“Golaha Guurtidu 25 kii sanno ee ay jireen dhibaato mooyaane wax khayr ah oo ay keenen lama hayo , waana in la baabi’iyaa ” Eng Maxamed Xaashi DAAWO
Hargaysa 09. March 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Eng Maxamed Xaashi Cilmi,wasiirkii hore ee wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo ka mid ah siyaasiyiinta madasha wadashiga qaranka Somaliland oo maanta warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ka hadley muddo kordhintii ay dhawaan xukuumada KULMIYE ay u sameeyeen golaha guurtidu Siyaasi Maxamed Xaashi waxaa uu sheegay in…
