Webmaster

Tiradii Ugu Badnayd Abid ee Xildhibaano Noqda Wasiiro Iyo Wasiir Ku Xigeeno Dawlada Federaalka Somalia & Cida Ansixinaysa Xildhibaan Isagu Isu Codaynaya  (Akhriso Magacyadooda)

Muqdisho 22. March 2017 (SDN/QJ):- Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada, Waxaana Xukuumada cusub uu ku dhawaqaay ay ka kooban tahay 68- ruux oo isugu jira Wasiiro, Wasiiru-Dowlayaal iyo Wasiiro kuxigeeno. Xukuumada cusub waxaa inta badan laga soo dhax xulay Xildhibaanada ku jira Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Xildhibaanada kamidka noqday…

Read More

Raysal Wasaaraha Somalia oo ka Hadlay Doorashada Madaxweyne ee Maamul Goboleedka Gal Mudug

Muqdisho  22. March 2017 (SDN/QJ):- Raiisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Arimaha doorashada ee dhawaan looga dhawaaqay in ay ka dhici doonto Galmudg wuxuu kulamo wadatashi oo isdabajoog ah kala layeeshay dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada Galmudug, sida: Hoggaanka Galmudug, Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug qaarkood, Xildhibaanda Aqalka Sare , xubnaha Golaha Shacabka…

Read More

Shanta Waddan ee Dadka ku Nooli ugu Farxadda Badan yihiin Qaaradda Afrika oo Soomaaliya ka mid noqotay

Muqdisho 22. March 2017 (SDN/QJ):- Natiijada Baadhitaan ay Qaramada Midoobay maalgelisay, ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay ka mid tahay Shanta waddan ee Afrika ee Dadka ku nooli ay ugu farxad badanyihiin Qaaradda. Waxaa sidoo kale shantaasi dal ka mid ah Algeria, Mauritius, Liibiya iyo Morocco. Baadhayaasha diyaariyey Warbixintan, ayaa waxay darseen 155 dal, waxaanay…

Read More

Dawlada Imaaraatka Carabta Oo Ka Hadashay Weerarkii Lagu Qaaday Doontii Sidey Muhaajiriinta Soomalida Ahaa

Dubai  22. March 2017 (SDN/QJ):- Imaaraadka Carabta ayaa iska fogeeyay inay bartilmaameedsadeen doonidii jimcihii la soo dhaafay ay saarnaayeen qaxooti Soomaaliyeed, taasoo lagu duqeeyay xeebaha Yemen. Sida ay qortay Wakaalada wararka ee Imaaraadka ee WAM, waxaa lagu sheegay in Imaaraadku ay ogaayeen doonida waday dad rayid ah oo aan shaqo ku laheyn wax milateri ah….

Read More

Diyaaradaha ka duulaya Afrika iyo Bariga Dhaxe ee kusii jeeda Mareykanka oo laga mamnuucay in lala raaco & Sababta Keentay

Washington  22. March 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Mareykanka ayaa diyaarisay qorshe ay ku mamnuuceyso diyaaradaha uga yimaada Wadamada Qaar in lala soo raaco qalabka korontada ku shaqeeya sida Laptobyada iyo sidoo kale tablets-ka . Diyaaradaha ka imaanaya Wadamada kuyaala Qaarada Afrika iyo Bariga Dhaxe ayuu si gaar ah u saameenayaa qorshahan dowlada Mareykanka ku mamnuuceyso in…

Read More

Maareeyaha Xafiiska Mucaawinooyinka WFP ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Tilmaan ka Bixiyey Waxqabadka Xafiiskiisa ee Xiliga abaarta

Hargaysa 21. March 2017 (SDN/QJ):-  Qaar ka mida Odayaash gobolada Saaxil,Sanaag,Sool iyo Togdheer ayaa amaan u soo jeediyey Maareyaha mucawinoyinka ee WFP Mr Siciid Xasan C.laahi iyagoo Ku amaanay qaabka uu Xafiiskiisu uga qayb qaatay Gurmadka abaaraha. Hadaba Maareeye Siciid Xasan C.laahi oo Xafiiskiisa Kula Hadlay Shabakada Qurbejoog ayaa Sheegay inay Mucaawimo kala duwan gaadhsiiyeen…

Read More

Burco:Hooyo Ka Warramaysa Geerida Wiilkeedii oo Ku Dhintay Doontii Lagu Duqeeyay Gacanka Cadmeed DAAWO

Burco 21. March 2017 (SDN/QJ):- Waxa isa soo taraya wararka ka soo baxaya doonidii ay dawladda Sucuudigu ku duqaysay marin biyoodka Baabal-mandab, kuwaas oo hadda la sheegayo in dadka ku geeriyooday ay u badnaayeen reer Somaliland, gaar ahaan Hargeysa, Burco iyo Lascanod. Hadaba Hooyadani Waxay Ka Mid ahayd Hooyooyinka Dhacdadaas Ku waayay Ilmo ay Dhashay.

