Kaalinta Difaacayaasha Xukuumadda,Dareenka Kuwa Ka Soo Horjeeda & SilSilad Suugaanleyda Miimley Iyo Maansooyinka Maan-Qaba Iyo Maro Boob AKHRI
Hargaysa 24. March 2017 (SDN/QJ):- Maansada MAAN-QABA, waxay dabo socotaa maansooyinkii ka horreeyay ee ku socday xaraf raaca M, lana baxay MIIMLEY sida Mudduci, Mudacalay, Marag iyo Maxkamada & Kuwa Kale ee soo Baxay. Waxay diirada saaraysaa xaalada maanta ee dabcan ay ka curatay silsiladda MIIMLEY iyo xaalada dhabta ah ee Somaliland hortaala oo ah…
