Webmaster

“Anigu Farmaajo ahaan Qabiil Ma lihi, Waxaan ahay Soomaali, Umada Soomaaliyeed oo dhan ayaan u Dhexeeyaa. Sidaas oo kale Ra’iisal Wasaaruhu Malaha Qabiil’’ Madaxweyne Farmaajo DAAWO

Nairobi 26. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo oo Ku Sugan Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya ayaa Kulan balaadhan la Yeeshay Jaaliyada Somalida ee ku dhaqan dalka Kenya. Dadka xaflada ka qaybgalay waxaa ka mid ahaa masuuliyiin dowladda Kenya ka tirsan iyo xubno ka socday Bangiga aduunka iyo Hay’ado deeq bixiyayaal ah….

Read More

Dagaal Rasaas La Isku Adeegsaday Oo Shalay Deegaanka Oodweyne Ee Gobolka Togdheer Ku Dhex Maray Shacab Gadooday Iyo Ciidamo Illaalinayay Shirkad Sahamin Shidaal Baadhis Deegaankaas ka Waday & Baaqa Odayada DAAWO

Oodweyne 26. March 2017 (SDN/QJ):- Iska hor imaad xoogan ayaa Shalay deegaanka Oodweyne ku dhex maray ciidmao ilaalinaayay shaqaale sheegay in ay sahamin shiidaal ka wadaan gobolka Oodweyne, iska hor imaadkani ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay is fahim waa ka dhex qarxay koox la sheegay in ay shiidaal sahaminayaan oo watay laba cagaf…

Read More

Maayarka Magaaladda Ceerigaabo oo Dhaliiilo Xoogan u Soo Jeediyey Mashruuca JPLG ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Gudoomiyaha ka Yahay DAAWO

Ceerigaabo 26. March 2017 (SDN/QJ):- Maayarka magaalada Ceerigaabo Ismaciil Xaaji Nuur ayaa ka hadlay Mashruuca JPLG ee Dawladaha hoose, oo uu Guddoomiye ka yahay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, waxaanu sheegay in mashruucan oo shan dawladdood ka tirsan Yurub ka wadaan dalka, in haba yaraate aan la soo gaadhsiin Gobolada Barri, isla markaana aanu jirin wax…

Read More

Qaar Ka Mid ah Dhakhaatiirta Somaliland ee Aqoonta Caafimaad bartay oo Dhaliilay Wasaaradda Caafimaadka & Nuxurka Jawaabta Wasaaradda Caafimaadka DAAWO

Hargaysa 26. March 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Dhakhaatiirta Somaliland ee Wasaaradda Caafimaadka, ee hadda ku shaqeeya Barnaamujka Internship, ayaa sheegay inay Wasaaradda Caafimaadku xilkii iyo masuuliyaddii ka saarnaa ay ka soo bixi weyday, oo aanu barnmaajikani, sidii loogu talagalay aanay uga soo bixin,kana gudan sidii ay Hay’addii markii hore mashruucan gacanta ku haysay…

Read More

Gudoomiye Jawaari oo si cad uga soo horjeestay Magacaabida Golaha Cusub e Wasiirada Somalia,Kana Dalbaday Inuu Ka Noqdo Ka Hor inta aan Codka Loo qaadin (Akhriso)

Muqdisho 26. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa si cad uga hor yimid golaha cusub ee wasiirada dhowaan uu ku dhawaaqay raisul wasaare Kheyre. Jawaari ayaa raisul wasaaraha u diray qoraal uu kaga dalbanayo inuu kaga laabto magacaabista golaha wasiirada ka hor inta aan la horgeynin baarlamanka si ay u ansixiyaan…

Read More

Eng Cali Xoor Xoor Oo Qoyska Madaxtooyadda Ka Difaacay Lahaanshiyaha Dhul Dekeda Berberi Ka Mid Ah Oo Si Gaar Ah Loo Xayndaabay,Sheegayna In Dadkii Warkaasi Ka Soo Baxay Uu Xeer Illaalinta Dacwad Uga Furayo

