Wejigii 3-aad Ee Wada-hadaladii Xukuumadda Somaliland Iyo Khaatumo Oo Furmaya
Jabuuti 20. March 2017 (SDN/QJ):- Wejigii saddexaad ee wada-hadallada Somaliland iyo Khaatumo, ayaa loo ballansan yahay in wajigiisii saddexaad beri ka furmaan dalka Djibouti, waxana halkaas gaadhay waftiga Khaatumo oo uu hoggaaminayo Cali Khaliif, halka waftiga dawladda Somaliland-na oo uu hoggaaminayo Wasiirka arrimaha dibada Dr. Sacad Cali Shire oo lagu wada inuu maanta ka soo am-babaxo…
