Asia waxa uu kaga hor tagay Albaabka laga galo Geggida Diyaaradaha ee Dubai Inertnational Airport kabihiisa…

Read More

Wasiir Xukuumadda Siilaanyo Hore Uga Tirsanaa Oo Daaha Ka Roggay Siro Culus Oo Bulshada Shaki Ku Abuuraya Oo Ku Gadaaman Saldhiga Milatari Sheegayna In Imaaraatku Maamul Goboleed Ahaan Inoola Macaamilay

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Cadaalada Somaliland ee Xukuumadda Kulmiye Xuseen Axmed Caydiid ayaa soo foqay Siro Culus oo bulshada Somaliland shaki ku abuuraya oo ku gadaaman Saldhiga Milatari ee Dawladda Imaaraatka Carabta laga siiyay Magaaladda Berbera,Waxa uu sheegay in Sababta ay Xukuumadda Siilaanyo u qarinayso inay Heshiiskii dhabta ahaa soo…

Read More