Read More

Wasiirka Maaliyadda Somaliland Iyo Mas’uuliyiin Wehelisa oo Soo Kormeeray Ceel Laga Qoday Deegaanka Botor ee Gebilay DAAWO

Hargaysa 21. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo ay Weheliyaan Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Beeraha,Maamulka Gobolka Gebilay iyo ka Degmadaas ayaa soo Kormeertay Ceelasha Biyo Soo Saarka Deegaanka Botor Iyo Xarumo Caafimaad oo ku Yaala Gobolka Gebilay.

Read More

 “Aniga Saddex Nin Ima Qabaan, Boqorka yidhi Waa Naagtaydii waa Beentii..” Xildhibaan Huda Axmed Cali DAAWO

Muqdisho 21. March 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Huda Axmed Cali oo ka tirsan Xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isla markaana ka soo jeedda Gobolka Sanaag ee Somaliland oo dhawaan ay soo baxeen Warar sheegaya in Saddex Nin Qabaan oo isku haystaan Naagnimada Gabadhaas, ayaa beenisay jiritaanka Wararkaas oo Baraha Bulshada iyo Shabakadaha Wararka qarkoodba…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Ku Margaday Su’aalo Laga Weydiiyey Heshiiska Dhex Maray Somaliland Iyo Imaaraadka DAAWO

Abu-dubai, 20 March, 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Ku Sugan Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta Isla Markaana ka qayb galay Madal ay Somaliland iyo Imaaraadku Ku Kala Saxeexanayeen Heshiiska Saldhiga Mileteri ayaa Xogwarankan Bixiyey. https://www.youtube.com/watch?v=V2JcNo170zc

Read More

Siyaasiga Cabdilaahi Darawal Oo Muddo Dheer Ka Dib Warbaahinta Ka Soo Dhex Muuqday Iyo Qodobada Uu Ka Hadlay DAAWO

Hargaysa 21. March 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cabdilaahi Xuseen Iimaan (Darawal),  ayaa uu muddo dheer ka dib waxa uu ka dhex muuqdey warbaaahinta Somaliland,  waxaana wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Wariye Ducaale oo ah daadihiyaha Barnaamijka Xasuus Reeb oo ka baxa Telefishanka Horn Cable Tv. Cabdilaahi Darawal, ayaa waraysigan kaga hadlay taariikh nolaleedkiisa…

Read More

Labada Fannaan ee Yurub Geenyo Iyo Nimcaan Hilaac oo Sheegay in aanay Ku Qanacsanayn Sababaha Kooxda Xidigaha looga saaray DAAWO

Hargaysa 21. March 2017 (SDN/QJ):- Todobaadkii Tegay ayaa Koox Faneedka Xidigaha Geeska oo Ka Dhisan Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Waxay Xubin-nimadii Kooxdaasi ka saareen fannaaniinta Yurub Geenyo,Nimcaan Hilaac,Hodan C.raxmaan iyo Yuusuf Hannad. https://www.youtube.com/watch?v=NbU45_-XQE0

Read More

Raysal Wasaaraha Somalia oo Magacaabay Golihii Wasiirada ee Ugu Tirada Yaraa ee Dawlada Somalia AKHRISO/DAAWO

Muqdisho 21. March 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhaw oo maanta ah ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirada oo mudo dheer la sugaya, waxaana uu ra’iisal wasaaraha ku dhawaaqay 26  wasiir iyo hal ra’iisal wasaare ku-xigeen. https://www.youtube.com/watch?v=jgldtP6y1SY

Read More

Badhasaab Ku Haftay Gobolkii Uu Mas’uulka Ka Ahaa Oo Wakhtigiisa Ugu Badan Ku Qaata Jidka Boorama Iyo Hargeysa Iyo Oo Hadalo Aan Laa’iq Ahayna Kula Dul Kufay Reer Awdal

Hargaysa 21. March 2017 (SDN/QJ):- Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Ciise Aadan (Shiine) ayaa ka hadlay Mudaharaad la sheegay in laga abaabulayo Qaar ka mid ah Gobolada dalka kaasi oo lagaga soo horjeedo Xaaladaha dalka galay,waxa uu kalmado aan laaqi ahayn u adeegsaday Shacabka Somaliland gaar ahaan Dadka ku dhaqan Gobolka Awdal oo uu ku tilmaamay…

Read More