Hargaysa 26. March 2017 (SDN/QJ):- Maareeyihii hore ee Dekeda Berbera ee Awooda badnaa Cali Cumar Maxamed (Xoor Xoor) ayaa qoyska Madaxweyne Siilaanyo ka difaacay eedo uga yimid Axsaabta Mucaaridka oo sheegaya inay leeyihiin Goob si qurux badan loo xayndaabay oo ka tirsan dhulka ay Dekeda Berbera leedahay,Waxa uu dhulkaasi ku sheegay inay wali Dekedu leedahay…

Read More

Bogga Facebook-ga ee BBC Somali oo ku Dhawaaday in uu Xidhmo ka dib Dacwado isdabajooga oo ay ka Gudbiyeen Shacabka Somaliland

Hargaysa 26. March 2017 (SDN/QJ):- Bogga Idaacadda BBC-du, qaybteeda Afka Soomaaligu ku leedahay Facebook-ga ayaa gabi ahaanba xidhay qaybta qiimaynta ay ku sameeyaan dadweynahu. Arrintan ayaan ka danbaysay ka dib markii maalmahii ugu danbeeyay cabashooyin badan laga gudbiyay oo la xidhiidha su’aalo laga muujinayo dhexdhexaadnimadooda iyo waliba aqoontooda afka Soomaaliga oo la dhaliilay, kuwaas oo…

Read More

Maxay Qabataa Sidayse u Shaqaysaa Hay’ada Waddaniga ah ee Shaqo Doon oo Mudo Dhawr Sano ah dalka ka hawl galaysay?

Hargaysa 26. March 2017 (SDN/QJ):- Hay’ada Shaqo Doon Waxay ka dhisan tahay Somaliland Waxay dhallinyaradda ka Caawisaa Sidii ay u heli lahaayeen fursado shaqo Maadaama Culayska u weyn ee dhallinyarada reer Somaliland haysataa ay tahay helitaanka Shaqo ay ku maareeyaan noloshooda iyo ta Qoysaskoodaba. Axmed Cali Jaamac oo ah Madaxa Mashaariicda iyo Barnaamijyada ee Hay’ada…

Read More

Raysal Wasaaraha Somalia,Xubno ka Mid ah Golihiisa Wasiiradda & Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Somalia oo Booqasho ugu Tagay Fannaaniin & Abwaano Muqdisho Ku Xannuunsanaya

Muqdisho 26. March 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golahiisa magaacaban ee wasiiradda ayaa ugu horayn booqday fananada wayn ee Soomaaliyed Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ka mid ah fanaaniinta hoboladda Qaranka Waaberi oo qaliin loogu sameeyay xameetidda taas oo ku jirta Isbitaal ku yaalla magaaladda Muqdisho….

Read More

8 Qof oo 48-kii Saacadood ee La Soo Dhaafay u Dhintay Shuban ka Dilaacay Degmada Daroor ee Kililka 5aad ee Itoobiya

Hargaysa 26. March 2017 (SDN/QJ):- 48-kii Saacadood ee la soo dhaafay  8 qof, ayaa  shuban Biyood ugu dhintay tuullada Sheekh Yoonis ee ka tirsan degmada Daroor ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, sida uu  wargeyska The Horn Tribune oo ah mataanta Wargeyska Dawan u xaqiijiyay Suldaan Axmed Cismaan (Caddo-gude). Dadka shuban biyoodka u dhintay waxay  iskugu…

Read More

Baarlamaanka Maamul Goboleedka Gal Mudug oo Mudeeyay Wakhtiga ay Dhacayso Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Cadaado 26. March 2017 (SDN/QJ):- Baarlamaanka Maamul goboleedka Galmudug oo kulan ku yeeshay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Glamudug ayaa isku raacay xiliga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi. Kulanka Baarlamaanka ay kasoo qeyb galeen Xildhibaano gaaraya 54 mudane waxaa shir Gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi Cali Gacal Casir , waxa ayna Xildhibaanada…

Read More