“Reer Booramoow Haddii Aad Dalka Ka Xoreyseen Ingiriiskii Maanta na Waxa Aynu Dalka Ka Xoreynaynaa Xisbiga KULMIYE.”.Dr.Cabdiraxmaan Cirro DAAWO
Boorama 10. March 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi(Cirro), ayaa si adag xukuumadda KULMIYE ugu dhaliilay iibka hantida umadda, gaar ahaan kaabeyaasha dhaqaalaha oo uu sheegay in ay Xukuumadda KULMIYE ay tahay xukuumaddii ugu horreysay ee iibisa kaabeyaasha dhaqaalaha isaga oo taa bedelkeeda tilmaamay in dalalka aduunku aanay iibin kaabeyaasha dhaqaalaha balse ay…
