Webmaster

Baanka dhexe ee Somaliland oo Kaashanaya Shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom oo Suuqa Magaaladda Hargaysa Soo Geliyey Xadi ka mid ah  Lacag Dollarka Si hoos loogu dhigo Sarifkiisa DAAWO

Hargaysa 22. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland iyo Saraakiil Sare oo ka Tirsan Qaybta Baanka ee Shirkada isgaadhsiinta ee Telesom ayaa Suuqyada Magaaladda Hargaysa waxay ku soo daayeen lacag dollar ah si uu hoos ugu dhaco qiimaha Sarifka dollarku Isla markaana Kor loogu soo qaado qiimaha Shilling Somaliland.

Read More

“Wasiir kasta waa inuu ogaalaadaa ama ay ogolaataa inuu buuxiyo shax la Xidhiidhta caddeynta hantidiisa guurtada iyo midda ma guurtada ah taasoo laga bilaabi doono Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda iyo Madaxweynaha Federaalka Somalia’’ Amaro Adag oo Raysal Wasaaraha Somalia Ku Sarjaray Xukuumadiisa

Muqdisho 22. March 2017 (SDN/QJ):- Ra’isul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Khudbad uu ka Jeediyay Madal loo Sameeyay Shaacinta Golihiisa Wasiiradda ee uu soo Dhisay Waxa uu Cadeeyay in tirakoob lagu sameyn doono hantida ay leeyihiin wasiirada cusub. Kheyre ayaa sheegay in wasiir walba uu buuxin doono ka hor inta aan xilka loo…

Read More

Qabiilada ay kasoo jeedaan Wasiirada iyo Ra’isalwaare ku xigeenka uu Shalay Magacaabay Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia

Muqdisho 22. March 2017 (SDN/QJ):- Raysal Wasaaraha Somalia Xasan Khayre ayaa Shalay Soo dhisay Golihiisa Xukuumadeed tan iyo intii ka danbaysay Markii uu Magacaabay Madaxweyne Maxamed C.laahi Farmaajo. 1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen, Isaaq, Cidegale 2- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha, ( Majeerteen , Ciise Maxmuud) 3- Yuusuf Garaad Cumar…

Read More

Madaxweyne Maxamed C.laahi Farmaajo oo Kulankiisi Kowaad la Qaatay Xubnaha Golaha Wasiiradda ee Shalay La Magacaabay & Fariin uu u Diray Baarlamaanka DAAWO

Muqdisho 22. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa Xafiiskiisa Kulan Kula qaatay Wasiiradda iyo Wasiir Ku Xigeenada Cusub ee Raysal Wasaaraha Somalia uu soo Magacaabay. https://www.youtube.com/watch?v=_SoyPX02dVY

Read More

Loolan Culus oo Mar Kale ka Dhex Curtay Xisbiga Kulmiye Iyo Qadiyada la isku hayo oo ah Cida Muuse Dabadii Gudoomiyaha Kulmiye noqonaysa DAAWO

Hargaysa 22. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa isa soo taraya Xiisad mar kale ka dhex istaadhantay Xisbiga Talada haya ee Kulmiye iyadoo Xubno ka mid ah Baarqabyada Xisbiga Kulmiye ay ku hirdamayaan hanashada Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Dabadii. Shakhsiyaadka ku Loolamaya ayaa dhamaantood ka soo wada jeeda Beesha Bariga Burco.

Read More

Mas’uul Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Kana Soo Jeeda Bariga Burco oo Taageeray Dhawaaqii Odeyadii Gar’adag & Dhalliilo Horleh oo uu Ku Ganay Muuse Biixi DAAWO

Burco 22. March 2017 (SDN/QJ):- Mas’uul ka tirsan Xisbiga KULMIYE oo ka soo jeeda bariga Burco, ayaa si aada u taageeray dhawaaqii ka soo yeedhay odeyada Gar-adag ee beesha Bariga Burco, waxaana uu tilmaamay in dhawaaqaasi uu yahay mid xaqiiqada ku qotama isla mar ahaantana uu sida oo kale na dhaliilo xooggan u soo jeediyey…

Read More

Dadka Ku Dhawaacmay Doontii Yemen lagu Duqeeyey oo ka Warramay Xaaladdooda iyo Siday Wax ugu dheceen

Yemen 22. March 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka tirsan Dadka nolol ahaan ka badbaaday, balse ku dhaawacmay Duqayntii loo geystay Doon Qaxoonti Soomaali ahi saarnaayeen oo ka baxayey Yemen Jimcihii oo ay bishani ahayd 17, ayaa Warbaahinta uga warramay waxay xasuustaan sidii wax u dhaceen iyo dhibaatada iyaga laftooda soo gaadhay. Xubno la waraystay oo ka…

Read More

Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo Maanso Cusub Kaga Qayb-galay Miimleyda Weedhsame Bilaabay & Dooda Macaan Jecel DAAWO

Hargaysa 22. March 2017 (SDN/QJ):- Maansadan magaceeda waxa la yidhaahdaa Macaan-jecel, waxaana curiyay Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi), waxa ay ifka u soo baxday 20kii March 2017ka. Waxa ay daba-socotaa Miimleyda ka curatay maansadii Mudduci ee uu tiriyay Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame). Waxa ay is-barbardhig ku samaynaysaa beri ay xayawaanku madaxweyne ka dhigteen bahalka maska…

Read More

Abwaan Sacad Xaaji Maxamud Gadhle Oo Maansada “Maskax Furan” ugu Soo Jawaabay Abwaan Weedhsame & Silsiladii Miimley DAAWO

Hargaysa 22. March 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Sacad Xaaji Maxamud Gadhle ayaa Fikir ahaan ka hor yimid Maansadii Mudduci ee noqotay SilSilad Suugaaneed lagu Cabirayo Xaalada Siyaasadeed ee Somaliland ku Sugan Tahay. Maansadan Abwaankani Curiyey Waxa uu ugu Magac Daray Maskax Furan Waxaanu si adag uga soo hor jeedaa dhaliilaha uu Abwaan Xasan Weedhsame ku ibo…

Read More

Abwaan Daaha Gaas oo Mar Kale Ku Soo Noqday Sil Silad Suugaaneedka Miinley & Dooda Maansadiisa Labaad ee Mudan DAAWO

Hargaysa 22. March 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Daaha Gaas Waxa uu ka Soo Hor Jeedaa Qaabka ay Dhaliisha u soo Bandhigayaan Hal abuurka ka qayb qaatay SilSilada Miinley ee Ka Curatay Hargaysa una Gudubtay Qaarado Kale Waa Madaacale Wuxuu Garab taagan yahay Habka Maamulka Dawladnimo ee Somaliland Sida uu Maanta Yahay.

Read More

Taariikhda Iyo Waayo aragnimadda Warfidiyeen ee Weriye Maxamed Xasan Cali Weji & Dhacdooyin La Yaab leh oo uu soo Bandhigay

Hargaysa 22. March 2017 (SDN/QJ):- Maxamed Xasan Cali Weji Waa Mid ka Mid ah Weriyeyaasha Ruug Cadaaga ah ee Somaliland Isla markaana Mudo dheer ka soo Shaqaynayay Warbaahinta Dalkii la Isku odhan Jiray Somalia iyo haatan oo uu ka hawl galo Idaacadda Radio Hargaysa,Waa Shakhsi leh awood Curineed oo aad u qoto dheer. Maxamed Xasan…

Read More